13
views

[xisbigawadani-worldwide] badbaado qaran waa XISBIGA WADDANI

Kaalinta  loo baahan yahay BULSHADA SOMALILAND   in ay ka qaataan  badbaadada qaranka somaliland



Kaalinta   loo baahan yahay BULSHADA SOMALILAND meel kasta ha joogtee  in ay ka qaadan karaan soo

celinta,kalsoonida wadaniyiinta somaliland, xoojinta  iyo difaacida qaranimada somaliland waa muhiim aan laga

maarmin. Doorka wadanigu uu qarnimada dalkiisa badbaadinteeda uu ka

qaadan karo waxaan ku soo koobi karaa qodobadan hoose:


 In aqoonta iyo wacyigalinta wadadanigu uu horuumariyaa isaga oo ka badbaadinaya umadiisa reer somaliland

jahli keeni kara in qaranimada uu khatar ku noqdo


 In waddanigu uu yeesho dareen wadan-jeceyl ah kaas oo ku xambaari kara in

uu ka hormarin karo danta qaranka danihiisa khaaska ah iyo kan qabiilkiisa


 In uu qabyaalada ka fogaado, dhaqan wanaagsan oo midnimo iyo

walaaltinimo ah kula noolaado dhamaan reer somaliland  


  In uu ka fekero u gargaarida dadka

tabaaleysan ee dalka ku nool, waayo qaranku waa dadka


 In uu taageero islamarkaana u garabsiiyo cid kasta oo ku haboon in hogaanka

wadanka loo dhiibo,  sida XISBIGA WADDANI gaar ahaan waqtigan muhiimka  ah oo ay ummadda u baahan

tahay badbaado


 In uu Allah u baryo goor iyo dharaar kasta in uu ummadda u

naxariisto, una gargaaro, ictiraaf buuxana siiyo si ay u gaadhaan  horumar dhinac kasta ah


alaa mahad leh oo ina siiyay dal iyo dad wanaagsan

Abdirahmaan A Farah Al-maraci

gudoomiye ku xigeenka qaarada yurub

      ee XISBIGA WADDANI

   taageer.wadani@hotmail.com

               oslo norway

Read full story >>

9
views
WidhWidh ─ Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo. Riix Halkan Oo Daawo Muqaalka kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose ayaa saaka waxaa ka nasiyaya jaaliyada khaatumo iyo dadka kale ee ...
3 hours, 25 minutes ago
7
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad xariga looga jarayey dayactir lagu sameeyey xarunta maamulka degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay degmadaas,waxaana ka qaybgalay munaasabada lagu daah furayey dayactirka lagu sameeeyey xarunta degmada X/jajab qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada,maamulka degmadaas iyo maamulka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha degmada X/jajab Maxamed Cali Axmed ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin dib u dayactirka casriga ah ee lagu sameeyey xarunta maamulka degmada ...
3 hours, 26 minutes ago
12
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 18.May (SDN)Wasiirada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta iyo Cadaalada ayaa kala qayb galay Shacabka Ku Nool Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Xuska Munaasibada 18 May ee dib ula soo noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibadan Waxaa kale oo ka qayb galay Xidhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,iyo Golaha Deegaanka ee Balli Gubadle iyo Caasimada Hargaysa, Salaadiin iyo dadweyne Tiro badan. Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahin Xaaji Xasan iyo Maayarka Magaalada ...
3 hours, 26 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Borama 18.May (SDN) Tenth of thousands gathered independence square center of Borama celebrate excitedly for independence day of 18 May, students of universities, secondary schools National army ,and community sectors , young all woman and children come to gather side by side for one purpose in order to celebrate the independence of 18 May of 2013 which concedes 22nd anniversary of Somaliland , The ministries of industry, animal husbandry, agriculture, ...
3 hours, 26 minutes ago
9
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 18 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka hadlay Munaasabad lagu furayay Mashaariic dowlada Turkigu ka fulineyso Soomaaliya aya soo hadal qaaday Somaliland oo maata u dabaal dageysa 22-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay ka go’aday Soomaaliya inteeda kalae. Madaxweynha Soomaaliya ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda umada ayna tahay in meel la iska dhigao waxyaabihii la soo dhaafay lagana ...
3 hours, 26 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Burco 18.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Madax banaanida Somaliland ayaa u soo Jeediyay Bulshada ku Nool Magaaladaas inay Adkeeyaan Qaranimada Somaliland . Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu u mahadnaqay Ciidamada Amaanka ee Sugida Amaanka Wadanka Ku hawlan,Waxaanu Xusay ...
3 hours, 26 minutes ago
15
views
Puntlandi ─ Guddigii kalsooni dhisida IGAD ayaa maanta soo gaadhay magaalada Kismaayo. Guddiga markii ay yimaadeen magaalada Kismaayo waxay halkaas kula kulmeen madaxweynaha Jubbaland iyo kuxigeenkiisa, ka dibna waxaa loo gudbiyay goobtii shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo iyagoo halkaa kulumo kala gooni gooni la yeeshay salaadiinta, saxiixayaasha qorshaha maamul usmaeynta Jubbaland iyo ergadii dooratay madaweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoowe. Odayaashii dhaqanka ayaa waxaa la weydiidyay siday u arkaan maamulka Jubaland iyadoo gudidu qoranayeen ...
3 hours, 26 minutes ago
5
views
Puntland News 24 ─ Waxaa magaalada Qardho laga furay Hoteel Embeeyey oo si weyn ugu duwan hoteelada ku yaalo Puntland.Xafladii [...]
3 hours, 26 minutes ago
1
views
Lughaya ─               Stocholm(LUGHAYA.COM) Mujaahidka weyn Ee C/raxamaan Aw Cali Faarax ayaa Tahniyad Hambalyo Ah u diray shacabka somaliland iyo madaxda dalka kana waramay Taariikhda ay soo martay somaliland.
3 hours, 27 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Ilo wareedyo wargeysyada Talyaaniga ay qorayaan dhaawanahaan ayaa sheegaya in kooxda Juventus ay xiiseyneyso in ay la soo hishiiyaan weeraryahanka Man City ee Carlos Tevez. Xiddigaan oo sidoo kale magaciisa lala xariirinayay kooxda Monaco oo dhawaan heerka koowaad ee faransiiska timid laba sano ka dib ayuu wargeyska La Gazeta del sport sheegayaa in laacibka uu [...]
3 hours, 27 minutes ago