13
views
views
Alleged militants arrested in Beledweyne
Somali forces in central town of Beledweyne on Sunday arrested 25 alleged Al-Shabaab sympathizers who were out to destabilise the region. The suspects, all youths, were arrested while travelling in a vehicle from Galkayo town, according to the area police boss Col. Issack Ali Abdulle. Abdulle said they believe the suspects have links with Al-Shabaab [...]
Up coming
1
views
views
Star Fm ─ Wargeyska Telegraph ayaa ku adkeeysanaya in ay hayaan xog ku aadan in ay suura gal tahay in daafaca Chelsea David Luiz uu u dhaw yahay dhawaan in uu ka huleelo kooxda Chelsea. Waxa uu wargeyskaan sheegayaa in Jose Mourinho oo laga yaabo in uu qabto hogaanka kooxdaas Chelsea xilli ciyaareedka dambe uusan diidi doonin in laacibkaasi kooxda ka tago balse ay muhiim tahay in ay helo badelka Luiz . Warka ...
1
views
views
Star Fm ─ Naadiga PSG ayaa diyaarinaya lacag dhan 100-milyan oo gini si ay ugu soo jiidaan kooxda xiddiga kooxda Man United ee Wayne Rooney . PSG ayay ka go`an tahay in weeraryahan kale oo la bar bar ciyaara Zlatan kooxda ku soo xoojiyaan iyaga oo geed dheer iyo mid gaaban u fuulaya in United ku qancinayaan in ay ka kaaftoomaan laacibkaasi . Rooney ayay warar hore sheegeen in uu codsaday in kooxda ...
1
views
views
Star Fm ─ Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain ayaa carabka ku adkeeyay in kooxda aysan u lutin bixitaankii Van Perise ee Man United balse taas badelkeeda ay ka sii xoogeysteen qaabkii ay ahaayeen waqtigii uu joogay Van Persie . Van Perise ayaa 37-gool u dhaliyay Arsenal xilli ciyaareedkii hore halka kaalinta 3-aadna uu keenay Arsenal iyadoo ka dib 24-milyan oo gini uu ugu wareegay kooxda Man United . Inkastoo ...
1
views
views
Star Fm ─ Dowlada dalkani Kenya ayaa waxa loogu baaqay in ay dib u bilaawdo diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee xuduudaha ka soo talaabaya iyo kuwa magaalooyiinka waawayn . Hay’ada caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadnaha Amnesty international ayaa waxay dowlada dalkani Kenya ku boorisay in ay diiwaan galinta qaxootiga soomaalida ah ee xuuduudada ay dib u bilaawdo si dadka qaxootiga ee colaada soomaliya ka soo cararaya ay u helaan caawin ...
1
views
views
Somali Memo ─ Almujaahid Walaalkeen Abwaan Abuu Faadumo ayaa suugaantiisa ku difaacay Khayraadka Muslimiinta Soomaaliya, wuxuuna tilmaamay dimanaanta Soomaalida iyo sida aysan ugu baraarugsanayn boobka lagu hayo Khayraadkooda, Ilaahay ha xiftiyo,Walaalkeen waxaad la socotaan in uu Habayn iyo Maalin ku difaacayo Xigmadda Ilaahay siiyey Diinta Allah iyo Muslimiinta Xaq u dirirka ah. Wuxuu yiri Abwaan Abuu Faadumo. Xaraash weeye xeebihi dalkiyo xoolihii yiile Xukuumaad camiilaa heliyo xulufo shaydaane Shacabkuna xasasiyad malahan mana xumaadaane ...
3
views
views
Somali Memo ─ Wax lafilayay ma aheyn in bartamaha magaalada London xarunta Ingiriiska dharaar ah lagu toogto askar katirsan xukuumadaasi caan ku ah dagaalka ka dhanka ah muslimiinta. Wararka ka imaanaya ingiriiska ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe ruux ku hubeysan baangad uu weerar ku qaaday goob saldhig ah oo ay askar ingiriis ah ku sugnaayeen Koonfur bari ee magaalada Lonodn. Warbaahinta ingiriiska waxay sheegeen in ruux muslim ah oo baangad weyn wata ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Xuska Sanad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay aasaaska ururka Midowga Afrika ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan taliska ugu weyn ciidanka AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee Xerada Xalane. Munaasabada ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweynah dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,munaasabadda ayaa waxaa soo abaabulay xafiiska Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ee uu hormuudka ka yahay safiirka midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Bannaanbax lagu taageerayey baajinta Mooshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho boqolaal ruux oo ka mid ah dadweynaha degmooyinka kala duwan ee gobolka Banaadir ayaa socod dheer saaka ku maray wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho kuwaas oo markii danbe iskugu ururay Barxadda Sayidka ee ku dhow afaafka hore ee aqalka baarlamaanka Soomaaliya. Shacabka dibadbaxa dhigayey ayaa waxa ay wateen boorar ...
2
views
views
Raxanreeb ─ Garoowe (RBC RADIO) Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidanka Qalabka Sida ee Puntland ayaa Maanta 7 dhalinyaro ah oo lagu soo eedeeyey in ay ka dambeeyeen Dilkii (AUN) Sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo 15kii Fepruary lagu dilay Masjid Beder ee ku yaala Magaalada Garoowe xilli uu u taagnaa Salaada Casar ayna ku beegnayd Maalin Jimce ah ku xukuntay Dil Toogasho ah. Xukunkan oo aysan Saxaafada Goob Joog ka ahayn ...
12
views
views
Puntland Voice ─ London(PV);-Wararka laga helayo xaafada greenwich ee east London ayaa sheegaya in halkaasi wiil Soomaali ah uu ku bireeyay askari ingiriis ah. Xaafadaani ayaa waxaa ku badan soomaalida waxaana iminka ka taagan cabdi badan oo soo wajahday soomaalida halkaasi ku dhaqan kadib markii uu dhacay dilkaani. Sida warbaahinta dalkaasi hadal heyso Wiilka Soomaaliga ah ayaa ka careysan ciidmada ingiriiska ee musliinta ku laaya dalalka Muslinka ah ee ay ciidamada Britain iminka ...