views
Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabey hadalkii Madaxweyne Faroole (Daawo)
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Somaliland Faysal Cali Warabe ayaa ka hadley hadal dhawaan ka soo baxay Madaxweynaha Puntland kaas oo ku aadanaa, in uu jiro wada hadal hoose oo u dhexeeya Somaliland iyo Puntland, waxana Madaxweynaha Puntland sheegay in ay muhim tahay in ay wada hadlaan iyaga iyo Somaliland, markaas ama ay isla go’aan ama ay Somali wax ku wada darsadaan, taas oo loo arkey baaq Madaxweynuhu u diraayo Somaliland.
Siyaasiga laba jeer isu sharaxay xilka Madaxweynaha Somaliland Faysal Cali Waraabe isla markaana hoggaamiya Xisbiga UCID oo la weydiiyey arrintaas sida uu u arko ayaa sheegay in Faroole riyoonayo, daawasho wacan:
Horseed Media 2013
Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabey hadalkii Madaxweyne Faroole (Daawo)
Up coming
views
views
views
views
views
views
views
views
views
views