25
views

Orodkii dugsiyada Muqdisho

Garoonka Banaadir Stadium (Conis) waxaa lagu soo gabagabeeyay ciyaaro dhanka orodka ah oo ay ka qeybgalayeen boqolaal orodyahano oo heerarka kala duwan ah kuwaasoo u kala ordayay dugsiyadda waxbarashada ee gobolka Banaadir.

Tartankaan oo loogu magacdarey Muqdisho Peace Run ayaa todobaadkii ugu danbeeyay ee bishii Janaayo wuxuu ka socday wadooyinka waaweyn ee Muqdisho iyadoo qabashadiisa ay iska kaashadeen xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud iyo ururka Somali Run ee ka dhisan Mareykanka kaasoo ay ka socdeen orodyahanadii hore ee Soomaaliya Cabdi Warsame iyo C/qaadir Caraalle.

Xoghayaha GOS Duraan Axmed Faarax ayaa gabagabadii orodkaasi ka sheegay in gudigiisu ay mudnaan gaar ah siinayaan  xiriirada dadaala sida Ciyaaraha Fudud oo kale.

Ugu danbeyntii waxaa halkaasi lagu bixiyey abaalmarino kala duwan oo la siiyay wiilashii iyo gabdhihii orodkaasi ka qeybgalay.

 

C/xafiid C/samad Zaciimka

Zaciimka02@hotmail.com

Google+Share/Bookmark

Read full story >>

6
views
Somaliland Org ─ Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu maanta ka jeediyay munaasibadii 22-guuradii ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii madax-banaanida Somaliland, Waxay ahayd khudbad adag oo madaxweynuhu kaga hadlay qodobo badan oo sawir ka bixinayay xaaladda guud ee dalka, isla markaana ahayd muxaadiro tifaftiran oo garnaqsi ugu filan Somaliland. Khudbadani waxay ahayd mid aad loo kala haadiyay oo sida silsilada oo kale iskugu xidhan. Waxay daarnayd oo ay ...
6 hours, 27 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─ Spain-May-18-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Asxaabtay maqaalkeena ciyaaraha waxaynu manta ku iclaamineynaa ciyaartii xalay dhexmartey Real Madrid iyo Atletico Madrid. Ciyaartan oo ahayd final ayaa waxaa ka soo qeybgalay dadweyne iyo taageerayaasha labada dhinac oo kor u dhaafey 70,000. Haddaba koobkan oo aad qiimo uga leh dalka Spain ayaa lagu magacaabaa Copa Del Ray,Akhyaartay ciyaartan oo runtii aad loo wada sugayey ayaa wakhtigeedii bilaabantey ,waxaana daqiiqadii 14-aad goal aad u qurux badan Real Madrid madaxa ...
6 hours, 28 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 18.May (SDN) Xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Caasimada Hargaysa ayaa Waxaa Caawa si toos ah uga Socota Xaflad loogu dabaal Degayo 22 Guurada ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshad Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibadan oo isugu Jirta Casho Sharaf iyo Riwaayad ay Fanaaniinta Qaranku halkaas ku soo bandhigayaan taas oo ka Turjumaysa Marxaladihii kala duwanaa ee dalkani soo maray laga soo bilaabo xiligii ay Somaliland ku hoos jirtay Maamulkii ...
6 hours, 28 minutes ago
4
views
Marka Cadey Net ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey arrimaha Midnimada Soomaaliya, arrimaha Federaalka iyo arrimaha Jubbooyinka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in midnimada ummadda Soomaaliyeed ay tahay muqadas, loona baahanyahay si kasta oo lagu raadin karo in lagu raadiyo. Madaxweyanaha ayaa yiri “ Dowladda Federaalka Soomaaliya [...]
6 hours, 28 minutes ago
4
views
Marka Cadey Net ─ Rag bistoolado ku hubeysan ayaa waxay goor dhaw oo caawa ah, ay Magaalada Muqdisho ku qaarajiyeen nin dhalinyaro ah, oo aan la garaneyn ujeedadii ka dambeysay inay dilaan. Xilli ninkaan dhalinyarada ah uu ka soo kacay maqaaxi shaaha laga cabo oo ku taala agagaaraha Shirkadda Nation Link ee Degmada Warta Nabadda, ayaa waxaa soo weeraray [...]
6 hours, 28 minutes ago
5
views
Mareeg ─ 18/05/2013
6 hours, 28 minutes ago
13
views
Horufadhi ─ Siyaasiga weyn ee Hilowlle Aadan oo kasoojeeda Gedo, kana mid ah dadkii u tartamayey madaxtinimada dawladda Jubbaland , wuxuuna sheegay in afka Xasan CUlusow uusan ahayn mid qaranimo ee uu yahay mid qabiilnimo. HALKAN KA DHAGAYSO. Horufadhi.com@gmail.com
6 hours, 28 minutes ago
13
views
Horufadhi ─ Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb galay Munaasibad balaaran oo lagu furayay Mashaariic ay dowladda Turkigu ka fulisay Magaalada Muqdisho, Ayaa intaa kadib ka hadlay arimo kala duwan waxa uuna ugu horayn madaxweynuhu ka hadalay arimha Jubbooyinka Sidoo Kale Waxaa uu kahadlay arimaha gobolada waqooyi Galbeed ee la baxay Soomaaliland ayaa sheegay in la [...]
6 hours, 28 minutes ago
7
views
Horufadhi ─ Waxaa tvga SNM ee ku hadla afka jabhada Siilaanyo madaxda ka yahay toos looga daawanaya hadalada caadifadaysan ee Soomaalidiinimada, midnimo diidnimada iyo kala Irdheynta shacabka Soomaaliyeed xanbaarsan ee ka soconaya daafaha dunida, taasoo ay ku xusayaan maalintii ay Soomaali ka diideen qabiilka Isaaq. Waxaa wax si toos ah hoos ugaga qoran waxaa Live kan fududeeyey [...]
6 hours, 28 minutes ago
9
views
Horufadhi ─ Magaalada Muqdisho waxaa shir jaraa’id goor dhawayd ku qabtay in ka badan 110 xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka Soomaaliyee,kuwaasoo maanta laga hor istaagay inay ku shiraan hotel ka mid ah kuwa magaalada MUqdisho ayadoo qadadiina laga joojiyey. Qaar ka mid ah xildhibaanada oow arbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay xaaladan keenayso isdii barlamaankii hore [...]
6 hours, 28 minutes ago