views
Feysal Cali Waraabe oo kaga jawaabay hadal ka soo yeeray Cabdiraxmaan Faroole:-”Haddaad go’eyso waxbo annaga ha isku kaaya dhajin” (Daawo)
Muqdisho: Guddoomiyaha xisbiga Ucid ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal maalintii Jimcaha ka soo yeeray madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo ugu baaqayey maamulka Somaliland in ay wada-hadal la galaan, xitaa haddii ay rabaan ay isla go’aan haddii ay isla meel dhigaan sida uu Faroole warkiisa u dhigay.
Hadalka Cabdiraxmaan Faroole oo dad badan ka careysiiyey ayaa Feysal Cali Waraabe wuxuu ku tilmaamay wax aan caqliga galeyn, isagoo sheegay in Puntland ay tahay gobol Somalia kamid ah, go’i karinna.
Wuxuu Feysal sheegay in haddii uu Faroole maamulkiisa goynayo uusan Somaliland waxbo ku darsan oo uusan isku dhajin.
Hoos ka daawo jawaabta Mr. Waraabe.
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views