149
views

Madaxweyne Xasan oo Xafladii Xalay UK la dardaarmay Soomaalida Dagan halkaas..

Kumanaan qofood oo ka kala Yimid Gobolada kala duwan ee Dalka UK ayaa xalay abaarihii 1-dii Habeenimo Xiliga Magaalada Muqdisho Waxay iskugu yimaadeen Hoolka Central Hall Westminster ee Magaalada London halkaas oo ay ka dhacday xaflad lagu soo dhawaynayo Madaxweyne Xasan sheikh.

Dadkii halkaas iskugu soo baxay ayay ka muuqatay Somalinimo iyo dabacsanaan ay u qabaan Dowlad Soomaaliyeed , Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana ammaanka sugaya ciidamo gaar ah, kuwaasi oo sugayay amniga goobta iyo habsami u socodka xafladda Waxaana arkaysaa Shacabka Soomaaliyeed oo aad iyo Aad loo Baarayay.

Cabdixakiin Cilmi Xasan

www.Nuxur.com

cabdixakiin441@hotmail.com

Read full story >>

3
views
Badweyn ─ Number of View :14Muslimiinta ku nool dalka Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cabsi iyo wel wel baaxad weyn ka dib markii weeraro isdaba joog ah lagu qaaday qaar ka mid ah masaajida ku yaal dalkaas.   HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
2 hours, 14 minutes ago
3
views
Awdal Press ─ Thursday, May 23, 2013 by Andrew Harding The accents here in Somalia’s capital can be hard to place these days. I’m sitting in a grimy corner of Villa Somalia – the once rather grand government building in the centre of Mogadishu – waiting to talk to a minister. “Would you like some tea?” It is the minister’s aide – Faiza Hassan – a cheerful woman in her mid twenties. At ...
2 hours, 14 minutes ago
10
views
Awdal Press ─ Awdalpress – Muqisho - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho Maxamud Axmed Nuur Tarsan oo ay isku hayb yihiin madaxweynihii Somaliya ugu horreeyey ee Aden Abdille Osman ( Aden Cadde ), qabiilkiisa oo aan degaan ahaan u dhaweyn magaalada Muqdisho, ayaa madaxweynihii hore Sh. Sharif uu u igmaday maamulka Banaadir waxana uu maamulkiisu muujiyey hannaan dawladnimo iyo karti uu ku kasbaday magaalada Muqdisho. Guddoomiye Tarsan ayaa ah mid ay ...
2 hours, 14 minutes ago
6
views
Star Fm ─ Dowlada dalkani kenya ayaa mar kale codsi u gudbisay golaha amaanka ee QM taasi oo ay kenya ku dalbanayso in la gabi ahaanba la soo afjaro dacwadaha maxakada ICC ee shaqasiyaadak Kenyanka . Hasa yeeshee codsiga kenya ayaa waxaa si wayn uga hor yimi wadamada ree Yuru iyo maraykanka . Dublamaasiyiinta Wadamada Yurub iyo maraykanak ayaa waxa ay wakiilka Kenya u fadhiya QM ay u sheegeen in ay qasab tahay ...
3 hours, 12 minutes ago
6
views
Star Fm ─ Madaxwaynaha dalkani Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku sugan magalada Adis abab ee dalka Itobiya halkaasi oo uga qayb galayo kulan sanad guudii 50 ee ka soo wareegtay markii ururka midowga afrika la asaasay . madaxwayne Kenyatta ayaa ajandooyiinka ugu waawayn ee uu doonayo in uu u bandhigo madaxda wadamada africa ayaa waxa ka mid in africa ay gacan ka gaysato sidii xasilooni loogu soo dabaali lahaa soomaaliya . Madaxwayne Kenyatta ...
3 hours, 12 minutes ago
12
views
Star Fm ─ Isbahaysiga mucaaridka ku ah dowladda Suuriya ayaa kulan ku leh magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Waxaana ay ka xaajoon doonaan in ay wadahadal la galaan dowladda Suuriya iyo inkale si loo soo afjaro dagaalka sokeeye ee dhowrka sano ka socda dalkaasi Mid ka mid ah saraakiisha kulanka ku leh halkaas ayaa Saxaafadda u sheegay in aysan xog badan ka hayn waxa looga hadlayo shirka Geneva, balse waxaa uu sheegay in ...
3 hours, 12 minutes ago
6
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
3 hours, 12 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─ Addis ababa(RBC ) Wasiirada arimaha dibadda wadamada xubnaha ka ah urugoboleedka IGAD ayaa maanta ku shiraya magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia wasiirada ayaa ka doodaya qodobada ay caawa ka wada hadli doonaan madaxweynayaasha IGAD sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka madaxtooyada qaranka Soomaaliyeed ahna la taliyaha madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Injineer C/raxmaan Cismaan Cumar “Yariisow”. Inj. Yariisow ayaa sheegay in waxyaabaha ugu horeeya ee lagu falan qayn doono ...
3 hours, 12 minutes ago
7
views
Puntland News 24 ─ Shirka wasiirrada arimaha dibadda ee dowladaha IGAD ayaa ka furmay magaalada Addisbaba ee xarunta dalka [...]
3 hours, 12 minutes ago
9
views
Mareeg ─ 24/05/2013
3 hours, 12 minutes ago