23
views
views
Xaflad sii heer sare ah loo soo agasimay oo loogu dabaal degayey xisbiwaynaha waddani ee mucaaridka ah oo lagu qabtay magaalada Bristol ee cariga ingiriiska
Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Xaflada Axmed Carab
Marka hore waxaan salaamaya Gudoomiyha xisbiga waddani madaxweeneheena mustaqbalka Diblumaasi C/Raxman maxamud C/llahi Ciro iyo gudoomiye kuxigeenka mudane Axmed Muumin Seed hogaanka sare madaxda heer gobol,heer degmo,xildhibaanada g/degaanka waddani,lamaha yurub,ameerica,canada,carabaha,afrikade kale iyo dhamanba tageerayaasha waddani waxaan lee yahay hambalyo waanaynu guulaysaney.waxaan kalo salaamaya madaxweneheena qaranka somaliland Axmed m.m Silaanyo,madaxwenenihii ka horeeyey Dahir Riyaale maxda xusbiyada qaranka iyo tageerayashoodaba waxaan illahay naxariistiisa ugu baryayaa biihii somalilaland ee xornimada C/raxman Axmed Cali iyo mideeyihii somaliland Maxamed haji i.cigaal Amiin.Xafladeena caawa waa munasabad aan ugu dabaal degayno uguna mahad celinayno dhamaanba tageerayashaya xusbiga ee guusha keenay shacabkana waxaan leenahay waad sugteen wadani waanu idiin soo baxay waxaad u hiiliseen wadajirka,waxwadaqabsiga iyo wadaniyada.
Oday Xaji Xassan Harun waxaan u mahad celiyaa dhamaanba tageerayaasha xisbiga iyo madaxda xisbiga kasoo so qayb galay xaflada cawa wanqasha guusha xisbiga ee ka yimi magaaloyinka soo dhawaada waad mahad san tihiin waxaan taageero kaliyo laaba iyo u diraaya dhamaanba hogaanka sare ee xisbiga iyo dhamaanba tageerayaasha waddani waxaan idin kula dardaarmayaa in loo baahan yahay inaan xisbiga isla garab taagno taageero dhaqaale.
Oday Maxamuud Maxamed Muumin
Waan salaamaya dhamaan xisbiga waddani madaxdiisa iyo tageerayaashiisaba waxan qaba in waddani yahay xisbiga kaliyee inoo soo kordhay markaa waa inaynu wada taageerno si buuxdaa inshaa xisbigu waa guulaysan doonaa
Gudoomiyaha Waddani U,k Saleeban Farax oo ka hadlay ayaa sheegay in dadaalka dheeraanka ah ee taageerayaasha xisbigu ay keen tay guusha xisbiga taasna uu uga mahad celinayo wuxuu gudoomiyuhu ugu baaqay wadaniyiinta somaliland inay xisbiga ku soo biiran kuna soo kordhiyaan xisbiga figrado furan iyo gacmo furan oo aynu ku gaadhno himilada xisbiga.
Gudoomiyaha Waddani Bistol U.K Saleeban Cali Bile oo ka hadlay xaflada marka hore hambalyo u diray dhamaanba madaxda iyo tageerayasha xisbiga guusha ay gadheen waxuu gudoomiyuhu dawlada ku dhaliilay in faragalin wayn ku samaysay doorashadii dhacday wuxuu gudomiyuhu ka tacsiyadeeyey shacabka dadkii ku dhintay dadkii xukuumadu ku dishay iyagoo cadaalad daro ka cabanaya wuxuu gudoomiyuhu shacab u bushaareeyey in doorashadii dacday isbadalka kaliyee laga helay at tahay xisbiga waddani oo inoo soo baxay markaa wanan waddani wada taageerno.
Wasiirkii Hore Warshadaha Maxamed Saleeban Wayne
Waxaan saxiibkay Cabdiraxman Maxamed C/llahi Ciro iyo dhamaanba madaxda sare iyo tageerayaasha xisbiga mucaaridka waddani waan idiin hambalyeynayaa xisbugu wuxuu u baahan yahay taageeradiina dhaqaale u hagar baxa dadku xisbiga iskaga soo biirin waxaa soo galay xisbiga waa hogaamiye oo ku sifoobay shaqsiyad nadiifa lehna xeeldherinamo aqooneed oo uu dalka iyo dadkaba wax ugu qaban karo.
