46
views

Dhageyso:Hogaamiyaha Burcad Badeeda oo kashifay Xog dheer oo kadhaxeyse Burcad Badeeda iyo Sheekh shariif iyo Qaadashada…..

Number of View :18

Maxamed Cabdi Xasan Afweyne oo horey uga tirsanaa hogaamiyayaasha kooxaha burcad badeedda Soomaalida ayaa markii ugu horeysay kashifay in Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ka aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu siiyay Baasaboor Diblomaasi ah iyo arimo hoose oo siweyn ugu xamin jireyn beesha caalamka kana qarsaneyd shacabka soomaaliyeed

HALKAAN KADHAGEYSO

Read full story >>

3
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2 hours, 19 minutes ago
4
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
2 hours, 19 minutes ago
21
views
Somali Memo ─ Generaal Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo Madaxweyne ku xigeenka u ah Garabka Jubba land ee madaxda u yahay Axmed Madoobe ayaa wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga Alfurqaan. Fartaag ayaa sheegay in Ciidamii Kismaayo ku sugnaa la mideeyay oo haatan ay yihiin kuwa uxuub siibtay ciidanka dowladda Gobaleedka Jubbaland. “Ciidamada marka hore waxay kala ahaayeen laba guuto oo kala Raaskanbooni iyo kuwa magaca dowladda wata,iyagiina waala mideeyay haatana markay Maqleen ...
2 hours, 19 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─ Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay xornaanshaha wadooyinka qaar oo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka mamnuuceen adeegsiga gaadiidka dadweynaha arintaas oo saamayn ku yeelatay dhaq-dhaqaaqii ganacsiga xawliga ku socday ee wadada Makka Al-Mukarama oo loo diiday isticmaalka gaadiidka dadweynaha. Gudoomiye tarsan ayaa sheegay in dhawaan magaalada Muqdisho lagu arki doono ciidan gaara oo sugi doona amniga magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya,wuxuuna tilmaamay in ...
2 hours, 19 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─   Wajeer(RBC Radio) Shacabka ku dhaqan magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyiga barri ee dalka Kenya ayaa dhigay Mudaharaad ballaaran kaasoo ay kaga cabanayaan falalka amni xumo ee kusoo batay magaaladaas,boqolaal ruux oo u badnaa haween iyo Carruur ayaa iskugu soo baxay magaalada Wajeer kuwaas oo ka cabanayey amni xumada ka taagan magaalada Wajeer. Shacabka ayaa ku dhawaaqayey ereyo ka dhan ah dowladda dalka Kenya gaar ahaan ciidamada nabadgalyada ee booliska ...
2 hours, 19 minutes ago
6
views
Puntlandi ─ Garowe(Puntlandi.com):- Waxaa manta si rasmi ah dil toogasho ah loogu xukumay ragii dilay eebe ha u raxmadee Sheikh C/qaadir Nuur Faarax oo ka mid ahaa Culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya. Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee dawlada Puntland ee gobollada Mudug, Nugaal, Sool iyo Cayn ayaa manta dil toogaso ah ku riday ilaa todobo dhalinyaro ah oo lagu soo oogay dambi la xiriira in ay ahaayeen ragii ka ...
2 hours, 19 minutes ago
3
views
Marka Cadey Net ─ Hishiiskan oo ay kasoo shaqeyeen Wasiirada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxa Soomaaliya u saxiixay Ganaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida, Halka Dhanka Sudan uu u saxiixay Ganaraal Axmed Jumca oo isagana ah Gudoomiyaha Garsoorayaasha Ciidanka Qalabka sida ee Sudan. Hishiiskan oo ag Goobjoog ka ahaayeen Saxiixistiisa [...]
2 hours, 20 minutes ago
3
views
Marka Cadey Net ─ Mid kamid ah Ciidamada Militariga ee Dowladda Britain ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay Xaafada Woolwich ee Magaalada London ee dalka Britain. Askarigaan ayaa waxaa dishay laba nin oo loo maleynaayo inay asal ahaan ka soo jeedaan Qaaradda Afrika, iyadoo mid kamid ah raggii dilay uu ku qaylinaayay “Maalin kasta Ciidamada Britain waxay [...]
2 hours, 20 minutes ago
4
views
Marka Cadey Net ─ Waxaa soo badanaaya banaan baxayaasha maal mahaan ka dhacaaya Magaalada Muqdisho, iyadoo banaan baxyadu ay lee yihiin ujeedooyin kala duwan. Banaanbaxa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu taageeraayay laba arrimood oo kala ah, 50 sano guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ururka Midowga Afrika iyo fashilka ku yimid mooshinkii laga keenay Xukuumada Raa’isal [...]
2 hours, 20 minutes ago
4
views
Marka Cadey Net ─ Waxaa sii xumaanaaya khilaafaadka xoogan ee u dhaxeeya Saraakiisha sar sare ee Ururka Al Shabaab, waxaana laga cabsi qabaa inay dagaalo ka dilaacaan Magaalada Ceelbuur. Ururka Al Shabaab ayaa wuxuu xilligaan u kala jabay laga garab, garab taageersan Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo garab kaloo taageersan Amiirka Al Shabaab Axmed Cabdi Godane, oo loo yaqaano [...]
2 hours, 20 minutes ago