24
views

Sheikh Cali Dheere oo maanta shir jaraa’id ku qabtay degmada Buulo Mareer.

Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sheekh Cali Dheere” ayaa wuxuu ka hadlay dagaaladii cuslaa ee laba habeen kahor Ciidamada Faransiiska ay kula galeen Deegaanka Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage “Sheekh Cali Dheere”, oo gelinkii dambe ee maanta qabtay shir jaraa’id, ayaa wuxuu kaga warbixiyay weerakii [...]

Read full story >>

18
views
Oodweyne News
7 hours, 14 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ TANZANIA:(OWN):-Xaflad aad lo soo agasimay oo ilyartu is qabatay oo loogu dabaal dagayey sanad guuradii 22aad ee ka soo wareegtay gooni isku taaga qaranimada jamhuuriyada Somaliland ee 18 may ayaa lagu qabtay magalada daresalam ee casimada dalka Tanzania. ugu horayn waxa xaflada furay mudane Mohamed Mohamud Elmi oo si diiran ugu soo dhaweeyey kuna bogaadiyey sida ay isu soo agaasimeen dadka reer Somaliland ee dhaqan dalka Tanzania. Kadib aayado quraan ...
7 hours, 14 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)-Madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland waxay sadex sano ku dhawaadkii xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo xilka haysay ka mid noqotay Ha’yadaha dawliga ah ee soo kabtay isla markaana tanaaday ee daboolay adeegii ay qaranka uga masuulka ahayd oo ah inay daabacdo dukumantiga cashuur qabashada ee dawladda dhexe iyo dawladaha hoose ee dalkaba. Sidoo kale waxay Madbacadda qaranku noqotay xarun ku filan inay bixiso mushaharka shaqaalaha ka hawl-gala oo xiliyadii hore mushaharku iska ...
7 hours, 14 minutes ago
4
views
Horufadhi ─ Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in aysan ogolaan doodin muushin bur burinaya qaranimada Soomaaliya, Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha ee maamul goboleedka Khaatumo oo ka hadlay arimo badan oo xasaasiya, Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya oo cabasho ka muujiyey falalka amni daro ee dhacaya gobolka [...]
7 hours, 15 minutes ago
5
views
Awdal Press ─ ‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814.   “I never waged a war on the Somali people, whether political, religious, and tribal or whatever… On the contrary, I was always searching for the common good of the Somali people; I was calling for the protection of the Somali people’s interest, their land and their sea… ...
7 hours, 15 minutes ago
3
views
Awdal Press ─ Daawo: Kulankii Wasiirka A/gudaha ee Somaliland uu la yeeshay Ugaaska iyo madaxda dhaqanka ee G/Awdal..
7 hours, 15 minutes ago
3
views
Awdal Press ─ Golaha wasiiradda ee IGAD ayaa maanta soo gabo gabeeyay shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa. Shirka ayaa looga dooday warbixin uu soo saaray guddi xaqiiqo raadis ah oo IGAD ay u dirtay Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Fowsiya Yusuf Haji Aden ayaa VOA u sheegtay in War-murtiyeed ka soo baxay kulankan wasiirrada lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shirweyne ay ka soo qayb-galaan dhammaan dhinacyada ...
7 hours, 15 minutes ago
15
views
WidhWidh ─ Farshaxaniistaha Caanka ah ee Amin Arts ayaa soo saaray Sawir uu ku muujinayo Qaabka Ay Dowlada hada Jirta ee Madaxweyne Xasan Sheekh wax u wado. Amin ayaa ku cabiran Fikirkiisa in dib loogu laabtay Colaadii iyo dagaalkii sokeeye ee 22 Sano dalku ku jiray dib inay ugu celinayso dowladda uu hogaanka u yahay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud
8 hours, 12 minutes ago
4
views
WidhWidh ─ Shahrukh Khan oo ah jilaa caan ah uu dhashay wadanka Hindiay kana tirsan shirkada filimada ee Bollywood ayaa lagu soo kireystay aduun lacageed oo aad u fara badan si uu uga qayb galo ugan ciyaaro xaflad aroos oo ka dhaceysay dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta. Sharukh Khan oo lagu naanesyo boqorka Bollywood ee dalka Hindia oo caan ka ah dalalka Carabta iyo qaybo badan oo aduunka ah ayaa la sheegay ...
8 hours, 12 minutes ago
4
views
WidhWidh ─ Michael Adebolajo and second suspect remain too badly injured to be interviewed over death of Drummer Lee Rigby. Detectives are still waiting to question two men arrested over the murder of Drummer Lee Rigby, the young soldier who was hacked to death in London on Wednesday. It emerged on Thursday that both of the men alleged to have killed Rigby had been known to the domestic security service MI5 and ...
8 hours, 12 minutes ago