8
views

Askarigii Ilaalada Madaxtooyadda ee ay RRU-du la baxday Habeenimadda oo khilaaf abuuray

souMa dhabaa in Guddi baadha Kiiskiisa loo saaray; wakhti dadkii lala xidh xidhay Ooda laga qaaday, isna wali sii dhex fadhiyo xabsiga markii danbi lagu waayay?

Hargeysa(Waaheen) warar u dhuun daloola Xukuumadda ayaa shaaca ka qaadaya in Askari ka tirsan Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda oo ay Ciidamadda RRU-du Gurigiisa ku weerareen uu diiday inuu xabsiga ka soo baxo kadib markii la sheegay in Kooxihii isla mar  Guryahooda iyo Meheradahooda loogu daatay la sii daayay.

Cali Caagane oo sida la sheegay ah Askari ka tirsan Ciidanka ilaalada Madaxtooyadda, gaar ahaana ah Dirawalka Taliyaha Ciidankaasi ayaa la sheegay xadhigiisu inuu sababay in Guddi loo saaro maadaama tuhunkii loo qabtay lagu waayay, isla markaana ay Ciidanka RRU-du si ka baxsan Asluubta Ciidanimo ula dhaqmeen markii ay qabanayeen isagoo isku sheegay inuu ka mid yahay Ciidanka Madaxtooyadda.

Guddida loo saaray lama garanayo Ujeedada loo magacaabay hase yeeshee warar aanu ka helnay dad ka ag dhaw ayaa sheegay inuu diiday Saldhiga Koodbuur oo uu ku xidhan yahay inuu ka baxo , kadib markii lagu wargeliyay in danbigii loo soos qabtay lagu waayay. Askariga ayaa la sheegay inuu Dalbaday in Mag-dhaw laga siiyo Sumcad xumada iyo khasaarihii isaga iyo Qoyskiisaba laga galay.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland C/laahi Fadal Iimaan iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa Af-ka ka xidhay inay ka hadlaan Hawlagalada Ciidanka RRU-du ka wadaan Magaalooyinka Dalka, kuwaasoo ay cabashooyin farabadani Saxaafadda ka soo gaadhayaan Qoysaska ay waxyeeladdu ka soo gaadhay ama Dadkooda la xidh xidhay. Waxaanay dhawr jeer oo aanu isku daynay inaanu wax ka weydiino nooga jawaabi waayeen Telefoonadooda Gacanta, maadaama aan si kale loo helaynin.

Ciidamadda RRU-da iyo SPU-DA ayaa marar badan iyagoo bartilmaameed ka dhiganaya inay baadi goobayaan Argagixiso waxay Hawl-galo aan loo miidaan dayin ku galalafaan Guryo ay Dad maati ahi joogaan kuwaasoo ay ka mid yihiin Guryo ay si fudud macluumaadka ay doonayaan uga heli lahaayeen, balse waxa ay ka door bidaan Hawl-galo marka danbe Fashil ku dhamaada.

 

 

