12
views

Maamulayaasha dugsiyada sare oo ka digay in lacag la’aanta jirta ay saamayn karto ardayda laga diiwaan galinayo dugsiyada sare

ardayada kenya03.Feb.2013 Maamulayaasha dugsiyada sare ee dalka ayaa ka digay inay dhibaato la soo gudboonaan doonto hadii aysan dowlada bixin lacagaha wabarasahda bilaashka ah ayada oo waliba dhawaan la  bilaabayo xulashada ardayda galaysa fasalka kowaad ee Form 1 maalinta barito ah.

Maamulayaasha dugsiyada sare ee dalka ayaa waxa ay sheegeen in aysan wax lacag ah oo ay ku maareeyaan aysan u hayn iskuulada marka la furo.

Gudoomiyaha ururka ay ku bahoobeen maamulayaasha dugsiyada sare John Awiti ayaa waxa uu sheegay in dib u dhac ku yimaada bixinta lacagaha waxbarshada bilaashka ah ay saamaynayso diiwaan galinta iyo aqbalaada ardayda ku biiraysa fasalka kowaad ee dugsiyada sare.

Ururka ay ku bahoobeen maclimiinta dalka e KNUT loo soo gaabiyo ayaa waxa dhankooda taageereen maamulayaasha dugsiayada waxa ayna KNUT ku baaqeen in dowlada ay lacagta bixiso.

Barnaamijka waxbarshada bilaashka ah ayaa waxaa loogu tala galay inay ku baxdo lacag dhan 14bilyan iyad oo 9 bilyan oo lacagtaasi ka mid ah loogu tala galay inay ku baxdo waxbarshada bilaashka ee dugsiyada sare .

Wasiirka waxbarshada Mutula Kilonzo ayaa lagu wadaa in maalinta barito ah lagu wada inuu xariga ka jaro nidaamka soo xulashada ardayda ku biraysa fasalka kowaad ee dusgiyada sare.

Read full story >>

3
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
4 hours, 10 minutes ago
1
views
Oodweyne News
4 hours, 10 minutes ago
1
views
Nuxur ─ Cabdixakiin Cilmi Xasan Ibraahim Geedow Cawaale Biibo C/salaam Xasan Daa’uud Maxamed Cismaan Xabiib Cumar Caaqil C/qaadir Xasan Cilmi Henery Liibaan Cali Maxamed Bashiir daahir Cabdi Xasan Cali Xasan C/llaahi Januune C/risaaq Mire kulane Muno Mahdi Bishaaro maxamed Cali Ayaan Maxamuud Cabdule Hoyo Nuuro sheikh Yuusuf Shamso Xasan Dacal Ifraax maxamed Xasan Ifraax Siciid Xaashi Fartuun Maxamuud Cabdule Nimco axmed salad Sahro abatiyeey Kowsar sheikh Xasan Sahro sheikh Xasan Faadumo sheikh ...
4 hours, 10 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Madaxweynihii hore ee kooxda Real Madrid Lorenzo Sanz ayaa ka mid ah madaxdii ugu danbeysay ee si xun u dhaleeceeya tababaraha ka sii tagaya caasimada Spain Jose Mourinho, isagoo sheegtay in shaqada Bernabeu inay la weynaatay Mourinho. Kooxda La Liga ka dhisan ayaa xaqiijisay in Mourinho uu ka tagayo dhamaadka xilli ciyaareedkan ka dib seddex [...]
4 hours, 10 minutes ago
10
views
Horufadhi ─ Getachew Reda af hayeenka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ku dheeraaday sida ay uga go’an tahay Dawladda Itoobiya in ammaanka Dalka Soomaaliya, Iyo Ciidamada Ka Jooga dalka Soomaaliya dalkaaasi Ethopia. Dhinaca kale Afhayeenka oo wax laga weeydiiyay in Itoobiya wax Lug ah ay ku leedahay Maamulka Jubba landayuu sheegay in aysan wax lug ah ku lahayn balse [...]
4 hours, 10 minutes ago
1
views
Horseed Media ─ Maalinimadii shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 15-ka May waxay magaalada Nairobi gabari ugu dhalatay tifaftiraha GoolFM.net Maxamed Xaaji Xuseen Raage & xabiibtiisa Raxma Maxamed Cabdi (Cuyuuni Qalbi) gabadhaas oo loo bixiyay magac qaali ah oo ah Soomaaliya Maxamed Xaaji waxaana u hambalyaynaya: Aabe Xaaji Xuseen Raage Aabe Maxamed Cabdi Yuusuf Hooyo Xaliimo Sacdiyo Xaaji Xasan Hooyo Suuban Maxamuud Cadoow Hooyo Xersiyo Aadan Nuur [...]
4 hours, 10 minutes ago
1
views
Harowo ─ Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis: Shirka waxqabadka & horumarka deegaanka looga hadli doono oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada (swedan ) ee ka soo jeeda gobalada Awdal , Gabilay , Salal shirkasi oo ay iskugu imaan doonan dhamaan gudida gobalada wadanka swedan . martiqaadka shirka oo ay fidiyeen ururwaynaha ( SAACID FORENING ) Shirkaasi oo dhici doona Maalinta : Sabti Saacada : 1:00 duhurnimo Tarikhta :25-05-2013 Magalada :Gotenberg Adresska : Backa folkets ...
4 hours, 10 minutes ago
1
views
Golis News ─ Cadaadley(Golisnews)-Halkan Ka Daawo Xafladii Xuska 18 May 2013 Ee Degmada Caddaadley
4 hours, 11 minutes ago
3
views
Bar Kulan ─ Dowladda Ethiopia ayaa iska fogaysay inay ku lug-leedahay qilaafka ka jira maamullada gobollada Jubbooyinka ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka ra’iisul wasaaraha Ethiopi, Getachew Reda oo la hadlay raadiyaha Codka Maraykanka ayaa sheegay in dowladda Ethiopia aanay dhinacna la jirin maamullada Kismaayo looga dhawaaqay iyo xaaladda halkaasi ka jirta. Waxaa [...]
4 hours, 12 minutes ago
8
views
WidhWidh ─ Dhacdo naxdin iyo murug badan leh ayaa waxaa la sheegay inay qabsatey hooyo Soomaaliyeed oo nool dalka South Africa ka dib markii 5 caruur ah oo ay dhashay ay ka qaadatey dowlada dalka South Africa. Hooyadaan oo lagu magacaabo Saciido Sheekh Ciise Ibraahim Yare oo ku nool dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay dowlada dalka South Africa ay kala wareegtay 5 caruur ah (2 gabdhood iyo 3 wiil ...
5 hours, 6 minutes ago