21
views

Dhagayso Barnaamijkii qiimaha badnaa ee Dhacdooyinka iyo qodobo Xasaasi ah,{Dhagayso}.

    HALKAN KA DHAGAYSO.

Read full story >>

8
views
VOA Somali ─ Caydaruus Cabdulle Cali-Feer oo ka mid ah 9 qof oo maxkamadda Federaalka ee Gobalka Minnesota ay xukunno kala duwan ku ridday, ayaa VOA uga waramay danbiga lagu helay iyo sanadaha lagu xukumay.
3 hours, 55 minutes ago
7
views
Somali Memo ─ Waxaa la ogaysiinayaa Muslimiinta dagan Gobalka Minnesota in Shir kadhacayo Maantay oo Axad ah Magaalada Minneapolis, shirkaas waxaa looga hadlayaa dhibaatada Sirdoonka Maraykanka (FBI) ay ku hayaan Muslimiinta iyo sida xuquuqda ay ku leeyihiin Maraykanka loogu tunto. Shirkaan waxaa lagu difaacayaa Muslimiinta Maraykanka dagan gaar ahaan kuwo dagan Gobalka Minnesota, waxaana si gaara loo sheegay Shacabka Soomaaliyeed in lagu difaaci doono. Dhawaan ayey ahayd Boqolaal Shacabka Soomaaliyeed ah markii ay ...
3 hours, 55 minutes ago
15
views
Somali Memo ─ Mu’asasada Al-kata’ib ayaa soo saartay qeybtii 2-aad ee isdaar maqal iyo muuqaal ah oo ku saabsan dagaaladii malxamadda ahaa ee ciidanka muslimiinta Jubbada Hoose kula galeen cadawga Kenya ee dalka kusoo duulay. Muntadayaatka Jihaadiga ah ee caalamka islaamka lahadla ayaa lagu baahiyay Filimka maqalka iyo muuqaalka ah oo diiradda lagu saarayo dagaal ay bilo ka hor ciidanka muslimiintu ka galeen deegaanka Dhoobley ee xad beenaadka dhaca. {youtube}ebndIEUK8yA|500|500|{/youtube} Inta filimku socdo ...
3 hours, 55 minutes ago
2
views
Somali Memo ─ Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay khalalaasaha kajira magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose oo ay gumeysi ku heystaan ciidanka Kenya. Sheekh Cabdi Raxmaan Xudeyfa waaliga Jubbooyinka oo shir Jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa sheegay in waxa kajira Kismaayo ay muujinayaan xumaanta gumeystaha iyo dadnima xumida dabadhilifyada Soomaalida ee cadawga la shaqeysa. Waaliga ayaa sheegay in dagaal oogayaasha iyo maleeshiyaadka Mooryaanta ah ay dhibaata xoogan ku ...
3 hours, 55 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ Garoowe (RBC RADIO) Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland ayaa Gobolada Puntland u kala dirtay Dhaqaatiir kor u dhaafaya 100 kuwaasi oo Hawlgal isugu jira Talaalid iyo daweyn ku sameyn doona Xoolaha ku nool miyiga si looga hortago Cuduro badan oo asiiba Xoolaha Xiliyada qaar kaasi oo suurta gal ay tahay in ay kala qaadaan hadaan laga gaarin oo ka hortag aan la samayn,Qorshaha Kooxdan ayaa ah in ay Talaalaan 4Malyan oo ...
3 hours, 56 minutes ago
13
views
Qurbe Joog
3 hours, 56 minutes ago
12
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
3 hours, 56 minutes ago
2
views
Puntlandi ─ Garowe(Puntlandi.com):- wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee Puntland ayaa wada barnaamij lagu samata-bixinayo Haweenka Qaadka iibsha ee ka shaqeeya gobollada Puntland. Arrintani waxaa aad loogaga arrinsaday kulan manta soo gabagaboobay oo mudo labo maalmood ah xarunta Wasaarada haweenka ee Magaalada Garowe uga socday haweenka qaadka iibsha oo laga kala casuumay dhamaan gobollada Puntland, waxaana aad loogu lafa guray sababa keena in haweenku ay aad uga shaqeeyaan ama ganacsigooda ugu badani ...
3 hours, 56 minutes ago
2
views
Puntland Voice ─ Garoowe(PV):-Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ka anbabaxay ilaa 20 kooxood oo dhaqaatiir iyo kalkaaliyayaal isugu jira kuwaasoo lagu wado inay deegaanada miyiga Puntland ka fuliyaan olole lagu talaalayo xoolaha nool. In ka badan 4 milyan oo xoolaha nool ah ayaa lagu wadaa in laga talaalo cudurada xoolaha ku dhaca gaar ahana kuwa ku dhaqan deegaanada dhanka miyiga ah ee dhulweynaha Puntland. Xarunta Wasaarada xanaanada xoolaha Puntland ayaa maanta lagu qabtay munaasabad ...
3 hours, 56 minutes ago
5
views
Puntland News 24 ─ Dawlada soomaaliyeed ee fadaraalka ah fadhigeeduna yahay caasimadii hore ee soomaaliya inta laga dooranayo caasimad [...]
3 hours, 56 minutes ago