21
views

OTTAWA COMMUNITY SOMALILAND SERVICES WAXAY TACSI TIRAANYO LEH U DIRAYAAN EHELADDII ,ASXAABTII,QOYSKII IYO SHACABKA JAMHUURIYADA JABOUTI MARXUUM JAAMAC MOHAMUUD XAYD.

Inaalilaah wa inaa ilayhi rajucuun geeridu waa xaq kulu nafsun daa,iqatul mawd.Gudoomiyaha Ottawa community Somaliland services Mr: Abshir Nuur wuxuu tacsi tiraanyo iyo murugo leh u dirayaa ,qoyskii,caruurtii walaaladii iyo ehelkiisii,xigaalkii ,gacalkii,asxaabtii,shacabka Somaliland iyo shacabka xukuumadda jabuuti. Geerida ku timid walaalkeen marxuum JAAMAC MAHAMUUD XAYD, Guddoomiyihii Banka Dhexe ee Jabuuti ,oo maalintii jimcaha ahayd 11,January ,2013ku geeryooday cusbital ku yaala magalada Nairobi ee dalka Kenya .

Waxaanu ilaha awooda leh uga baryayaa inuu marxuumka JAAMAC MOHAMUUD XAYD ,naxariistii janno Fardowsa ka waraabiyo ,danbi dhaafna u fidiyo eheladdii iyo qaraabadii iyo shacabka jabuuti ee uu kabaxay Samir iyo imaan ka  siiyo amiin ,amiin,amiin ,amiin,amiin 

bye Mohamed Ahmed Cige(mohamed case)

Read full story >>

1
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa dawlada Jabuuti hambalyo iyo bogaadin uga diray waftigii ay usoo dirtay ka qaybgalka xuskii 22 guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni isku taaga Somaliland ee 18-May, tilmaamayna in talaabadaasi ay muujnayso xidhiidhka walaalnimo ee ka dhexeeya shacabka labada dal Somaliland iyo Jabuuti. Suldaan Ibraahim Jamac Samatar waxa kale oo uu ugu baaqay xukuumada Somaliland in ...
4 hours, 16 minutes ago
7
views
WidhWidh ─ Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxwaynaha Dalka Jabuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle ayaa maanta ka dhacay Qaybo kamid ah Xaafadaha Magaalada Jabuti ee Caasimada Jamhuuriyada Jabuti. Riix Halkaan Ee Dhageeyso Maqalka Dadwayne kasoo horjeeday Natiijadii kasoo baxday Doorashadii Baarlamaanka Jabuti ee dalkaasi ka dhacday 22/02/2013 ayaa maanta socod dheer kusoo maray Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada jabuti. Afhayeenka Mucaaridka USN Axmed Reyale ayaa u sheegay Hiiraanka Banaanbaxani inuu yahay ...
5 hours, 14 minutes ago
8
views
WidhWidh ─ Wasiirada arimaha dibadda wadamada ku Bahoobay Urur goboleedka IGAD oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Midowga Africa ee Addis Ababa ayaa ku baaqay arinta Maamul u samaynta deeganada Jubbooyinka in looga danbeeyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Riix Halkaan Ee Dhageeyso Maqlaka Wasiirada ayaa ka dooday Warbixin ay soo diyaariyeen Guddi Xaqiiqo raadin ah oo loo diray Magaalada Kismaayo kuwaasoo soo indha indheeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii Sheekh Axmed Madoobe, isagoo ...
5 hours, 14 minutes ago
2
views
WidhWidh ─ In January 2012, the state of Khatumo Regional State was created, claiming to consist of Sool, Sanag and Ayn regions, and claiming affiliation with the Mogadishu-based government. These regions are subject to disputes over control between Khatumo, Somaliland and Puntland. Clashes between Somaliland armed forces and militias allied to Khatumo state displaced thousands of people. Thousands of people were displaced by fighting in Khatumo Region (eastern Somalia) between the Somaliland ...
5 hours, 14 minutes ago
2
views
Star Fm ─ Doorashada ku celiska ah ee kursiga Sanadka ee Countiga Makuweni ayaa la shaaciyay in ay dhici doono Bisha Julay 22 keeda ,sida laga soo xigtay saraakiil ka tirsan gudiga doorashada iyo xuduudaha. Ku dhawaaqistan doorshada ku celiska ah ayaa ka dambeesay kadib markii 27 biishii April uu geeryooday Sanatarkii countiga Mkweuni Mutula Kilonzo,. Gudiga doorshada ayaa qaban doono wargilinta sidii ay isku diyaarin lahaayeen xisbiyada siyaasadda 28 bishan may ,halka ...
5 hours, 14 minutes ago
6
views
Star Fm ─ Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya ,si ay wadamadaas uga codsadaan maxkamadda ICC joojinta kiisaska ay wajahayaan madaxweynaha dalkani kenya iyo ku xigeenkiisa. Warqadada Codsiga Kenya oo ay heshay wakaaladda wararka Reutires ,ayaa waxaa lagu sheegay in Maxkamadaynta Uhuru iyo ku ku xigeenkiisa ay halis ku yihiin daganaashiyaha dalka kenya ,islamarkaana ay carqaladeen karaan dadaalada dib u heshiisiintii dalka laga sameeyay, ...
5 hours, 14 minutes ago
4
views
Star Fm ─ Taliyaha Guud ee Booliska David Kimayo ayaa waxaa uu sheegay in ay Hormar ka gaareen sugida amaniga dalka gaar’ahaan goobihii ay ka dhacayeen Rabshadaha. Mr Kimayo ayaa sheegay in howlgalada Booliska ay ka Fuliyeen Countiyada Bungoma iyo Busiya ay ku soo qabteen 500 oo qof dhawaana maxkamad la soo taagi doono. Mar uu ka hadlayay Arimaha Gobolka waqooyi barri waxaa uu sheegay in ay raacayaan xogo muhiim ah oo la ...
5 hours, 14 minutes ago
2
views
Somaliland Org ─ Addis-ababa(Somaliland.Org)- Sarkaal ka tirsan dawladda Itoobiya isla markaana ah qoraa caan ah oo la yidhaahdo Dr. Yohanis Gebre Salase iyo Agaasime Komishanka Midowga Afrika u qaabilsan Beeraha oo reer Kamaroon ah Mr. Tanku Muri, ayaa maanta qado-sharaf u sameeyay Huteelka Helton ee magaaladda Addis-ababa Maareeyaha Guud ee Telefishanka qaranka Mudane Khadar Xasan Cali Gaas oo socdaal shaqo ku jooga Itoobiya. Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Khadar Xasan Cali Gaas oo ...
5 hours, 14 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Berbera May 24,2013(SDN)-Wadeyaasha Booyadaha Biyaha ee magaalada Berbera ayaa gadood ku xanibay Wakaalada Biyaha ee degmeda Berbera ka dib cabasho ka sameeyeen biyo la’aan magaalada ka jirta.    
5 hours, 15 minutes ago
17
views
Qurbe Joog ─ Kismaayo May 24,2013(SDN)-Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleed dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay ee Cabdilaahi Sh Ismaaciil ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waram khilaafka u dhexeya Jubaland iyo dawlada Dhexe ee Soomaaliya.  
5 hours, 15 minutes ago