30
views

Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Oo Imtixaan Ka Qaaday Shaqaale Maaliyadda Ah

Boqol iyo dhawr iyo siddeetan qof oo shaqaale ah oo ka shaqaynayey Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa  Imtixaan qiimayn ah, isla markaana lagu kala reebayo u fadhiistay Hoolka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee magaalada Hargeysa.

 

Shaqaalahan oo ay Hay’adda Shaqaalaha Dowladdu  ay Imtixaanka ka qaadaysay ayaa ah qaar ka mid ah Shaqaalaha Ku Meel-gaadh ka Ah ee Wasaarada Maaliyada Ka Howl Galayey Mudooyinkii Danbe Shaqaalahan Ku Meel Gaadh ka ah ee Wasaarada Maaliyada Oo Tiradoodu Dhamayd 185 Qof ayaa Wasaarada Maaliyada Uga Howl Galayey Si Ku Meel Gaadh ah.

 

Gudoomiyaha Hay ada Shaqaalaha Dowlada Nuur Sh,Muuse Ducaale ayaa Warbaahinta Warbixin Ka Siiyey Hanaanka ay Shaqaalahan Uga Qaadeen Shaqaalahan Tiradan badan Waxaanu Sheegay Gudoomiyaha Hay ada Shaqaalaha Dowlada Nuur Sh,Muuse Ducaale in ay shaqaalaha Ku Sugan Magaalada Hargeysa iyo Galbeedkeeda Mar ay Ka Wada Qaada yaan.

 

Gobolada Kale Barigana ay Hal Mar Ka Wada Qaadi Doonaan Imtixaanka .Waxaanu intaasi Ku Daray Gudoomiyaha Hay ada Shaqaalaha Dowladu in ay Wada Shaqayn la leedahay Wasaarada Maaliyada Dhinaca Kale Waxaa iygu Dusha Kala Socday Sida Uu imtixaanku U Socday Masuuliyiinka Ka Tirsan Wasaarada Maaliyada.

 Oodweynenews.com/Hargeysa

Read full story >>

3
views
BBC Somali
2 hours, 40 minutes ago
5
views
Awdal Press ─ Awdalpress – Kismaanyo – 19/05/13 – Dagaal culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay deegaanka Hosingoow ee gobalka J/hoose kaa oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkaasi ayaa qarxay ka dib markii ciidamada Al-shababa ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Laba qof ayaa halkaasi ku dhimatay tiro kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray, wuxuuna dagaalkaasio ahaa mid socday ku dhawaad 3-daqiiqo. Xaaladda saaka ...
2 hours, 40 minutes ago
15
views
WidhWidh ─ Waxaa Shalay magaalada Ceerigaabo Ee Maamulka Khaatumo Laga xusay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Ee 18ka May,Waxaana fashil wayn kala Kulmay Meeshiyaadka SNM Ee kusugan magaalada Ceerigaabo. Waxaana Gudaha Magaalada Ceerigaabo shalay laga dareemayay Jawi kacsan kadib Markii Maleeshiyaadka SNM Ay isku Dayeen Inay ka hotgaraan dadkan shacabka Ee maalinta nadaafada Xusayay magalaada ceerigaabo,Waxaana Jidadka Magaalada Lagu arkayay Gawaadhida dagaalka Oo ay Soodhoobeen Maleeshiyaadkaas. Ugu dambayntii maamulka Siilaanyo ayaa u fashilmay ...
3 hours, 40 minutes ago
18
views
WidhWidh ─ Wadamada Kenya iyo Itoobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State, ayaa waxa ay markii ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada loogu taagay Maamul Goboleedka Jubbaland. Haddii aan in yar horudhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland lo sameeyay, ayaa waxaay tahay Dowladaha IGAD oo ayagu khasaaroyin badan ay ka so gartay Argagixisada Somalia saldhiga ka ...
3 hours, 40 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Waxaa gaaray Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho iyo Kismaayo, waxaana ay kulamo la qaateen Maamulka Jubbaland garabka Axmed Madoobe, iyo odyaashii dhaqanka ee soo doortay Axmed Madoobe. Halkan ka Dhagayso Waxaa lagu wadaa saaka inay la kulmi doonaan Coll Barre Hiiraale iyo Taageerayaashii, si loo dhagaysato fikradaha ay qabaan. Suldaan Maxamed Bashiir Madoobe Yaroow oo kamid ah Salaadiintii doortay Coll Barre ayaa sheegay ...
3 hours, 40 minutes ago
18
views
WidhWidh ─ Horgal Xaabsade:”Reer Laas Caanoodow, SNM waa diideen, Madaxweynihii Somalia waa adin diiday. Halkee aadasaan??? Shacabkii LaasCaanood oo Ku Jawaabay, Waxaanu aadanaa ”Khaatumo State of Somalia”. Halkan Ka Daawo Video
3 hours, 40 minutes ago
2
views
WidhWidh ─ Waxaa xalay gudaha magaalad Wajeer ee waqooyi bari ee dalka kenya lagu toogtey sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda Kenya gaar ahaan kuwa mileteriga,waxaana la sheegey inay kooxo hubeysan ku toogteen gudaha magaalada Wajeer. Dilkan ayaa la sheegey inay fuliyeen koox ku hubeysneyd bistoolado,waxaana la sheegey inay markiiba ay ka baxsadeen meesha dilku ka dhacay,waxaana goobtaasi soo gaarey ciidamo ka tirsan ciidamada booliska magaalada wajeer, goob jooge ku ...
3 hours, 40 minutes ago
13
views
WidhWidh ─ Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose wararka ay shabakadda aarannews.com ka helayso ayaa waxay sheegayaan in magaalada Kismaayo laga dareemayo xaalad colaadeed iyo isku hub uruursi, sidoo kalena magaalada ay ka bilowdeen barakac xoogan oo ay sameynayaan dadka rayidka ah oo ka cabsi qaba in dushooda lagu dagaalamo, kuwaas oo si kmg ah u degaya banaanka magaalada Kismaayo oo ay is leeyihiin waad ku badbaadi kartaan. Xalay ayaa waxaa gudaha ...
3 hours, 40 minutes ago
5
views
WidhWidh ─ Waxaan halkaan idin kugu soo gudbinaynaa muuqaal la yaab leh oo ku saabsan asbuuca shactirada shirgada Google qeybteeda Youtube kaasoo oo uu ka qeyb qaadanayo nin aan dhanka shactirada ku caan bixin balse markii ugu horeeysay ee uu isku dayay inuu shactireeyo dad badan qosol la jiifteen. Youtube ayaa bilowday bandhig ay ugu magac dartay asbuucii shactirada, waxaa hordhaciisa kasoo muuqday nin caan ah oo murqeyste ah kaasoo marnaba aan ...
3 hours, 40 minutes ago
2
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
3 hours, 41 minutes ago