4
views

Diinta: Furriinka

Furriinka ayaa ciwaan u ah darsiga maanta ee raadiyaha, waxaana soo jeedinaya Sheekh Shardi Mire Maxamuud. Darsiga oo dhamaystiran waxaad ka dhagaysan kartaa boggan qaybtiisa hoose. 2013-02-23-Furriinka

Read full story >>

2
views
Horseed Media ─ Illaa iyo hada lama yaqaan cida geysatay dilka dadkan, waxaana magaalada Gaarisa isla xalay ka bilowday gudaha magaalada Gaarisa ee gobalka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Ciidamada Amaanka ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay ka waday magaalooyinka Gaarisa iyo Mandheera hawlgalo amniga lagu sugayo, wallow ay muuqato inay sii socdaan dilalka qorsheysan ee ka dhacaya gobalada waqooyi iyo bartamaha dalkaasi Kenya. Horseed [...]
3 hours, 43 minutes ago
4
views
Horseed Media ─ Ambassador Etienne de Poncins ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay maamulka Somaliland, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyey madaxtooyada Hargeysa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Maxamed Cabdullahi. Safiirka Faransiiska ayaa sanadkii lasoo dhaafay 2012 safar uu ku tagay magaalada Muqdisho kaga hadlay mucaawinada dowladiisa ay siiso wadanka Soomaaliya. Dowlada Faransiiska oo kamid ah wadamada gacanta siiya [...]
3 hours, 43 minutes ago
6
views
Horseed Media ─ Guddigan Xaqiiqo raadinta, Cadaalada iyo Dib u heshiisiinta (The Truth Justice and Reconciliation Commission ) ee dalka Kenya ayaa soo bandhigay xog aruurintii baaritaano lagu sameeyey danbiyadii ka dhacay wadankan Kenya tan iyo intuu xoriyada ka qaatay Boqortooyada Ingiriiska. Waxaa la yaab noqotay kadib markii guddigan oo ah mid madax banaan ay magacaabeen qaar kamid ah hogaamiyaasha xilka haya iyo [...]
3 hours, 43 minutes ago
2
views
Horseed Media ─ Weerarkan ayaa ka dhacay goobo u jirta magaalada Beledweyne 75km dhinaca xaduuda Itoobiya, wuxuuna bilowday kadib markii ay xoogaga Al Shabaab isku dayeen inay xoog dad reer miyi ah uga qaataan xoolahooda. Al Shabaab ayaa la sheegay inay baadi goobayeen waxay ugu magacdareen Sako, oo ah xoolaha ay sida baada ah uga qaadaan dadka reer Miyiga arrintan oo ay iska [...]
3 hours, 43 minutes ago
5
views
Horseed Media ─ Labo nin oo la sheegay inay yihiin muslimiin ayaa shalay gelinkii danbe ku dilay xaafada Woolwich ee koonfur-bari magaalada London ku dilay mid kamid ah ciidamada Millitariga oo xiligaasi kasoo baxay mid kamid xeryaha militariga ee ku yaal xaafada Woolwich. Raggan ayaan goobta ka cararin waxayna dadkii halkaasi ku sugnaa u sheegeen in falkan uu yahay mid ay ugu aargudayaan [...]
3 hours, 43 minutes ago
1
views
Dhanbaal ─  A man thought to be a British soldier was hit by a car and then hacked to death by two attackers, witnesses say. They first hit the man, thought to be a British soldier, with a car in broad daylight. Then the two attackers hacked him to death and dumped his body in the middle of a southeastern London road.
3 hours, 43 minutes ago
3
views
Awdal Press ─ Awdalpress – Muqdisho – Kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ku fashilmay mooshin lagu doonaayay in lagu rido xukuumada Saacid. Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cisman Jawaari ayaa shir guddoon ka ahaa kulankaasi, waxaana uu sheegay in guud ahaan meesha laga saaray mooshinkii kadib markii xildhibaanada ay ka laabteen. Xildhibaanada qaar ayaa sheegay inay cadaadis kala kulmeen xukuumada Soomaaliya, sidaa darteedna ay mooshinka ku ...
3 hours, 44 minutes ago
2
views
Wehel Media ─ (WMC) Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa wax laga xumaaday ku tilmaamay falal dil ahaa oo shalay Ciidama daacad u ah kooxda Al Shabaab ka gaysteen deegaano hoos yimaada Gobalka Hiiraan . Waxa uu sheegay in uu Mamulka Gobalka Hiiraan uu aad uga xun yahay falalkaa dilka ah islamarkaana ay cambaaraynayaan Kooxaha Dilkaa gaystay oo uu sheegay in ay yihiin kooxa doonaya in Umadda Islaamka ee ilaahay halkaa ku ...
4 hours, 41 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ (WMC) Hay,adda NRC ayaa Cambaaraysay dil loo gaystay Sargaal ka tirsan Hay,adda oo Kooxa hubaysan dil ugu gaysteen deegaanka Ceel huur ee Gobalka Mudug maalintii shalay xili uu halkaa deeqo gar gaar ah hay,adda NRC gaarsiisay . Sargaalka ayaa la dilay xili uu qaybinayay gar gaar la gaarsiiyay dad dan yar ahaa oo halkaa ku noolaa waxana dilka fuliyay sedax nin oo dabalay ah sida dadkii goobtaa joogay xaqiijiyeen hayeeshee ...
4 hours, 41 minutes ago
10
views
Wehel Media ─ (WMC) Madaxwaynah Maamulka Soomaaliland Axmed Maxamuud Siinlaanyo oo Saxaafada la hadlayay Xalay ayaa sheegay in kulan kii uu la qaatay Safiirka Dalka Farnsiiska u qaabilsan Soomaaliya ay ka wada hadleen arima ka mid tahay gooni isku taaga Soomaaliland . Waxa uu sheegay in uu Safiirka u gudbiyay in Xukuumada Faransiiska qayb ka qaadato si Soomaaliland aqoon Caalamka uga heli lahayd waxa uuna sheegay in arintaa uu Safiirka Faransiiska garwaaqsaday . ...
4 hours, 41 minutes ago