39
views

DHAGEYO: Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia Dr Tedros: Nabad Soomaaliya ka dhalataa waa nabad Ethiopia

Number of View :14

Dowladda Ethiopia oo hada hogaankeeda ay qabteen Madax cusub markii uu geeriyooday Ra’iisul wasaarihii dalkaasi ayaa fikiro kala duwan ka qaba arrimaha Soomaaliya.

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda Ethiopia Dr. Tedros Adhanom oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan nabada Soomaaliya ka soo bidhaameysa waxana uu sheegay in Soomaaliya oo nabad noqotaa ay tahay Nabada Ethiopia.

HALKAAN KADHAGEYSO

Read full story >>

1
views
Somaliland Org ─ Qeybtii labaad Hargeysa (Somaliland.Org)-Waa qaybtii labaad ee aynnu ku eegaynnay Waayaha Nololeed ee Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, waxaana socda qayb ka mid ah halgankii SNM iyo goob-jooggiisii shakhsi ahaaneed Wasiir Xirsi oo ka hadlaya qaar ka mid ah hawl-galladii ugu muhiimsanaa ee dhacay muddadii uu SNM ka tirsanaa ayaa yidhi “Runtii hawl-galladu dhammaan muhiim ayay, mid kastaana ka kale kama dhacayn. Laakiin haddiiba aan xuso waxa aan is-leeyahay waxa ugu waxtar ...
3 hours, 4 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─ Use Facebook to Comment on this Post
3 hours, 4 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ London May 24 2013 (SDN)– Dowladda Ingiriiska ayaa ka digtay qatar dhanka Amaanka oo ka imaan karta Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta taasi oo xiriir furan la leh Ururka AL Qaacidda. Wargeyska The Daily Tellegraph ee ka soo baxa dalka Ingiriiska ayaa kuwa ramaya in dowladda UK ayaa ka digeyso qataro Amaanka oo waqtigan la joogo ka imaan kara kooxda Al Shabaab ee ku biirtay Ururka Al Qaacidda. ...
3 hours, 4 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Gebilay 24.May (SDN) Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Gebilay Xubnaha Ururka Mujaahidiinta Sooyaal isla markaana ay Goob joog ka ahaayeen Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada Gebilay ayay Si adag uga Hadleen dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia. Xubnaha ka tirsan Jimciyada Mujaahidiinta Sooyaal ee Gobolka Gebilay waxa ay shirkaas ka cadeeyeen in Somaliland loo soo huray Dhiiga Shuhadada isla markaana ay diyaar u yihiin Difaaca qaranka ...
3 hours, 4 minutes ago
14
views
Puntlandi ─ Magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa ku shiray Wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka hadlay arrimaha Somalia iyo Jubooyinka. Guddi xaqiiqo raadin ah ayaa dhowaan ka soo noqday Muqdisho iyo Kismayo oo shirar kala duwan la galay madaxda DF, maamulka Jubaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Jubooyinka iyo Gedo. Waxay soo diyaariyeen warbixin dheer iyo talooyin halkaan hoose riix si ...
3 hours, 5 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Romelu Lukaku ayaa xaqiijiyay in uu soo dhaweynayo in uu u wareego kooxda Borussia Dortmund sida laga soo xigtay wargeyska El Mundo Deportivo ee Spain ka soo baxa . Laacibkaan haatan amaahda ugu ciyaara kooxda West Bromwich Albion kana tirsan kooxda Chelsea ayaa xiiseynaya in uu sameeyo tijaabo ah horyaalka Jarmalka . Laacibkaan Lukaku ee [...]
3 hours, 5 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Wargeyska Marca ayaa xaqiijinaya in Barcelona aysan sii xoojin doonin dalabkooda kooxda Santos ee ay ku doonayaan xiddiga kooxdaas ee Neymar , waxaana la tilmaamay in madaxa Barcelona Sandro Rosell uu amray madaxa ciyaaraha kooxdaas Raul Sanllehi in uu ka soo laabto Brazil oo uu si rasmi ah u xiro mowduuca Neymar . Barcelona ayaa [...]
3 hours, 5 minutes ago
4
views
4
views
Golis News ─ Mudisho (Golisnews) — Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee IGAD oo kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxay ku go’aansadeen in dowladda Somalia ay qabato shir deg-deg ah oo loogu yeerayo dhammaan qaybaha ay quseyso ee ku nool gobollada Jubbooyinka, si shirkaas uu uga soo baxo Road-map lagu dhisayo maamul KMG ah oo laga hirgeliyo Jubbooyinka. IGAD ayaa sheegtay inay ku taageerayso dowladda federalka Soomaaliya si loo waafajiyo ...
3 hours, 6 minutes ago
3
views
Golis News ─ Laascaanood(Gollisnews) — Ciidanka booliska magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xabsiga u taxaabay dad haween u badan oo ku sugnaa guri ku yaalla bartamaha magaaladaas. Dadkan ayaa la sheegay inay wadeen bandhig ay taageero ugu muujinayaan maamulka laga dhisay magaalada Kismaanyo ee gobolka Jubbada Hoose ee Jubaland sida ay HOL u xaqiijisay, Xaliimo Maxamed Cali oo iyadu ka ka mid ahayd dadkii halkaas joogay. Warar kale oo soo baxaya ayaa ...
3 hours, 6 minutes ago