Wasiirkii hore kaluumaysiga iyo dekedaha Dr.Maxamed Yasin
Marka hore waxaan salaan iyo hambalyo gaara idiinka sidaa gudoomiyeheena diplomaasi Cabdiraxman Maxamed C/llahi Ciro.reer bristolow waan idiin hambelyeynayaa waxaan salaan u dirayaa dhamaanba bahwayna xisbiga waddani waxaan kaloo salmaaya madaxwayneheena qaranka waxaan dawlada iyo shacabka jabuuti ka tacsidaynayaa geeridii gudoomiyihii baanka dhexe ilaahay samir ha inaga siiyo waxaanidiinku bushaaraynaa inaan xukuumada kulmiye lahayn tamar badan oo xukunka sifudud xukunka uga qaadi karno si sifo sharciya waxaa dhamaan xisbiga waddani kula dardarmayaa in laga feejignaado cayda madaxwaynehaa waayo maxad waynuhu waa astaanta qarankeena.
Gudoomiyaha jaliyada Bristol Axmednasir Xirsi
Waxaan salaamayaa dhamaanba madaxda iyo tagerayaasha xisbiga waddani waxaan lee yahay waxaynu wada nahay wadani in dadka in yar oo dan leh mooyee
Gudoomiyaha garabka dumarka waddani Bristol Marwo layla m Qulunbe
Waan idiin hambalyeynayaa dhamaan waddani waynu guulay sanay balse haday hawli inoo bilaaban tahay wali maynu gadhin himiladeenii waa in aynu xukun qabano diyaariya qadhaanka xisbiga
Madaxda sare Waddani Marwo Caasho Xuseen maraykan
Waxaan hambalyo u diraya dhamaanba xisbiga waddani reer bristolna waan idiinka mahad celinayaa sidaad xaflada u soo abaabusheen waxaan lee yahay u hagar baxa xisbiga
Xoghaynta dhaqaalaha Waddani Bristol Marwo Sabaax Ciyow
Waxaan farxada ciidan caawa hambalyo iyo salaanba ugu gudbinyaa dhamaanba madaxda sarsare iyo dhamaanba tageerayasha xisbiga waddani waxaan dumarka si gaara ugu sheegayaa in xisbigeenii inoo soo baxay waa xibiga qudhee inoo ogol boqolkiiba sodan soo dhawadaa oo kusoo biira Waddani.
Xubin gudida Waddani Bristol Marwo Khadra Muxumed
Waxaan salaamaya dhamaanba madaxda iyo tageerayaasha waddani waxaan lee yahay hambalyoMadaxda iyo waftida inooga timi gobolada kale waxaan lee yahay Welcome Waddani Bristol.
Xoghaya Waddani Bristol Mahad Cabdilaahi Bare
Waxaan salaamayaa dhamaanba hogaanka sare iyo Xildhibaanadeena cusub ee G/degaanka iyo xildhibaanadii codkooda xisbigu kusoo baxayba waa guushii labaad baa inoo soo hoyatay Shacabka reer bristol waxaan ka codsanayaa una soo bandhigaynaa inay xisbiga kusoo biiraan
Xubin Golaha Dhexe Maxamed Carab
Marka hore dhamaan waxan salaan iyo hambalyo u diraya hogaanka sare iyo taagerayasha xisbiga waxaan lee yahay waa guul aynu gaadhnay marlabaadka waxaan jaaliyada bristol ka tacsiyadaynaya geeridii inagu timi ee marxuun Caaqil maxamed Cade gude illahay samir iyo iiman ha inaga siyo aminSumada waddani waa waxaa inaga reeban cayda iyo aflagaadada.
Xubin Gudida Bristol Mustafe Ciyow
Waxaan idiinka mahad celinaya sida sharafta leh ee aad xaflada uga soo qayb gasheen waxaan u hambalyeynayaa dhaamba madaxda iyo tageerayaasha waddani waxaan reer bristol idinku soo dhawaynaynaa inaad wada waddani noqotaan.
Ahmed Carab
dalmaash@hotmail.com
Up coming
2
views
views
Bar Kulan ─ At least one person is reportedly killed, six others wounded after lorry crashed a luxury vehicle in the outskirts of Burco, the capital of Togdher region in northern Somalia. Deputy police commissioner in the area, Deq Abdi Yussuf who was speaking to Bar-kulan from the scene of the accident said that a lorry collided with [...]
9
views
views
Balanbal ─ London: Iyadoo todobaadyadii ugu dambeysay ay koox Xildhibaano ah wadeen mooshin ay doonayaan ay khal khalgeliyaan horumarka ay ku talaabsatay Xukuumada Raysal Wasaare Saacid ka gaartay dhanka siyaasada, arrimaha dibadda, cadaalada iyo garsoorka, fidinta siyaasada dawladda ee gobolada dalka iyo xoojinta midnimada Soomaaliyeed, ayaa waxaa la ogaaday in shaqsiyaadka ka dambeeyo fowdadaasi. Marka la eego shaqsiyaadka hor boodaya mooshinkan dhicisoobay ayaa dhamaantood waxa ay yihiin xildhibaano lagu xusay dhamaan warbixinadii ...
