9
views

Shirkadda Turkish Airlines oo markii ugu horeysay qiratay war bixin dheer.

Number of View :122

url

Shirkadda diyaaradaha dalka Turkiga ee lagu magacaabo Turkish Airlines ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan dad Soomaali ah oo iyagoo isticmaalaya baasabooro been abuur ah ku safray diyaaraddaas ay  uga sii  gudbaan qaarada Yurub inteeda kale.

Afhayeen u hadlay Shirkadan Turkish Airlines Merve Oruc  ayaa sheegay in ay dhacaan kiisaska ku saabsan dadka baasaboorrada aan saxa ahayn ku safraya ee raacayo diyaaradooda, isagoo tilmaamay in waaxda socdaalka Soomaaliya ay kala shaqeynayaan sidii arrintan wax looga qaban lahaa.

Gen Cabdullaahi Gaafow Maxamuud taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ee Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in ay dhibaato ku hayaan dadka baasaboorrada been abuurka wata kuwaas oo meel kasta lagu arkay.

Sidoo kale Mas’uuliyiin Soomaaliya  ayaa arintaan  walaac ka muujiyay sii socoshada falalka noocaan ah oo keeni kara in ay Turkish Airlines joojiso duullimaadka ay ku tagto Muqdisho iyo Turkiga.

Mr. Merve Oruc  ayaa waxa uu  xaqiijiyay in aysan shirkadoodu u qorsheysneyn inay  joojinyaan duullimaadka Turkiga iyo Soomaaliya.

Dhawaan ayay ahayd markii uu Jeneraal Gaafoow sheegay in kooxaha dadka tahriibaya ay Muqdisho ka billaabeen in ay baasaboorro been abuur ah u sameeyeen dadka magangalyo doonka ah ee raba in ay Yurub galaan, arrintaas oo uu xusay in ay dhibaato xooggan ku heyso Dawlada soomaaliya sidoo kale arinkaasi aan loo dulqadan doonin lagana hor tagi doono.

Read full story >>

6
views
Oodweyne News ─ Waa kala kas iyo maan, waxan shaki ku jirin in Qarankan Somaliland dhismihiisa ay kubaxdey Naf iyo maal badan. boqolaal aya u god galay malayiin hanti ah aya ku lumey wakhti dheer ayey qaadatey in ummadanu calankeeda iyo sharafteedii luntey ay dib ula soo noqoto. Manta oo ay ku beegneyd 18 May, 22 sanno kabacdi lasoo noqoshadii xoriyadii luntay waxan maqleynay Madaxweyne ku sheega Dalka ay colaadaha gaajada iyo dagaaladu ...
4 hours, 55 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ MAANDEEQ Soomaalidu waxay ula baxdaa Dumarka, Xoolaha iyo wax walba oo ay aad ujecel yihiin, agtoodana qaali ah, oo uu ugu horreeyo Geelu. Eragu wuxuu iska saaran yahay labada eray ee: “MAAN” iyo “DEEQ” oo ka dhigan wax qofka maankiisa deeqay, maadaama maanku yahay xubinta ugu muhimsan ee Aadanaha hagta. Waxyaabihii MAANDEEQ kaloo loo aqoonsaday waxaa ka mid ahaa XORRIYADDA. Haddaan Tusaale u soo qaaddano waagii Gobonnimo doonka ee lagu ...
4 hours, 55 minutes ago
7
views
Oodweyne News
4 hours, 55 minutes ago
3
views
Oodweyne News
4 hours, 55 minutes ago
3
views
Oodweyne News ─ Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysiyo aan la yeelanay weriyayaal ka tirsan mareegtan oodweynenews oo ku sugan qaar ka mid ah gobolada dalka, waraysiyadan oo ay ka waramayaan diyaarinay sida looga dabaal-degay xuska 18 may qaar ka mid ah gobolada Somaliland 18 may, ee dhagaysi wacan.
4 hours, 55 minutes ago
7
views
Oodweyne News
5 hours, 55 minutes ago
7
views
Oodweyne News ─ Kuwait:Munaasabad Balaadhan oo lagu xusayay xuska 22guurada madaxbaanida Somaliland ayaa ka qabsoontay magaalada kuwait ee dalka kuwait waxaana munaasibadani soo qabanqaabisay jaaliyada somaliland ee Kuwait oo horkacayay gudoomiyaha jaaliyada somaliland ee kuwait Saleebaan Maxam
5 hours, 55 minutes ago
2
views
Idhanka ─   Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad qiiro leh ka jeediyay Xuska 22 guurada Madax-banaanida Somaliland oo maanta si weyn loo xusay. Khudbada Madaxwaynaha oo dhinacyo badan taabanaysay ayaa iyadda oo dhamaystiran u dhignayd sidan: Dhamaan Bulshada reer Somaliland waxaan ugu Hambalyeynayaa farxada maalinta Qaranimada JSL ee 18-ka May.  Guud ahaan waxaan dadkayga ku bogaadinayaa gudo iyo dibedba dabaal degga sannad guurada 22aad ee aasaaskii ...
5 hours, 56 minutes ago
9
views
Idhanka
5 hours, 56 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Beenaale Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka Faroole ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in uu xilligaan yahay mid xaq ah oo Janno lagu gelayo waa sida uu hadalka u dhigaye. Waxaase Is Waydiin mudan meeday jihaadkii Gobolka Sool 8 sanno la xasuuqay ee alaabka uu ka soo xidhay Faroole? Maxaa Keenay in Puntland ay u Qayliso Jubbland. Mamaulka Faroole ...
6 hours, 54 minutes ago