27
views
views
Faroole oo bahdil tii ugu Weyneyd Ku dhacday kadib markii hadal Kulul Hawada usoo mariyeen Siyaasiyiinta isaaq(Top Video)
Faysal Cali Waraabe oo ka mida siyaasiyiinta beesha Isaaq ayaa si isku kalsooni iyo dhiiranani ka muuqato u bahdiley hogaamiyaha beesha Majeerteen Faroole. Hadalkan ayaa imanaya kadib markuu horjooge Faroole ku faaney in iyaga (Majeerteen) iyo hogaamiyayaasha Beesha Isaaq uu wada hadal u socdo, ayna ka wada go’i doonaan soomaaliya, isagana dhowyihiin somalida kale. Hadalkan [...]
Up coming
6
views
views
Awdal Press ─ Daawo: Xasan Sh Maxamuud oo ka hadlaya Somaliland iyo Jubaland…
1
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Boosaaso) 19 May, 13–Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno kala duwan ku ridey 92 qof oo 81 ka mid ah ay u dhasheen Wadanka Iiraan kuwaas oo si sharcidaro ah uga kalumeysanayay xeebaha Soomaaliya. Dadka ka la xukumay oo 81 ay ahayeen ajaanib u dhalatay dalka Iiraan halka 11 kalane ay ahayeen Soomaali la socotay doomaha ay wataan dadka u dhashay dalka Iiraan ee sida sharcidarada ah uga ...
3
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Sydney) 19 May 13–Dowlada Australia ayaa shaacisay inay ka qeyb qaadaneyso hormarka iyo caawinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed ee dagaalada iyo abaaraha Saameynta ku yeeshay. Dowlada Austaralia ayaa Golaha amaanka ee Qaramada u sheegtay inay u istaageyso sidii Soomaaliya ay dib ugu hanan lahayd heykalkeedii dowladnimo iyo nidaamkii iyo kala danbeytii dalka ka jiray. Wargeyska The Australian ee ka soo baxa dalkaasi ayaa qoray in xukuumada Australia ay u bisishahay ...
1
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Muqdisho) 19 May, 13–Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta lagu qabtey Hotelka Shamow ee magaalada Muqdisho,iyadoo ay kasoo qeybgaleen dhamaan kooxaha hoos taga xiriirka,madax ka socota GOS,bahda saxaafadda iyo marti sharaf kale. Shirweynaha oo lagu dooranayey gudoonka cusub ee Xiriirka kubadda Gacanta ayaa waxaa halkaasi lagu soo bandhigey waxqabadkii xiriirkaasi mudadadii 4-ta sano ee lasoo dhaafay,waxaana warbixin ka aqriyey Maxamed Xuurshe Eenow oo ahaa gudoomiyihii xiriirkaasi isla markaana ...
4
views
views
Somaliland Org ─ Faallo: Qalinkii Xassan Cumar Hoorri 18kii May 2013 oo ku beegnayd sannad-guuradii 22aad ee la soo noqoshada qaranimada Somaaliland waxaa si weyn looga xusay dalka gudahiis iyo jaaliyadaha shanta qaaradood. Yididiilada iyo farxadda waxaa Somaaliland la wadaagay inta badan qoomiyadaha Somaaliyeed meel kasta oo ay joogeen iyadoo dawladaha qaarkoodna u soo direen madax ka qayb gasha munaasibadda. Hase ahaatee, waxaa ayaan-daroo weyn ah Madaxweynaha Dawladda federaalka Somaaliya in uu warbaahinta ...
4
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
4
views
views
Laacib Net ─ Agaasimaha kooxda PSG Leonardo ayaa xaqiijiyay wararkii xanta ahaa ee sheegayay in tababare Carlo Ancelotti uu doonayo inuu u dhaqaaqo Real Madrid, inkastoo uu sheegay in kooxda Paris ka dhisan ay dooneyso inuu sii joogo. Warar ka soo baxayay France ayaa sheegayay in tababaraha Talyaaniga uu la kulmay milkiilaha kooxda Nasser Al-Khelaifi, waxaana Leonardo uu [...]
8
views
views
Horufadhi ─ Tanyo halgankii hubaysnaa ee ka jiray Gobolada Khaatumo Waxaa jiray dad Badan oo lafdhabar u ahaa ama hormuud u ahaa horu Marinta Iyo dhiirigalinta shacabka Khaatumo Waxaana Laga Xusikaraa oo Kow ka ah warbaahinta Khaatumo,oo ay ka mid yihiin , idaacado,Wabsetyo Iyo waliba mida Maqal iyo muuqaalka ah, oo ay shakhsiyaad dhalinyaro ah oo fir [...]
8
views
views
Horufadhi ─ Hooyo dhashay Wariye Somalia lagu dilay oo cadaalad dalbatay+Dukuminti Fadeexo Hooyo dhashay Wariye Muqdisho lagu dilay sanadkii hore ayaa Dowladda Federalka Somalia ku eedeeysay Cadaalad daro iyo laaluush qaadasho. Hooyadaan oo lagu magacaabo Khadija Mohamed waxay tilmaamtay inay Laamaha amaanka Dowladda Somalia u gudbisay dacwad ka dhana shaqsiyaadkii dilay Wiilkeeda si cadaalada la horgeeyo hasse [...]
5
views
views
Ciyaaro ─ Carlo Ancelotti ayaa sheegay inuu ka tagayo shaqada Paris St-Germain isla markaana uu xilka kala wareego doono Jose Mourinho kaasoo boorsooyinkiisa ka qaadan doona Real Madrid, sidaasi waxaa ku soo waramay agaasimaha ciyaaraha PSG Leonardo. Mourinho wali isaga ayaa ka taliya Bernabeu laakiin waxaa lala xariirinayaa inuu ku laaban doono Chelsea. “Carlo wuxuu codsaday inuu ka tago PSG isla markaana uu aadayo Real Madrid laakiin waxaan rabnaa inuu joogo,” Leonardo ...