2
views
views
Balanbal ─ Muqdisho: Madaxwaynaha Maamul goboleedka Bartamaha Soomaaliya Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho kadib safaro uu ku gaaray dalalka Yurub. Maxame Xaashi oo la hadlay Saadaal Media kadib markii uu Muqdisho soo gaaray ayaa faah faahin ka bixiyay Safaradii uu ku gaaray dalalka Yurub. Waxaa uu sheegay dhawaan inuu gaari doono degmada Caabudwaaq, isagoo xusay Mashaariic badan oo deeganadaasi laGA fulin doono inay kala hadleen Wadamo ka tirsan ...
5
views
views
Balanbal ─ Birmingham: Waxa shalay (Axad) gudaha magaalada Birmingham ka dhacday munaasabada lagu tageerayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Col. Bare Aadan Shire “Hiiraale”, waxaana munaasabadaas ka soo qayb galay kumanaan ruux oo ka kala yimid gudaha wadanka Britain iyo dalalka kale ee qaarada Yurub. Munaasabadan oo ah mid aad u heer sareysa isla markaasna ay ka soo qaybgaleen shacab soomaaliyeed oo aad u badan kuwaasi oo ka soo jeeda gobollada Jubooyinka Iyo Gedo ...
5
views
views
Star Fm ─ Maxkamadda magaalada Bosaso ayaa xakuno kale duwan ku riday Kaluumeysatro u dhalatey dalka Iran iyo Niman Soomaali ah oo u shaqeynaayey kaluumeysatadaas. 78 qof oo u dhashey dalka IRAN iyo 12 Soomaali ah ayey ahaayeen eedaysanayaashii maanta maxkamadda la horkeenay, kuwaas oo ku eedaysnaa, in ay dhacayeen kheyraadka Puntland, Maxkmadda ayaa ka dhacdey Saldhiga weyn ee ay ku xirnaayeen, maadaama aan dhamaantood la horkeeni karin xarunta maxkamadda. Waxaa sidoo kale ...
4
views
views
Somali Memo ─ Warbaahinta Maraykanka sida Washington Post iyo Mareegyada Jaaliyadaha Maraykanka ayaa daabacay, warbixin ay soo saartay Hay’adda ugu weyn Dalka Maraykanka ee u doodda xuquuqda Muslimiinta ( Council on American-Islamic Relations (CAIR), waxay sheegtay Hay’addu in ay dacweynayso Qaadiga xukunka dulmigaa ku riday Gabdhaheenna Muslimaadkaa, Amina Farah Ali iyo Hawo Mohamed Hassan. Warbixinta waxaa lagu bilaabay sidaan, (The Council on American-Islamic Relations (CAIR), the nation’s largest Muslim civil rights and advocacy ...
3
views
views
Puntlandi ─ Dibadbax aad u ballaaran oo lagu taageerayay doorashadii Dowlad Goboleedka Jubbaland oo 15-kii bishan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, ayna kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee bulshada ee kasoo kala jeeda gobolada Jubooyinka, Punland ayaa gigilay Xerada Qaxootiga ee Xagardheer ee dalka Kenya. Kumanaan dad ah oo gacmaha ku watay calamada Maamulada Jubbaland, Puntland iyo calanka JFS iyo sidoo kale sawirada Madaxwaynaha cusub ee Maamulka Jubbaland ...
5
views
views
Oodweyne News ─
2
views
views
Nuxur ─ Wasiirkii hore ee arimaha gudaha iyo amniga qaranka dowladii kumeelgaarka Soomaaliya C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in khilaafka soo kala dhexgalay hogaamiyaasha alshabaab uu fursad muhim ah u yahay dowladda Soomaaliy,wuxuuna ka codsaday madaxda dalka iney ka faa’iideystaan fursadaasi qaaliga ah sida uu tilmaamay. C/samad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in khilaafka ka dhexjira uu yahay fursadii ugu wanaagsaneed ee suurta galka ka dhigeysa in alshabaab laga cirib tiro gayiga Soomaaliya ...
13
views
views
Marka Cadey Net ─ Madaafiic xoog leh ayaa waxay saqdii dhexe ee xalay lagu weeraray Madaxtooyada Somaliya, iyadoo aysan weli ka hadlin Dowladda Soomaaliya weerarkaan. Ilaa 10 xabo oo madaafiic ah ayaa waxaa xalay lagu weeraray Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia, waxayna inta badan madaafiicda ay ku soo dhaceen hareeraha Madaxtooyada. Weerarka madaafiicdaan oo lagu soo beegay xilli inta [...]






