13
views
views
Up coming
2
views
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
7
views
views
Somali Memo ─ Guutooyinka Qaraxyada ee ugaarsiga gaarka ah ku haya Maleeshiyaadka DFta ayaa weli sii wada Weerarada ay ku qaadanayaan fariisimooyinka iyo xarumaha ay dagan yihiin Maleeshiyaadka Soomaalida ee dabadhilifka ah u ah Afrikaanta Soo duushay. Qarax xoogan ayaa fiidkii hore ee xaley lala beegsaday koox Maleeshiyaad ah oo ku sugnaa Isogeyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, Iyadoona halkaas waxyeelo kala duwan ay ka soo gaartay Maleeshiyaadka weerarka lagu qaaday. Sidoo kale Wararka ...
2
views
views
Raxanreeb ─ Beledweyne(RBC Radio) Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee .gobolka Hiiraan ayaa awaamiir adag kasoo saaray dadka wata dharka shacabka ee hubka ku dhexqaata magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaas oo ay maamulka iyo saraakiisha ciidanku ay ka wadaan dadaalo isdaba joog ah oo ay ku doonayaan iney ku xaqiijiyaan sugida amniga magaalada Beledweyne oo soo hagaagayey bilihii u danbeeyey. Taliyaha ciidamada booliska magaalada Beledweyne Cali-dhuux Cabdi Mahad Alla oo warbaahinta la ...
15
views
views
Puntlandi ─ Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in taliyaha ciidamada xooga dalka soomaaliyeed Jeneraal Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo kamid ahaa wafdigii dowladu ka soo dirtay magaalada Muqdisho uu maanta la kulmay Taliska AMISOM, ka dib markii lagu eedeeyay in ciidamadii dowlada ee ku sugnaa magaalada Kismaayo uu qaab beel ula kalashiray islamarkaan uu kalafaquuqayo. Taliyaha ayaa la sheegay inuu wado qorsho uu ku kala qeybinayo ciidamada ku sugan magaalada Kismaayo ...
4
views
views
Puntlandi ─ Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Australia u fadhiya Kenya Geoff Tooth ayaa shalay soo gaaray magaala madaxda Puntland ee Garowe, waxana garoonka ku soo dhoweeyey wasiiro iyo saraakiisha madaxtoyada. Booqasho ayuu ku tagay xabsiga Garowe oo dhismihiisu socdo, waxana sidoo kale uu la kulmay wasiirka dekedaha iyo la-dagaalanka burcad badeeda Eng.Siciid Maxamed Raage oo ay ka wada hadleen qaabka ay Australia Puntland taageero u siin karto. Xarunta Madaxtoyada Garowe ayuu shalay ...
13
views
views
Oodweyne News ─ London (OWN)-Wasiirka Afrika ee Xafiiska Arrimaha Dibadda ee dowladda Britain, Mark Simmonds, ayaa galabta si toosa uga jawaabay su’aalo u furnaa in qofkii doonaa weydiiyo. Wasiirka oo isla markaana ah mudane Baarlamaanka oo la soo doortay ayaa qiyaastii 45 waxaa uu toos uga jawaabayay su’aalaha lagu soo weydiiyo twitter. Su’aalaha la weydiiyay oo fara badnaa kama wada jawaabin. Jawaabihiisana midna kama badneyn 140 xaraf oo meelaha bannaan lagu tirinayo – ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Xukuumadda Somaliland ayaa cafis siidayn ah u fidisay ragii lagu xukumay dhacdadii sannadkii hore ka dhacday bariga Hargeysa ee lagu weerary ciidanka qaranka. ragan oo laba jeer xukuno kala duwan ay ku kala rideen maxakamadda darajada 1aad ee ciidanka qaranka oo iyadu ku riday markii hore xukuno dil iyo xabsi daa’in ah taasi oo ay muddo ka dib wax ka bedel ku samaysay iyada oo xukun u dhexeeya ...
1
views
views
Oodweyne News ─ Dunidda horumartay waxay isku dhaaftay ka faa’iidaysiga dhalinyaradeedda iyo hawlgalinteedda si kartidda iyo firfircoonaanta ay leeyihiin u galiyaan horumarinta ummadooda, taasina waa ta keentay goobaha laga hawlgaliyo ay ka muuqdaan. Saddex sanno ka hor mar aan booqasho ku tagay Dawlad deegaanka Soomalidda Itoobiya waxaan ka qoray warbixin ka hadlaysa horumarka la taaban karo ee laga hirgaliyey, taas oo aan muujiyey inay muddo gaaban laga hirgaliyey mashaariic farobadan oo la taaban ...
8
views
views
Murtimaal ─ Fanaanka caanka ah ee da,da yar cawaale aadan ayaa tani iyo markii xiisada siyaasadeed ay ka holacday dalka jabuti bilaabay in uu dab kusii huriya xisadasi isago so qaadaay heeso badan oo shacabka reer jabuti uu ku kicinaya si ay ula dagalamaan madaxweynaha xukunka haya ee jamhuriyada jabuti usmaciil Omar Gelle, Al fanaan cawaale ayaa hees usoo qooday ku aflagadeeyay madaxweynaha jabuti ismail omar gelle iyo marwadiisa Khadra Xayd DHAQANKA ...
1
views
views
Marka Cadey Net ─ Dagaalo culus oo khasaaro kala duwan sababay ayaa waxay ka dhaceen Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo Ciidamada Amisom ay weeraro lixaad leh kala kulmeyn Ciidamada Ururka Al Shabaab. Ciidamada Ururka Al Shabaab oo ku hubeysan gaadiid dagaalada ayaa waxay xalay weerar ballaaran, ay ku soo qaadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Amisom, ee fariisimaha ku leh [...]

