85
views

Daawo Video:Nuxurka Meelo Badan Qudbadii Xalay Madaxweynaha ee London

Waxaa xalay Munaasibad soo dhawayn ah loo sameeyay Wafdigii Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ee baryahaan safarada shaqo ku jooga dalka Britain. Xafladda ayaa waxaa ka soo qeybgalay Soomaali kummanaan ah oo ku nool UK, kuwaasi oo hoolka uga soo xaariday in ay maamuus sarreeya u sameeyaan Madaxweynaha iyo wafdigiisa. Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ah [...]

Read full story >>

1
views
Badweyn ─ Number of View :12Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgalay xaflad lagu xusayey 50 guurada Midowga Afrika. Xafladan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay Safiirka Midowga Afrika, Safiirka Djibouti u fadhiya Soomaliya oo isla markaana ah Madaxa safiirada Muqdisho, Safiirka UK iyo Safiirka EU iyo Diblomaasiyiin kale. Waxaa sidoo kale ka qeybgalay Guddoomiyaha Gobolka Banadir. Madaxweynaha oo khudbad dheer ka jeediyey ayaa sheegay in ...
1 hour, 7 minutes ago
1
views
Awdal Press ─ Daawo: Xanta Suuqa ku jirta ee la leeyahay waxaan sugaynaa Wasiirka Arimaha gudaha iyo magbaa la qaadanayaa waxba kama jiraan, Waxgaradka Xariirad..
1 hour, 7 minutes ago
4
views
WidhWidh ─ Joint Terrorism Analysis Centre will convene, in wake of killing and al-Qaida martyrdom video rhetoric heard on London street. Counter-terrorism officers and security officials will doubtless fear that Woolwich fits into the category of crime that they can do little to thwart; random, lone-wolf, unsophisticated attacks, conducted by people who are not on the radar of the police or MI5. The spectrum in which investigators will be working now is ...
2 hours, 4 minutes ago
3
views
WidhWidh ─ Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo shir Guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa looga hadlay xaalado badan oo ka jira dalka Soomaaliya. Kulanku markii uu soo dhamaaday ayaa waxaa Saxaafadda la hadlay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) wuxuuna ka hadlay arimaha uu dalku marayo. Halkan Ka Dhagayso
2 hours, 4 minutes ago
1
views
Wehel Media ─ (WMC) Munaasabad lagu xusaayay 50-guuradii kasoo wareegatay Aasaaskii Ururka Midowga Africa ee (AU) ayaa Maanta waxa ay ka dhacday Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho, iyadoona xafladaasi ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin sar sare oo uu ugu horeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xassan Sheekh Maxamuud, Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Saalax “Anadhif” Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Saraakiisha Ciidamada AMISOM, iyo marti sharaf kale. Madaxweynaha ...
2 hours, 4 minutes ago
1
views
Wehel Media ─ MOGADISHU, SOMALIA—The Elman sisters are bathed in the honey glow of Somalia’s late afternoon sun, the only sounds coming from an iPhone in a pink case that chirps continuously and the bursts of chatter from women upstairs. A sign in the corner of the office where they sit reads: “Real Men Don’t Rape.” For those who know the Canadian sisters from Ottawa, it is rare to see them together, just ...
2 hours, 4 minutes ago
1
views
VOA Somali ─ Waxaa maanta markii ugu horaysay dunida laga xusayaa maalin caalami ah oo loo asteeyey xanuunka Fistula ee isu furanka dumarka, iyadoo xusas arrintaas la xidhiidha lagu qabtay daafaha dunida.
2 hours, 4 minutes ago
1
views
Somaliland Org ─ Faallo: Xassan Cumar Horri Shalay, 22 May 2013, xukuumadda Xamar waxay ka badbaaday inay noqoto tusbax go’ay. Dhowr iyo konton xildhibaan oo ka mid ahaa 93 soo dhigay mooshin xilka laga xayuubinayo xukuumadda ayaa qof qof, sida uu sheegay guddoomiyaha barlamaanku, dib u gurtay. Sidaa darteed, waxaa la laalay mooshinka markii uu buuxin waayay shuruudaha tirada soo gudbin karta. Hubaal Madaxweynahuna ma sii riiqeen haddii xukuumaddu dhacdo. Xildhibaanada weli ku ...
2 hours, 4 minutes ago
1
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo ku wareejinaysa hawada Somaliland iyo Somaliya, dawladda federaalka Somaliya. “Xayiraadda ay Somaliland saartay duulimaadyada ...
2 hours, 4 minutes ago
3
views
Somaliland Org ─ Hargeysa (Somaliland.Org)- Abwaan Muuse Cali Faruur oo ka mid ah tirsan waaxda dhaqanka ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa galabta beeniyay war ku soo baxay Wargeyska HUBAAL ee cadadkiisii 248 ee soo baxay Khamiistii Maanta. Kaasi oo sheegayay in Agaasimaha Guud ee Warfaafintu ku gacan saydhay ergo ay ka dhex wadeen oo ay ku doonayeen inay ku baajiyaan wax loogu yeedhay amar ku taaglayn Agaasimuhu ku sameeyay Abwaan ...
2 hours, 4 minutes ago