29
views
views
DHAGAYSO:Wasiirka Caafimadka Puntland Oo Sheegay In Cidii Amaanka Wax U Dhimaysa Gacanta lagu dhigayo.
Number of View :18
Wasiirka Cafimaadka Puntland Ayaa Siweyn waxa Uu uga Hadlay Xaaladaha Amaanka Puntland iyo Howl galo dad Lagu Soo Qabtay oo ka Dhacay Magalada galkacayo.
Halkani Riix Dhagayso Hadalka wasiirka Caafimad Punrland Iyo Warbixin
Up coming
7
views
views
Somali Memo ─ Wararka kaimanaya Dalka Tanzania ayaa waxay shegayaan in tiro musliinta wadankasi aykalakulmeen Militeriga iyo poliska kadib markii ay muslimiinta kasohorsteen qorshe ay dowlada ay wadatay. Gudomiyaha Cibitalka kuyaala Gobolka Mtwara Mohamed Kodi ayaa shegay in Cisbitalka lasogaarsiyey Haweney xamilo ah oo xabad poliska caloosha ugu dhuftay kadib na geriyootay. "Waa run maanta waxaa nasoo gaaray maydad kale oo mid kamida ah ay tahay haweeney xamilo 7 bilood ah oo Poliska ...
30
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
5
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
18
views
views
Puntlandi ─ Kismaayo 25 may,2013–Pi– Sida ay warar hoose ku heleen Puntlandi Dowlada Jubaland waxay si toosa u joojiyeen Wafuuda Dowlada Federaalku usoo dirayaan dhamaan deegaanada Jubaland. Sida aan warka ku helney Dowlada Federaalka waxaa lagu wargaliyey in uusan Jubooyinka imaan karin Masuul aan ogolaansho ka heysan Dowlada Jubaland, Waxaa sidoo kale AMISOM lagu war galiyey ineysan Jubooyinka usoo diri karin Masuuliyiinta Dowlada ee aan ogolaanshaha ka heysan Dowlada Jubaland. Sida muuqata ...
5
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
5
views
views
Oodweyne News ─
2
views
views
Oodweyne News ─ Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Maayrirka xaasaskii, caruurtii, eheledii,qaraabadi ee uu ka baxay. Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo,dhamaan xaasaskii, caruurtii, eheledii,qaraabadi ee uu ka baxay. Marxuunku samir iyo iimaan inga wada siyo. Aamiin Aamin Aamin Md . Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI
8
views
views
Oodweyne News ─ Kismaayo (OWN)-maamulka Raaskanbooni uu Hogaamiyo Sheekh Axmed Islaam (Madoobe) ayaa ka codsaday Ciidamada Kenya ee kusugan Magaalada Kismaayo watana Magaca Ciidamada AMISOM in Magaalada Kismaayo Deg deg uga saaraan Masuuliyiin Dowlada katirsan oo kusugan Magaaladaasi. Kooxda Raaskanbooni oo awood Ciidan oo badan ku leh Magaalada Kismaayo ayaa Ciidamada Kenya ee horey ilaalada uga hayay Hoteelada ee dagnaayeen Masuuliyiin Dowlada Kismaayo u dirtay kacodsaday in Magaalada ka saaraan Dibna ugu celiyaan ...
8
views
views
Marka Cadey Net ─ C/raxmaan Farooel ayaa wuxuu markale uu maanta uu weerar afka ah uu ku qaaday Madaxda Dowladda Soomaaliya, oo uu markaan uu ugu yeeray inay yihiin kuwo qaswadayaal ah. Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole), oo aan ku qancin War Murtiyeedkii ka soo baxay Madaxda Urur Goboleedka Igad, ayaa wuxuu hadalo aflagaado [...]
8
views
views
Marka Cadey Net ─ Magaalada Kismaayo ayaa waxaa caawa laga cabsi qabaa inay ka dhacaan dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Ururuka Raaskambooni. Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Ururka Raaskambooni, ayaa waxay caawa laba goobood ka kala jooggaan Magaalada Kismaayo, iyadoo waqti kasta la filan karo dagaalo ka dhaca Magaalada. Labada Ciidan ayaa waxay kala jooggaan labada [...]