62
views

Martida Toddobaadka: Cabdishakuur Cali Mire

2013-02-03-barnaamijka-martida-toddobaadka

Read full story >>

6
views
WidhWidh ─ Muuqaal la tuhunsan yahay inuu muujinayo duqa magaalada Toronto ee dalka Canada oo cabaya xashiish ayay suurta gal tahay in goor dhow loo baahiyo dadweynaha. Wargeysyada Gawker iyo Toronto Star ayaa billaabay codsi dadweyne oo Online ah, ayaga oo raadinaya lacag ay ku iibsadaan video-ga oo ah 90 il-biriqsi, kaasi oo heystaan Soomaali sheegtay inay ka duubeen Rob Ford, xilli ay daroogo ka iibinayeen. Dadka Soomaalida ah ee haya video-ga ...
2 hours, 17 minutes ago
2
views
WidhWidh ─ Haweenayda xaaska afar iyo tobnaad u ah Boqorka dalka aadka u yar ee Swaziland oo ku yaala koonfurta Afrika, looguna yeero sida sharciga dalkaasi dhigayo Marwada Afar iyo tobanaad ee boqorka ayaa ka baxsatay dalkeeda isla markaana codsi qaxootinimo waydiisatay, hay’ada qaxootiga iyo soo galootiga u qaabilsan dalka Britain. Sida ay ku warantay jariirada (Mail On Sunday), ee ka soo baxda dalka Ingiriiska gabadhan oo ah gashaanti aad da’deedu u ...
2 hours, 17 minutes ago
6
views
WidhWidh ─ Madaweyne kuxigeenkii Maamulka SNM XASAN CIISE: “Beelihii Cadowga Ahaa Ee Faqashta La Socday Dhulbahante, Warsangali, Iyo Gudabiirsi. SNM Way Cafisay Hubkana Waan Ka Dhignay Waxayna Noqdeen Wax Na Hoostaga Oo Aan Maamulno” VIDEO: Waraysigi BBC La Yeelatay Dhagar Qabihi snm Xasan Ciise  
2 hours, 17 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ (WMC) Maamulka Somaliland ayaa sheegay in Albaabada u laabayaan qaar ka mid ah Jaamacadaha ku yaala deegaanada Somaliland, kadib markii ay buuxin wayeen shuruudihii looga baahnaa, sidaa waxaa lugu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada waxbarashada Somaliland. Warkaa qoraalka ayaa lagu sheegay in Jaamacado badan oo si gaar ah loo leeyahay ay ku soo bateen deegaanada Somaliland kuwaasi oo aan soo buuxin shuruudihii looga baahnaa ee Jaamacadeed, waxaana la sheegay ...
2 hours, 17 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ (WMC) Ciidamada Amaanka Magaalada Marka ee Gobolka Sh/hoose, ayaa xabsiga dhigay dad looga shaki qabo Falal amaan daro kuwaasi oo lagu soo qab qabtay howlgalo ciidamada Booliiska sameeyeen Xalay oo ka dhacay Xaafadaha Magalada Marka. Sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada soomaaliya ee halkaasi ka howlgal ayaa xaqiijiyay xariga tira dad ah oo falal amaan daro loo soo qab qabtay kuwaasi oo iskugu jira kuwa u adeegayay Uruurka Alshabaab iyo kooxo ...
2 hours, 17 minutes ago
3
views
Wehel Media ─ (WMC) Ciidamo ka amar qaata Maamulka Alshabab ee ku sugan Magalaada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose ayaa xabsiga u tixaabay tira dhalinyaro ah kuwaasi oo la sheegay in lagu soo eedeeyay Falal Basaasnimo ah sida Sarkaal kooxda Shabaab ka tirsan uu sheegay. Xariga dadkaan oo dhacay gelinkii danbe ee shalay illaa iyo xalay ayaa waxaa la tilmaamay in uu yimid kadib markii howlgal si gaadmo ah uga dhacay xarun lugu qaxweeyo ...
2 hours, 17 minutes ago
4
views
Wehel Media ─ (WMC) Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa mar kale dhaliilay Dastuurka dalka soomaaliya, isagoona sheegay in si sharci darro ah loogu dhaqmo dastuurkii loo dajiyay dalka. Mr Froole oo ka hadlayay Munasabad xariga loogu jaraayay gurya loo dhisay dad barkacayaal, ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ee Madaxda u yahay Xasan sheekh Maxamuud dhinac martay ku dhaqanka Dastuurka Dalka u yaal. Waxa uu sheegay in Golayaasha Baarlamanka Soomaaliya loo ...
2 hours, 17 minutes ago
3
views
Marka Cadey Net ─ labo jir aabihii xabad ku dilay oo ah muuqal aan caadi ahayn carurta iyo hawenka uurka len ayaysan daawan muuqaalkaan naxdinta leh doowo muuqaalka Related News: Daawo Gabadh guursatay nin Walaasheed dilay kuna qanacsan Dagaal dhex maray Mas & Daanyeer funny video Nala Qosol Cadiib ah oo Qosol iyo Naxdin leh Daawo adaa yaabi doonee [...]
2 hours, 17 minutes ago
1
views
Marka Cadey Net ─ Kadib kulan siwada jir ah u wada qaateen Ra’iisul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo Hindia ayaa waxay ka wada hadleen arimo badan oo dhankooda quseeya qeybna ay ka yihiin dagaalada lagula jiro waxay ugu yeereen Argagixisada iyo burcad badeeda Soomaalida ee ka qaraabata xeebaha Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang ,iyo kan dalka Hindia Manmahan Siin [...]
2 hours, 17 minutes ago
3
views
Lughaya ─ Toronto(LUGHAYA.COM) Somalida ku dhaqanka dalka canada ayaa walbahaar ku abuuray mayarka magalada toronto ka dib markii war baahinta ugu caansan dalka canada ay soo sareen sawiro muujinaya isagoo isticmaalaya daroogo mayarka toronto ee rob ford . hadaba laba wariye oo ka tirsan waraygayska toronto star oo daawaday fidowga ayaa xusay inay indhahooga ku arkakeen mayarka toronto oo daroogo isticmalaya, hadaba filimkan oo lagu duubay sida la sheegay telefoonka gacanta ayaa ...
2 hours, 17 minutes ago