15
views

Cristiano Ronaldo Ma Ka Haajiri Doonaa Real Madrid? (By Jaahuur)

Real Madrid-Jan-14-2013-Saaxiibayaal barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku bildhaamineynaa xiddiga reer Portugal iyo Real Madrid Cristiano Ronaldo ma ka ruqaansan doonaa Madrid?

Xiddigan oo u ciyaari jirey Man United dhiilna la galay Bernabeu ayaa kontragkiisii(CONTRACT) ku egyahay 2015,laakiin wuxuu afkiisu ka xaday inuu ka haajiri doono isbaanashka.

Waan dhawri doona inaan ka baxo kontrageyga(Contract) taana la iskuma hayo,sidaana waxaa ka dhawaajiyey 27-tan jirkan Cristiano kuna cadeeyey (Website-ka Fifa) (HAGAAG WELL) intaa ka bacdina garanmaayo mustaqbalka wixii dhici doona.

Asxaabtay xiddigan reer Portugal ayaa ku biirey naadiga faca weyn ee Real Madrid 2009-kii ahaana ciyaayahankii ugu qaalisanaa aduunka waxaana ku kacay lacag dhan (80m-pounds) waxaana jeebka ku ritey Man United.

Hadddaba waxay u badantahay inuu xiddigan reer Portugal Cristiano Ronaldo ka qixi doono Real Madrid kontragiisa oon u dhamaan waana sida ay u badantahay.

W/ Qorey Jaahuur

qurbejoognews.com

jjaahuur@hotmail.com

 

 

 

Read full story >>

16
views
Wehel Media ─ Warar kale oo la xariiraUruurka Ahlusuna ee Gobalka Gedo oo Guul ka sheegtay Dagal Shabaab la galeen Dab Ka kacay Aqalka Cad ee Maraykanka Gen. Indha-qarshe oo sheegay in wax laga badalayo Qaabka Ciidanka XoogaGolaha Samatabixinta Puntland oo Dib u dhaca Doorashooyinka diiday Waxda Socdaalka Wadooyinka Bariga Itoobiya oo ka digtay Shilalka sii kordhaya Zemanta
3 hours, 18 minutes ago
4
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 22 May 2013; Kadib markii Maanta dib loo dhigay Mooshinkii ay qaar kamid ah Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ay ka keeneen Xukuumada ayaa sheegay in arimaha ku kalifay Mooshinka ay kamid tahay Awoodii fulinta in la iskugu keenay Xafiiska Madaxwaynaha isla markaana ay iska maamulanayaan kooxo yar, Xildhibaan Dr Ibrahim oo kamid ah xubnaha Mooshinka waday oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay Xukuumada awoodeedii Kooxo yar inay ...
3 hours, 18 minutes ago
3
views
Raxanreeb ─ Cabdiraxmaan SH Maxamed Gablax Cabdiraxmaan SH Maxamed Gablax oo RBC wareysi siiyay ayaa waxa uu uga waramay arimo ay kamid yihiin Dastuurka Puntland, Nidaamka Xisbiyada badan, & Nabadgalyada. Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing! Maxaad ku diidan tahay Dastuurka Cusub Puntland iyo Halka sano ee Xukuumada? Mudane Cabdiraxmaan SH Maxamed ayaa isaga oo ka warbixinaya diidmada xukuumada Madaxweynaha Puntland C/Raxmaan ...
3 hours, 23 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─   (KampalaSDN) . Ambassador, Cabdillaahi Cabdi Guhaad, oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay madashii lagu xusaayay munaasibadda 22-guuradda ka soo wareegtay 18-ka May oo Kampala ka lagu qabtay ,hadabo ambassador abdi laahi abdi guhad oo mar uu khudbad ka jeediyey xafladai 18 may sanad guuradi 22 aad waxa si rasmiya uu shaciyey inu isla cawa laga bilaabo uu iska casilay xilki uu mudada dheer Somaliland ka hayey ...
3 hours, 23 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 22.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada Dalka ee sanadkan oo ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Gobalada dalku uu ka dhici Doono caasimada dalaka mudadii hore loogu cayimay ee labada bisha soo socota ee juun . Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in tartanka ciyaaraha Gobolada oo ay ka qayb qaadanayaan 13ka Gobol ...
3 hours, 23 minutes ago
1
views
Puntland News 24 ─ Waxaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari shir ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta [...]
3 hours, 23 minutes ago
18
views
Oodweyne News ─ ninkaasi oo horana u ahaan jiray sarkaal ka tirsana ciidamaddii militeryga dawladdii militeryga ahayd ee Siyaad Barre. Col. Cabdilaahi Cilmi Mooge Xirsi wasiirka warfaafinta, boosaha, isgaadhsiinta iyo gaadiidka ee dawladda Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu ahaa ololeeyaha ugu weyn ee jabhadda ONLF isagoo sannadahii 1998-kii ilaa 2009-kii ahaa xoghayahii gaashandhiga marna noqday xoghayhii maaliyadda iyo isgaadhsiinta ee jabhadda ONLF. Sannadkii 2004-tii wuxuu Cabdillaahi Cilmi Mooge Xirsi wasiirka gaadiidka, warfaafinta iyo boosaha ...
3 hours, 23 minutes ago
2
views
Lughaya ─ Borama- LUGHAYA.COM- Waxa maanta magaalada Boorama markii ugu horaysay ku qabtay shir jaraa id gudida ciyaaraha ee gobolka Awdal oo dhawaan maamulka gobolku sameeyey kuwaasi oo u jeedada loo aas aasay ay tahay sidii ay boodhka uga jafi lahaayeen hanaanka sportiga Awdal mudooyinkan danbe halkii u hoosaysay maraya islamarkaasina siyaasada xukuumada dhexe ee sportiguna ay jahawreer uu ka jiro Hadaba Gudidan oo ay horyaalaan hawlo aad u farabadan islamarkaasina ay ...
3 hours, 23 minutes ago
3
views
Laacib Net ─ Jose Mourinho iyo Cristiano Ronaldo ayaa la ganaaxay min labo kulan, laakiin ganaaxaas waxa uu ka dhaqan galayaa kaliya Copa del Rey ama FA Cup. Labada nin ee reer Portugal ayaa waxaa laga saaray garoonka kulankii Real Madrid ay guuldarrada ka soo gaartay Atletico Madrid finalkii Copa del Rey jimcihii hore. Mourinho ayaa taribuunka waxaa [...]
3 hours, 23 minutes ago
10
views
Laacib Net ─ Madaxda kooxda Juventus ayaa caga dhigtay caasimada Spain si ay u sii wadaan wadahadalada ay kula jiraan weeraryahanka kooxda Real Madrid Gonzalo Higuain. Xiddiga reer Argentina ayaa ka mid ah weeraryahanada ay raadineyso kooxda heysata horyaalka Serie A xagaagan, agaasimaha guud ee kooxda Bianconeri Beppe Marotta iyo agaasimaha Isboortiga Fabio Paratici ayaa maanta u duulay [...]
3 hours, 23 minutes ago