Read full story >>

8
views
Star Fm ─   xaalada magaalada wajir ayaa waxa eey saakay tahay mid qasan ka dib markii dibadbaxayaal ka careysan dilkii xalay loogu geeystay sargaal sare gudaha magaalada wajir. Dadkan dibad baxayaasha ah ayaa waxa eey ciidamada booliska ka dalbanayaan wax ka qabashada xaalada amaan ee magaalada wajir. Dhanka kale shacabka dibadabaxaya iyo ciidamada ammaanka ayaa waxa eey is hortaagan yihiin banaanka hore ee boolis isteeshinka deegaanka wajir. banaanbaxayaasha ayaa ciidamada booliska ka ...
3 hours, 54 minutes ago
2
views
Star Fm ─   Qiyaastii, 100,000 ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Roma si ay uga mudaharaadaan siyaasadda dowladda Isbahaysiga cusub. Dadkan jidadka waawayn ee magaaladda Roma isugu soo baxay ayaa watay calamo guduud ah iyo boorar ay ku xardhan yihiin ereyo ay ku cabirayaan dareenkooda. Waxaana dowladda uu hoggaamiyo ra’iisal wasaare Enrico Letta, ka codsadeen in ay wax ka qabato dhaqaalaha dhulka yaala iyo samaynta shaqooyin. Mid ka mid ah dadka mudaharaadka ...
3 hours, 54 minutes ago
2
views
Star Fm ─ Hoggaamiyaha Xisbiga PTI, Imran khan ayaa ku eedeeyey dilkii haweenayda xisbigiisa madaxwayanaha ka ahayd mid ka mid ah mucaaridkiisa. Imran khan ayaa fariin qoraal ah oo uu soo dhigay barta Internet-ka uu ku leeyahay ee Twitter ku sheegay in dilka Zahra shadid Hussein uu ka dambeeyey Altaf Hussain, oo isugu hogaaminayey Xisbiga MQM. Balse waxaa dhanka kale iska fogaayey eedayntaas loo soo jeediyey Altaf Hussain. Waxaa kale oo uu sheegay ...
3 hours, 54 minutes ago
5
views
Star Fm ─   Madaxwayanaha dalka Suuriya Bishar AL-asad ayaa sheegay in uusan iscasilayn ilaa laga gaarayo doorashada wadanka ka dhici doonta sanadka soo aadan ee 2014. Madaxwayne Asad oo u waramayey wargays ka soo baxa dalka Argentina, ayaa digniin siiyey kooxaha dowladiisa ka soo horjeeda, sidoo kale waxaa uu dhaleeceeyey faragelinta shisheeye ee wadankiisa lagu hayo. Dhanka kalena, Bishar Al-asad waxaa uu soo dhaweeyey qorshe nabadeedka caalamiga ah ee ay soo jeediyeen ...
3 hours, 54 minutes ago
6
views
Star Fm ─   Degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa lagu soo rogay bandow billaabanaya 5:00 gallabnimo kaasoo soconaya illaa aroorta hore ee maalinta xigta, waxaana bandowgan lagu sheegay inuu yahay mid lagu adkeynayo ammaanka degmada. Bandowgan ayaa si rasmi ah xalay u dhaqangalay, waxaana saraakiisha degmada ay sheegeen in bandowgan uu socon doono inta laga xaqiijinayo ammaanka degmada. Goobjoogayaal ku sugan degmada Jowhar ayaa u sheegay HOL in xalay ay xaafadaha ...
3 hours, 54 minutes ago
7
views
Star Fm ─   Xubnaha wafdigan oo ka koobnaa dalalka urur goboleedka IGAD ku jira wakiilo matalayey oo uu hogaaminayay xoghayaha guud Maxbuub Macalin ayaa warbixintooda u gudbin doona shir madaxdeedka Afrika ee dhamaadka bishan May dhici doona. Shir Jaraa’id oo Magaalada Kismaayo uu ku qabtay Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Garabka Axmed Madoobe, General C/laahi Sheekh Ismaaciil fartaag ayuu faah faahin oga bixiyay waxyaabihii ay kala hadleen Waftigii Xaqiiqo raadinta IGAD ee ...
3 hours, 54 minutes ago
31
views
Star Fm ─ Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay goordhow inuu gaaray Hotel Cascaseey ee Magaalada Kismaayo Coll Barre Hiiraale oo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamulka Jubbaland. Waftigii ka socday IGAD yaa waxaa ay la kulmeen ka hor intii aysan Barre kulanka la qaadan Masuuliyiintii dowladda Soomaaliya u magacowday gobolada Jubbooyinka, kuwaasoo iskugu jiray Xildhibaano iyo Wasiiro. Lama oga waxyaabaha ay ka wada hadlayaan Waftiga IGAD iyo Coll ...
3 hours, 54 minutes ago
8
views
Somali Memo ─ Bayaan kasoo baxay Mu’assasada Al-Kata’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab Al Mujahideen oo nuqul ka mid ah lasoo gaarsiiyay Shabakada wararka ee SomaliMeMo ayaa markii ugu horreysay looga hadlay qoraallo dhowr ah oo maalmihii lasoo dhaafay mareegaha qaarkood lagusoo daabacayay kuwaasi oo lagu sheegayay in Jihaadka Soomaaliya uu burbur halis ugu jiro sababo ku aadan dhibaatooyin ka taagan gudaha safka Mujaahidiinta. Bayaankan oo oo ku qoran Luqada Carabiga ...
3 hours, 54 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─   Gaalkacyo(RBC Radio) Maamulka Galmudug ayaa amaro ka soo saaray qaabka ay u dhacayso Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada hoose iyo Sare ee ku yaalla deegaanada uu maamulkaasi ka arimiyo,xili uu shalay deegaanada Galmudug si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka Shahaadiga ah ayaa waxaa amaro ku saabsan siyaabaha ay ardeydu u galeyso imtixinaadkaas soo saaray wasaaradda waxbarashada iyo barbaarinta Galmudug. Wasiirka waxbarshada iyo barbaarinta maamulka Galmudug Maxamed C/qaadir Xaashi oo ...
3 hours, 54 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─   Nairobi(RBC) A Somali government delegation visiting in Nairobi last month, after getting invitation from an international prestigious organization, the American International Labor Solidarity center survived from a terrorist plot, according to Somali government officials. The plot which was organized by a man identified as Omar Faruk Osman Nur, after informing the Kenyan police that members from Shabab terrorists or pirates were invited to Kenya. Fortunately, the Kenyan police were ...
3 hours, 54 minutes ago