10
views

Raisulwasaraha wadanka Israel oo loogu baaqay inuu soo dhiso dowladiisa cusub.

shimo03.Feb.2013 Madax waynaha wadanka Israel Shimon Peres ayaa waydiistay Raisulwasaraha wadanka Israel Benjamin Netanyahu inuu soo dhiso dowladiisa cusub kadib doorashadii Baarlamaaniga ahayd ee dalkaasi Israel ka dhacday bishii tagtay ee January.

Mr Netanyahu oo isagu ka soo jeeda isbahaysiga Likud – Neitenu  ayaan haysan inta badan axsaabta ayaa sheegay inuu doonayo inuu samaysto isbahaysiyo kale.

Mr Shimon Pese ayaa sidoo kale ugu baaqay Mr Netanyaahu inuu soo celiyo wada hadaladii nabada ee u dhaxeeyay Israel iyo Falastiin.

Madax waynaha wadanka Israel Shimon Peres ayaa sidoo kale ugu baaqay Madax waynaha wadanka Falastiin Max’uud Cabaas Abuu Maasim inuu ku soo laabto miiska wada hadalka si loo soo cusboonaysiiyo wada hadaladii nabada ee istaagay kadib markii Israel ay ka bilowday dhismaha darbiga West Bank iyo Bariga Jerusalem.

Doorashadii 22 kii Bishii January ee aanu ka soo gudubnay ka dhacday dalka Israel ayaa waxuu ku guulaystay xisbiga Likud ee Mr Netanyahu kuraas gaaraysa 31 kursi marka loo eego 120 ka kursi ee aqalka Knessetka Israel.

Read full story >>

1
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Kuweyt) 22 May, 13–Haweenay lagu magacaabo Salwa Mudiiri oo ah siyaasiyad hore isugu sharaxday in ay ka mid noqoto Baarlamaanka dalka Kuweyt ayaa xukuumada iyo Baarlamanka dalkaas u soo jeedisay in ay u ogolaadaan haweenka dalkaas in ay soo iibsan karaan rag ay guursadaan oo ah rag muslimiin ah, oo qurux badan isla markaana dabeecad wanaagsan oo masaakiin ah. iyada oo arintaasna ku tilmaantay in ay tahay xalka ugu haboon ...
1 hour, 3 minutes ago
5
views
WidhWidh ─ Kaamaro qarsoon ayaa duubtay muuqaal cajiib ah kaasoo kusaabsan tuug gabar teleefoonka gacanta ka fara marooqsaday oo ilbiriqsi gudihiis bus ku jiiray. Ninkaan tuug ah ayaa gabar bas sugaysay telefoon xoog uga fara marooqsaday basle nasiib wanaag tilaabadii ugu horeysay ee uu qadayba bas baa jiiray. Arinkaan layaabkaleh ayaa ka dhacay wadanka Columbia. Tuugii ayaa la sheegay inuu ku badbadaay si nasiib leh waxaana soo gaaray dhaawac fudud laakiin booliska ...
1 hour, 58 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Xildhibaan Abdullahi Jamac {Kobaweyne} oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay diyaariyeen Mooshin ka dhan ah Ciidamada Kenya ee ku sugan Jubooyinka Sidoo kalana looga doodi doono qadiyada bulshada ku nool Khaatuma State iyo Awdal State. “Mooshinkeena ugu horeeya wuxuu ku saabsan yahay in Ciidamadda Kenya ka baxaan Jubooyinka iyo in Dowladda Federalka Somalia si deg dega u kaalmeeyso shacabka u dhimanaya Somalinimada ee ku ...
1 hour, 58 minutes ago
4
views
WidhWidh ─ Mudooyinkii u danbeeyay ayaa Waxaa Magaalada Taleex iyo Deegnada kaleba si wayn uga Socda Diyaar garow xoogan oo ay wadaan Masuuliyiinta Maamulka khaaatumo State, Taas oo ku aadan Horumarinta gobolada Arimaha maamulka Horyaala.     HALKAN KA DAAWO VIDEO
1 hour, 58 minutes ago
1
views
WidhWidh ─ Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji Maxamuud Faqi oo ku sugan dalka Sudan ayaa maagalada Khartum ee Caasimadda wadankaasi kula kulmay madaxweynaha dowlada Sudan mudane Cumar Xassan Al Bashiir kaasi oo ay ka wadahadleen iskaashiga ka dhaxeeya Labada dowladood iyo xiriirka saaxiibtinimo oo ay wehliso taageerada ay u fidiso Sudan dalkeena tan iyo intii uu burbursanaa ilaa xiligan. Wasiirka gaashandhiga oo saaka warbaahinta Qaar Ee Dalkaasi U sheegay ...
1 hour, 58 minutes ago
1
views
Wehel Media ─ (WMC) Wasiirka Difaaca Dowlada Soomaaliya Cabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi iyo wafdi uu horkacayo ayaa kula kulmay Dalka Suudaan Madaxwaynha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir . Kulanka dhaxmaray Wafdiga Dowlada Somaliya ka socda iyo Madaxwaynaha Dalka Suudaan ayaa lugu soo waramayaa in looga hadlay sidii Dalka Suudaan gacan uga gaysan lahayd arimaha Amaanka Dalka Soomaaliya . Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Fiqi ayaa Madaxwaynaha Dalka Suudaan gudoonsiiyay Dhambaal salaan ah ...
1 hour, 58 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ (WMC) Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Maanta Shir guddoominayay Kulan Xildhibaanada Baarlamaanka ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ayaa ku dhawaaqay in la laalay Mowshinkii dhawaan laga keenay Xukuumada uu Hogaamiyo Saacid, kadib markii uu sheegay Prof. Jawaari in tirada loogu tala galay mowshin keenista aysan ansax aheyn. Xildhibaano gaaraya illaa iyo 38-xildhibaan, ayaa isugu soo haray Mowshinka, kadib markii xildhibaanadii kale ay ka tanaasuleen, iyadoona tiradaasi ...
1 hour, 58 minutes ago
2
views
Wehel Media ─ (WMC) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee Amisom. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka Amisom iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ee Alshabab. Markii ...
1 hour, 58 minutes ago
6
views
VOA Somali ─ Afhayeenka Ra'iisul-wasaaraha Ethiopia Getachew Reda, ayaa sheegay in dalkiisu aanu midkoodna la safneyn kooxaha ku loolamaya maamulka magaalada Kismaayo, wax kasta oo halkaas ka dhacayana ay tahay in dadka Soomaaliyeed ay ku lug yeesheen.
1 hour, 59 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir kula kulmay caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum,wasiirka ayaa madaxweynaha kala hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeta labada dal iyo taageerada aan kala go’a lahayn ee dowladda Suudaan ay u fidiso ummadda Soomaaliyeed. C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo la hadlay Raadiyaha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inuu madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir uu gaarsiiyey dhanbaal uu ...
1 hour, 59 minutes ago