21
views

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Ilaalinta Degaanka oo Maanta tabar uga Furmay Dugsiga Sare ee Boliiska

 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir  Maxamuud Axmed Nuur Tarzan  ayaa Maanta Dugsiga Sare ee Boliiska ee Magaalada Muqdisho Tababar  uga furay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Ilaalinta Degaanka Dawladda Hoose ee Muqdisho.

Tababarkan Maanta loo Furay Saraakiisha Ciidanka ayaa ah mid ay ku baranayaan hawlaha maamulka iyo hoggaaminta Saraakiisha ee Ciidankaas.

Tababarkan oo ah mid ay taaba galinayso Hay’ad hoos tagta Qaramada Midoobay ayaa waxa uu halkaas ka soconayaa dhowr maalmood iyadoo saraakiishaasi  ay halkaas ku qaadanayaan Duruus ku aadan  Shuruucda dawladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.

Tarzan oo halkaas ka hadlay ayaa ugu horeynba sheegay in saraakiisha halkaas Tababrka ku qaadanaysa loo baahan yahay in ay ka faa’ideystaan Duruusta ay halkaa ku qaadanayaan.

Saraakiishan oo qaarkood ay ka tirsanaayeen Ciidankaas ayaa inta ay tabarka ay ku jiraan wax ay halkaa ku qaadan doonaan Casharo kala duwan oo u badan Shurrucda Dawladda Hoose iyo hoggaaminta Ciidanka.

Guddoomiyaha Gobolka oo halkaas ka hadlay ayaa sheegey in qaar ka mid ah Saraakiishaas Daroojiiyinka ay wataan aysan ahayn kuwo Sax ah sidaa darteedna  dadka wata darajada aan sharciyeysneen laga qaadi doono.

Tababarkan manta uga furmay Saraakiisha ka Tirsan Ciidanka ilaalinta  Degaanka Muqdisho ayaa noqonaya kii u horeeyay ee Noociisa ah ee loo furo Ciidanka Ilaalinta Degaanka..

Xafiiska War Qabadka Kismaayo.24. ee Muqdisho.

 

Read full story >>

3
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 23 2013 (SDN)— Munaasabad Balaaran oo lagu xusay sanadguuradii 50aad ee ka soo wareegatay Aasaaska Ururka Midowga Afrika ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo aheyd mid balaaran ayaa waxa ka qeybgalay Madaxweynaha Soomaaliya, Wakiilka Midwoga Afrika ee Soomaaliya, Uqaabilsanaha Midowga Yurub ee Soomaaliya, Ambasadoro, Taliyayaasha AMISOM iyo marti kale, waxaana ay ka dhacaday Dugsiga Xalane ee Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay ...
1 hour, 21 minutes ago
2
views
Puntlandi ─ Shacab waynaha Soomaaliyeed ee Wanaaga iyo dowladnimada rabaa waxay soo dhaweeyeen Dowlada Jubaland ee soomaaliya tasoo tusaale wanaagsan u noqonaysa Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya, kuwasoo Dagaalo iyo dib u dhac wayn habsaamiyeen, Hadii Gobol walba Dadkiisu is xilqaamaan Waxaa hubaal ah in la gaari karo Wadada ay martay Jubaland. Jaaliyada Jubaland ee Sweden waxay Soomaalida guud ahaan ku casumayaan Xaflad lagutaageerayo Dowlada Jubaland ee Soomaaliya. XAFLADA WAXEY DHACEYSAA 25 MAJ ...
1 hour, 21 minutes ago
8
views
Marka Cadey Net ─ Saraakiil ka socota Qaramada Midoobe ayaa waxay maanta gaareyn Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, waxaana si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Garoonka Magaalada Kismaayo. Saraakiishaan ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka tirsan yihiin Hay’adaha gargaarka bili’aadanimo ee Qaramada Midoobe, waxaana horkaceysa Hay’adda ICRC. Col. Yaasiin Nuur Gaas oo kamid ah Masuuliyiinta Maamulka Magaalada [...]
1 hour, 21 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Talyaaniga ayaa sheegaya in madaxa Milan Silvio Berlusconi uu hishiis la gaaray Clarence Seedorf taas oo ku aadan in laacibkaan hore ee Milan uu tababaro kooxda xilli ciyaareedka dambe . Warku waxa uu intaa ku darayaa in hishiiskaas uu gaarayo laba sano isla markaana laacibka halkii sano uu ku qaadanayo [...]
1 hour, 21 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Adel Taarabt ayaa u muuqda in uu soo galayo liiska ciyaartooyda laga yaabo in ay ka huleelaan kooxda QPR iyadoo lagu waramay in si joogta ah uu uga maqan yahay tababarka guud ee kooxda. Warku waxa uu sheegayaa in taasi ay keentay in laga jaro qarash aad u badan oo ku aadan mushaarkiisa bilaha ah [...]
1 hour, 21 minutes ago
2
views
Horufadhi ─ Taliyaha guud ee ciidamada AMISOM/Jabuuti oo ka howlgala magaalada B/Weyne ee gobolka Hiiraan Col. Cusmaan Dubad Rooble ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay inay tababarayaan ciidamo gaar ah oo iyagu baacsanaya kooxaha Shabaab iyo Al-Qaacida ee ku sugan gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay Taliye Dubad in ciidamada ay tababarayaan loo dhameystirayo qalabkooda iyo saanadooda milateri, [...]
1 hour, 21 minutes ago
6
views
Horufadhi ─ Wasaarada arrimaha gudaha dalka Itoobiya ayaa galabta war saxaafadeed ay soo saartey waxay digniin ugu dirtay Madaxa Is maamulka Soomaalida DDS , Cabdi Maxamuud(Cabdi ileey) digniintan ayaa ka dambaysay ka dib markii la arkay inuu Masuulkani faraha la galay shaqo aan tiisa ahayn, taas oo ah arrimaha Siyaasadda Gudaha dalka Soomaaliya oo uu dhawr jeer [...]
1 hour, 21 minutes ago
2
views
Horufadhi ─ Maamulka Puntland ayaa fal dil ah ku xukumay ragii ka dambeeyay dilkii loo geestay Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacameey oo kooxo hubaysan ay ku dhexdileen masjid ku yaala Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ee gobollada Nugaal,Mudug ,Sool iyo Cayn ayaa xukuno dil toogasho ah ku xukuntay 7 [...]
1 hour, 21 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Delegation from the International Committee of the Red Cross (ICRC) has on Thursday visited the port city of Kismayo, capital of Lower Jubba region in southern Somalia. The International Committee of the Red Cross’s deputy administrator in Kismayo has cordially received the delegation at the Kismayo airport. The delegation has then paid a visit to [...]
1 hour, 24 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Reports from middle Shebelle region in southern Somalia suggest that gunmen have shot dead an ordinary civilian man on Wednesday night. The incident occurred in an area called Delma, located at the eastern side of Jowhar town, the capital of middle Shabelle region. Some of the local residents on condition of anonymity told Bar-kulan that [...]
1 hour, 24 minutes ago