14
views

Hargeysa: Waddo Isku Xidhaysa Xaafadda Daami Iyo Sheekh Nuur Oo Xadhiga Laga Jaray +SAWIRO

Hargeysa ()WN)- Waddao  isku xidhaysa  xaafadda daami ee degmada Gacan-libaax iyo xaafadda Cabaaye ee degmada 26-ka June ayaa saaka xadhiga laga jaray .

furintaanka wadda oo ay ka qayb-gashay marwada Madaxwenaha Amina Maxamuud Jirde ayaa  waxay fududayn doontaa  isku socodka dadka iyo gaadiidka ee labadan xaafadood oo ah xaafado aad u ballaadhan.

waxaana ka qayb-galay  furitaanka waddadan  masuuliyiin ka tirsan xukuumadda , waxgaradka labadan xaafadood ee ay waddadu u kala gooshayso iyo dad shacab oo ku dhaqan Hargeysa .

 

Oodweynenews.com,Hargeysa Office

Read full story >>

4
views
Horufadhi ─ {Mogadishu} The mother of a journalist who has been killed in Somalia last year accused the Federal Government of Somalia injustice and corruption. Khadija Mohamed said that the government officials whom she had sent her complaints were bribed. “My son, Abdirahman Mohamed Ali was decapitated by Dahabshiil on 26 September, 2012. I have strong evidence [...]
2 hours, 7 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ Goobaha xalay hawlgalada laga sameeyey ayaa u badnaa xaafadaha saaran Wadada Warshadaha iyo jidka Sodonka. Isgoyska Sanca iyo Wardhiigley ayaa kamid ah goobaha ciidamada ay dad ku qabqabteen. Ciidamada ayaa guryaha mid mid u galayey, iyagoo xabsigta u taxaabay dad lagu sheegay in looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin Al Shabaab, balse dadkan ayaa u badnaa kuwo xalay guryahooda laga [...]
2 hours, 7 minutes ago
16
views
Horseed Media ─ Waxaa maagalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku sugan wafdi ka socda Xafiiska EU-da ee qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Waxaana hogaaminayey Safiirka EU-da ee qaabilsan Soomaaliya Ambassador Michael Cervone. Wafdigan EU-da ayaa kulan khaas ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Golihiisa Wasiirada, waxaana kulankan ka dib shir jaraa’iid ku qabtay xarunta Madaxtooyada Hargeysa Safiirka iyo Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaliland [...]
2 hours, 7 minutes ago
1
views
Golis News ─ Halkan Ka Daawo Xafladii 18 May Ee Dalka Finland
2 hours, 8 minutes ago
1
views
BBC Somali
2 hours, 9 minutes ago
8
views
Bar Kulan
2 hours, 9 minutes ago
1
views
WidhWidh ─ Xarun lagu daaweeyo dadka dhimirka la oo kutaala magaalada Buuhoodle ayaa maanta la gaadhsiiyey deeq raashin ah oo ay iska aruuriyeen ardayda dhigata Jaamacadaha caafimaadka ee magaalada Boosaaso kuwooda kasoo jeeda gobolka Cayn. Deeqdani oo isugu jirtey, Bariis, Bur, Sonkor iyo Saliid ayaa lagu wareejiyey maamulka xarunta dadka dhimirka la ee magaalada Buuhoodle. qaar kamid ah Gudiga qaban qaabada deeqdaani ee Ardada Jaamacadaha Caafimaadka Boosaaso ee kasoo jeedda deegaanka Buuhoodle ...
3 hours, 6 minutes ago
1
views
Somaliland Org ─ Burco(Somaliland.Org)- Ibraahim Axmed Rooble oo loo yaqaan Neershiya Wuxuu ka mid ahaa macalimiintii waaweynad ee gobolka togdheer, in ka badan 35-sanadood ah waxa ka dhigayay dugsiyadda sare ee burco eek ala ah, sh. Bashiir, Farsamada gacanta , Daaqa qaranka , 15-May iyo kuwo kale oo badan Balse hadda waxa uu u jiifaa xanuun culus oo asiibay, dhakhaatiirta caafimaadkuna ku taliyeen in wax lagaga qaban karo dhakhtaro dibadeed oo la geeyo. ...
3 hours, 6 minutes ago
1
views
Somaliland Org ─ ka daawo Telefishanka madaxa banaan ee Horn Cable TV Baarnaamij ku saabsan munaasibaddii 22-guuradii ka soo wareegtay madax-banaanida Somaliland ee 18-ka May ee Magaaladda Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil. Barnaamijkaasi oo socon doona muddo saacad 6:00 fiidnimo illaa 7:00 cawaysnimo, waxaana soo jeedinaya Wakiilka Telefishanka Horn Cable TV ee gobolka Saaxil C/Kariim Siciid Saalax.
3 hours, 6 minutes ago
18
views
Somaliland Org ─ Waxaan halkan si weyn oo dhaqanka iyo diinteenna islaamka ku dhisan uga beyaaminayaa oo si qoto dheer ugu cadaynayaa in waxii deel qaaf, aflagaaddo iyo xumaan ah ee Gudoomiye Faysal dusha kaga tuuray walaalahayagga hawiye inay tahay baadil. gaf iyo hadal aan hufnayn oo marnaba aanu ku metelin Somaliland, Isaaq iyo Ciiddagale oo uu ka soo jeeddo Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaq midna ee ay tahay afkiisa iyo shaqsiyadiisa mid ...
3 hours, 6 minutes ago