11
views

Duqa koonfurta Gaalkacyo oo dhaliishay guddiga dhismaha golaha deegaanka

Duqa koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Saynab Cismaan Cali ayaa ku eedeysay guddiga dhismaha golaha deegaanka ee koonfurta Gaalkacyo in uusan si dhex-dhexaad ah u wadin howsha diyaarinta dadka xubnaha ka noqonaya golaha deegaanka. Saynab oo wareysi siisay Bar-Kkulan ayaa sheegtay in guddiga oo loo xilsaaray inuu soo diyaariyo dadka ka mid noqonaya golaha [...]

Read full story >>

1
views
Badweyn ─ Number of View :125Wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta, Axmed Maxamed Jarwaan, ayaa booqasho rasmi ah ku tegaya xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed iyaga oo Xildhibaannada Baarlamaankana la hadli doona. Wafigaan oo shalay soo garay dalka ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa casho sharaf ugu sameeyay Muqdisho gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed, Maxamed Cusmaan Jawaari. Axmed Maxamed Jarwaan ayaa Casho sharaftii loo sameeyay xalay khudbad ka jeediyey waxa ...
1 hour, 30 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Bishan May, horaanteedii ayaa waxa uu hesaaga JSL ee ku magac dheer ‘Bigg Nass’ u qaaday dalkiisa hooyo ee JSL hees ku baaqaysa aqoonsiga JSL. Isaga oo heestan ku qaadaya afafka Ingiriisiga iyo Carabiga, ayaa ujeedadiisu tahay mid ah in ay ka wacyi galiso caalamka madaxbannaanida gooni-isutaaga JSL. Waxa kale oo la socda vidiyow-ga heestan, (Arji) ay Shirkadda ‘Bigg Nass Records’ u qortay Aqalka Cad ee Mareekanka (The White House). ...
2 hours, 28 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 18.May (SDN) Madaxweynaha Jsl,Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),ayaa Munaasibada Xuska Sanad Guurada Laba iyo Labaatanaad ee Madaxbanaanida Somaliland oo Lagu Qabtay Barxada Hore ee Xarunta Madaxtooyada Jsl,ayaa Khudbadiisii Munaasibadan,oo uu Halkaa ka Jeediyay ugu Gudbiyay Bulshada Somaliland Habalyo iyo Bogaadin,Isla Markaana ugu Baaqay inay isu tagaan Dib u dhiska iyo Difaaca qaranimada Somaliland. Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md.Saleebaan Mohamud Aadan,Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Md Cabdi-Raxmaan ...
2 hours, 28 minutes ago
9
views
Puntland News 24
2 hours, 28 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Xuskii ballaadhnaa ee lagu xusayey 22-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay sannadkii 1991 18 May, ayaa si nabadgelyo ku soo gabagboobay gudaha magaalada Hargeysa. Xuskan oo loo soo qababqaabiyey si ballaadhan isla markaana ay ka qayb galeen dhammaan madaxda Somaliland, qaybaha kala duwan ee bulshada iyo ciidamada kala duwan ee Somaliland, ayaa lagu si niyad iyo kal ah loogu muujiyey qarannimada Somaliland. ...
2 hours, 28 minutes ago
4
views
Nuxur ─ Qalalaasaha iyo fowdada Siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa waxaa loo aaneynaaya inay Hurinayaan Shaqsiyaad isugu jira Siyaasiyiin iyo Waxgarad oo har iyo habeen u taagan Ololinta Xaaladaha Ammaan iyo Xasiloonida ka taagan Kismaayo kuwaasi oo kala ah:- 1-Sheikh Axmed Madoobe 2-Pro. Gaandi 3-Sheikh Maxamed -Awlibaan 4-Gen. Cali Xasan Looyaan (Cali Madoobe). 5- C/raxmaan Faroole 6- Barre Hiiraale 7- Axmed Faraax Ducaale 8- Cumar ...
2 hours, 28 minutes ago
4
views
Nuxur ─ waxaa lagu wadaa in ay tagaan manta magaalada Muqdisho wafdi ka socda madaxda wadamada ku bahoobay IGAD oo shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raisal wasaaraha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in wafdigan uu Hogaamin Doono Eng. Maxbuubu Macalim oo ah xoogyaha guud ee urur goboleedka IGAD oo shalay gaaray Muqdisho. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah gabra oo Dowlada Itobiya lagu Xusuusto in uu Soomaaliya Wakiil dhinaca siyaasada uga ...
2 hours, 28 minutes ago
1
views
Nuxur ─ Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho casho sharaf ugu sameeyey wafdi ka socda Baarlamaanka Carabta oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Maxamed Jarwaan, wafdigaasi oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Muqdisho. Casho sharafta oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,Gudoomiyeyaasha ...
2 hours, 28 minutes ago
3
views
Lughaya ─ Hergeisa(LUGHAYA.COM) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmauud (Siilaanyo) ayaa shacbiga Somaliland ugu baaqay inay u midoobaan oo weyneeyaan munaasibadda 22-guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu sidaasi ku sheegay farriin gaaban oo uu ugu tallo galay inuu shacbiga hawadda u mariyo munaasibadan beri oo Sabti ah dalka laga xusayo darteed. “Xiligan oo aynu u dabaal degayno xornimada Somaliland, waxaan anigoo ah madaxweynaha Somaliland ugu ...
2 hours, 28 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Wakiilka weeraryahanka kooxda Aston Villa ee Andreas Weimann ayaa daboolka ka qaadaya in laacibka uu helayo dalabyo uga imaanaya dhowr koox oo doonaya in ay helaan saxiixiisa marka horyaalka uu soo xermo . laacibkaan 21-sano jirka ah ayaa hishiiskiisa Aston Villa dhamaanayaa xagaaga 2014-ta iyadoo kooxdiisa ay dirqi 8-gool ah uga bad baaday in ay [...]
2 hours, 28 minutes ago