27
views
views
Up coming
4
views
views
Wehel Media ─ (WMC) Dowlada Marayakanka ayaa sheegtay in ay sii yaraanayso Awooda Kooxaha Argagaxisada ah ee ka dagaalama Dalka Soomaaliya sidaa waxaa lugu yiri qudbad uu jeedinayay Madaxwaynaha Marayakanka Obaama . Waxa uu sheegay Mr Obaama in Dalka Soomaaliya ay ka jiraan kooxa tira yar oo xariir la leh Alqaacida hayeeshee waxa uu sheegay in Ciidama ka socda Uruurada Africa ay dagaal kula jiraan Kooxahaa Dowlada Maraykankana waxa uu sheegay in tageero ...
6
views
views
Wehel Media ─ (WMC) Xukuumada Soomaaliya ayaa ka dalbatay Xukuumada Dalka Itoobiya in ay tageerada ka joojiso ay siiso Maamulka Soomaaliland kadib markii sida la sheegay dowlada Soomaaliya waraaq qoraal ah u dirtay Xukuumada itoobiya . Warqad Qoraal ahayd oo looga dalbanayo Itoobiya in ay joojiso taageerada kala dhaxaysa Soomaaliland ayaa ka soo baxday Xafiiska Wasaaradda Arimha Dibadda Soomaaliya waxana la sheegay in itoobiya Soomaaliland ula dhaqanto sida Dal soomaaliya ka madax banaan. ...
4
views
views
Somalitalk ─ iyo Dawladda Soomaaliya oo aan weli hadalkaas ka jawaabin… Heikki Eidsvoll Holmås oo ka jawaabayey qoraal ku soo baxay jariidadda Financial Times ayaa sheegay in isku dayga xasilinta iyo nabadda Soomaaliya danta ay Norway ka leedahay uusan ahayn arrin la xiriirta shirkadaha Batroolka baara.
6
views
views
Qurbe Joog ─ Tokiyo May 24,2013(SDN)-Nin u dhashay dalka Japan oo dhawaan koray buurta Dunida ugu dheer ayaa noqdii ninkii u da’a weynaa ee buurtaa dhakada uga baxa. Yuichiro Miuraoo 80 jir ah ayaa Buurta Dunida ugu dheer ee Everest koray kiyoo uu weheliyo inan uu dhalay oo dhakhtar ah. Ninkan ayaanay aheyn markii u horeysay ee uu buurtan koro balse laba goor oo hore ayuu kiyoo mar 70 jir ah iyo 75 ...
3
views
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 24 2013 (SDN)– Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahanyahay wada shaqeyn dhex marta Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka si buu yiri culeyska dalka ka jira wada loogu dhameeyo. Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale tilmaamay in culeyska jira qof ama koox kaliya aysan wax ka qaban Karin, sida kaliya ee wax looga qaban karaana ay tahay in la muujiyo isku duubnaan, isagoona xusay madaxweynaha ...
4
views
views
Oodweyne News ─ P { margin-bottom: 0.08in; }A:link { } --> Hargeysa (OWN)- Falalka kufsiga ayaa sare u kacay magaalada Hargeysa iyadoo sannadkii 2012 iyo afartii bilood ee sannadkan horreeyey oo aanay bishan May ku jirin ay dhaceen 299 kufsi oo kala duwan. Xarunta Baahi-koob oo hoos tagta wasaaradda caafimaadka Somaliland kana shaqaysa wax-ka-qabashada iyo daba-galka falalka kufsiga, ayaa idaacadda Hirad u xaqiijiyey in sannadkii hore ee 2012-kii inay Hargeysa ka dhaceen 195 ...
6
views
views
Marka Cadey Net ─ Warbaahinta wadanka biriten oo si aad ah uga hadlaysay falkii lagu gowrtcay askari ka tirsan ciidamada biriten oo ku sugnaa konfur bari magaalada London ee casimada wadanka birtiten ayaa waxa ay shaaciyeen in labadii dhalin yaro ee falkasi ku dhaq dhaqaqday la rumaysan yahay in ay xirir la leeyihiin xarakada al-shabab ee Somalia. Warbaahinta iyo [...]
2
views
views
Marka Cadey Net ─ Kulan hour dhac u ah shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ayaa saacadaha soo aadan waxa uu ka furmayaa magaalada Adis Ababa ee xarunta wadanka erthiopia waxana qaadan doona wasiirada arimaha dibada dowladaha ku bahoobay IGAD. Howlka kulamdasi ay ka dhici doonan ayaa waxa goob joog noqon doona gudigii xaqiiqa raadinta ee urur goboledka IGAD ay [...]
4
views
views
Laacib Net ─ Chelsea ayaa soo bandhigeysa xiisaha ay u heyso ciyaaryahanka garabka ka ciyaara ee Turkiga Arda Turan, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Atletico Madrid. 26 jirkaan ayaa waxaa soo jiitay kooxdiisii hore ee Galatasaray, laakiin madaxweynaha kooxda Turkiga Unai Aysal ayaa shaaca ka qaaday inay tartan kala kulmayaan kooxda ka dhisan Stamford Bridge. Waxa uu yiri: [...]
15
views
views
Wehel Media ─ (WMC) Uruur Gobaleedka IGAD ayaa maanta lugu wadaa in kulan gooniya ka yeelan doonaan Maamulka jubaland ee dhawaan looga dhawaaqay Magaalada kismaayo ee Xarunta gobalka Jubada Hoose. Wafdigii dhawaan tagay Magaalada kismaayo ee Xaqiiqa Raadinta ahaa ayaa lugu wada in Uruur Gobaleedka IGAD ay ka war guri doonaan waxyaabahii ay ku soo arkeen Magaalada kismaayo Kulan aan caadi ahayn ayaa lugu wadaa in maanta iskugu yimaadaan wasiira Dibadeedka Uruur Gobaleedka ...
