95
views
views
Fanaanka MursaL Musse ayaa soo saaray Hees kuma raxlayn karo
Heestan waxa sameyeye oo maskaxdiisa ka soo soo maaxatay Xassan Dhuxul Laab saalax waxaana laxanka saaray Al ustaad Laxankii C/Raxmaan Cali Xirsi, Musikadii Ilyas Idiris,
heestan oo ah hees cajib ah oo aad u taabanaysa waayaha iyo wakhtiga jira ayuu fanaanku qaaday cod tolmoon oo faseex ah, waxaad mooda sanadahan danbe amaba bilahan in fanaanka mursal muse kolba hees soo saarayo taaso la odhan karo waxa uu fanka u hayaa xiise iyo ku raaxaysi fara badan
HADABA HALKAN HOOSE KA DAAWO OO KA DHAGAYSO HEESTAN
kuma raxlayn karo
Up coming
7
views
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
4
views
views
Raxanreeb ─ WAA JAWAAB FUDUD, HADDII LOO JEELAN YAHAY. C/raxman Geelle Ciise. inageelle@yahoo.oc.uk Maajo 20 2013 Cabdirahman Geelle Ujeeddo, ahdaaf iyo ka mira dhalinta qorshayaal gaara, iyo siddii lagu gari lahaa badana maaha kuwo kala hara, waxaanse shaki ku jirin in waxkasta oo uu sameeyo aadanuhu aysan ahayn marna kuwo dhamaystiran, sidiii loogu talo galayna u meel mara, taasina waa sifo ugaara Eebbe SWC. Samaynta iyo dhisidda Dawladda federalka ah ee haysa ...
1
views
views
Puntland News 24 ─ maamulka iyo Macalimiinta dugsiga hoose dhexe ee Hormuud ee degmada Qardho ayaa waxa ay wadaan [...]
10
views
views
Harowo ─
12
views
views
Harowo ─ Suldaanka guud ee reer Hargeysa Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday inaanay Somaliland wax kasta oo ay samayso iyo gooni-isu-taag kasta oo ay u durbaan-tunto ka maarmi karin midnimada Soomaaliyeed iyo inay qaadato nidaamka federaalka ah ee Soomaaliya ka socda. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ka sheekeeyey taariikh dheer oo illaa xornimadii iyo midnimadii Soomaaliya uu kagaga sheekeeyey. Waxa kale oo uu ka sheekeeyey Xukuumadaha kala dambeeyey ...
19
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 20 May 2013:
9
views
views
Somali Midnimo ─ MINNEAPOLIS:- Caydaruus Cabdulle Cali Feer oo kamida Dhalinyaradii Qaadiga Daalimkaa uu ku xukumay Xabsiga ayaa u waramay Idaacadda Codka Maraykanka qaybteeda Soomaaliga (VOASomali). Caydaruus waxaa lagu xukumay Maalintii khamiista ahayd 2 Sano oo Xabsi ah. Caydaruus wuxuu u waramay Saxafi Haaruun Macruuf oo kamida Saxafiyiinta Idaacadda VOA, wuxuuna ka warbixiyey sababta uu ku mutaystay Xabsiga Labada Sano ah, waxaa kamid ahaa Caydaruus hadaladiisa in uu kamid ahaa Dadkii diidanaa duulaanka ...
1
views
views
Oodweyne News ─
2
views
views
Raxanreeb ─ Boosaaso[RBC Radio] Rugta Ganacsiga Iyo Wershadaha Dawladda Puntland ayaa kusoo Bandhigay Hoolka Shirarka ee Jaamacadda Muqdisho faraceeda Boosaaso Barnaamij Carwo shaqo (Job Fair),kaas oo ay soo Qabanqaabisay Rugtu ayna Maalgelinaysay Hay’adda UNDP. Barnaamijka Carwo Shaqo ayey Shirkaddaha ugu waa weyn Puntland iyo Hay’adaha Kheyriga usoo Bandhigeen ardey gaareysay 300,kuwaas oo muddo Tababar u wadey Rugta Ganacsiga Puntland,waxaana Maalgelinay Hay’adda UNDP. Guddoomiye Kuxigeenka Rugta Ganacsiga Iyo Wershadaha Dawladda Puntland Maxamed Caydiid ...
8
views
views
Qurbe Joog ─ A young Somali journalist in Sweden named Amun Abdullahi got herself in trouble with the politically correct elite by reporting the truth about the radicalization of young Somalis in Rinkeby (a culturally enriched suburb of Stockholm), where they were recruited for jihad by the Islamic terrorist group Al-Shabab. The treatment meted out to Ms. Abdullahi made her decide to move back to Somalia. She acknowledges that Mogadishu is a dangerous ...