20
views

DAAWO: Qubuuro Shirkiyaat ah oo lagu bur buriyay deegaanka Baladul Kariim ee W.Shabeellaha hoose.

amiirnuur.comWaaxda la dagaalanka Shirkiyaatka ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa qubuuro shirkiyaat ah oo dadka caamada ah ay barakeysan jireen waxay ku bur bursiay deegaanka Baladul Kariim ee wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha hoose.

Read full story >>

3
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Hargaysa) 22 may, 13–Madaxweynaha maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa kulan kula qaatay danjiraha dalalka Soomaaliya iyo Kenya u qaabilsan Faransiiska Etienne de Poncins. Wasriirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabullaahi Cumar oo saxaafadda uga warbixiyay kulanka ayaa sheegay in Siilaanyo iyo Poncins ay ka wada-hadleen cilaaqaadka Somaliland iyo dowladda Faransiiska. Wuxuu sheegay inay isla soo qaadeen sidii mashaariicda iyo kaalmooyinka ay bixiso dowladda Faransiiska loo soo ...
8 hours, 58 minutes ago
5
views
WidhWidh ─ Waxaa saaka ka dhacaya magaalada Taleex xaflad lagu gudoonsiiyay ardaydii ka qalin jabisay dugsiga sare ee magaalada taleex ee arunta maamulka khatumo state oo ah meel taariikhi ah. xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan maamul kala duwan ee dagamada Taleex iyo Madaxdhaqmeeyadii ku sugnaa magaaladaas. Dhinaca kale magaalada taleex ayaa u muuqta meel horumar xoogan gaadhay tan iyo intii lagu aasaasay Maamulka Khatumo State ee hada ka shaqaya ...
9 hours, 55 minutes ago
3
views
VOA Somali ─ Wararka ka imanaya magaalada Gaarisa ee gobalka Woqooyi-beri ee Kenya ayaa sheegaya in caawa fiidkii laba qof oo rayid ah lagu dilay badhtamaha magaaladaasi.
9 hours, 55 minutes ago
5
views
Qurbe Joog ─ Goma May 22,2013(SDN)-Ugu yaraan hal ruux ayaa ku qudh baxay magaalada ugu weyn dhinaca bari ee wadanka jamhuuriyada Dimuqraadiga ee koongo kadib markii uu ku dhacay madfac . Weerarkaasi ayaa dhacay dhacasy xilli uu xoghayaha guud ee qaramada midoobay Ban Ki-moon uu socdaal ku tagay xarunta wadankaasi ee Kinshasa,si loo xoojiyo amaanka gobolkaasi.   Ciidanka dawlada iyo kuwa falagada M23 ayay dagaalo culusi ay ku dhex mareen meel u dhaw ...
9 hours, 56 minutes ago
7
views
Qurbe Joog ─ London May 22,2013(SDN)-Wasiiraka arimaha dibada e xukuumada Ingiriiska Mr. William Heeg ayaa sheegay in Iraan iyo xisbulla ay taageerayaan madaxweynaha Suuriya Bashaar al Assad . Mr.Heeg waxaa uuu sheegay in dalkiisu uu arko , in aan wax xal ah loo heli kareyn xiisada ka oogan wadanka Suuriya , inta uu madaxweyne Assad uu sii hayo xukunka . Wasiirka arimaha dibada ee xukuumada Ingiriisku waxaa uu hadalkani ka sheegay shir jaraaid ...
9 hours, 56 minutes ago
10
views
Qurbe Joog ─ Runtii waa wax lagu faano laguna farxo in ummada reer Somaliland ay leeyihiin halyeyyo u firfircoon Muujinta iyo musawiridda heerka ay Somaluland maanta joogto, xaqiiqdiina maaha in laga fekero aragti gaaban oo uu qof soo jeediyey loona fekero si maan gaabnimo ah, Ma is weydiiseen waa kuma ninka kali ah ee Arimaha dibada ee Somaliland kor u qaadey iyadoon la hayn cid aqoonteedii iyo farshaxanimadeediiba leh? Ha u fekerin si ...
9 hours, 56 minutes ago
19
views
Puntlandi ─ Afhayeenka Ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Getachew Reda oo wareysi siiyay idaacada VOA ayaa ka hadlay arrinta Jubbaland iyo doorka IGAD. Afhayeenka ayaa la weydiiyay mowqifka dowlada Ethiopia ee Jubooyinka wuxuuna afhayeenku ku jawaabay in xukuumadda Ethiopia ay taageersan tahay hanaan xaqiijiya in soomaalidu aanay dib ugu noqonin qaskii iyo colaadii soo rogaadiyay labaatankii sano ee la soo dhaafay. Afhayeenku wuxuu sheegay in dowlada Somalia ay doonayso inay dib u dhigto ...
9 hours, 56 minutes ago
3
views
Horufadhi ─ Kadib markii Maanta dib loo dhigay Mooshinkii ay qaar kamid ah Xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ay ka keeneen Xukuumada ayaa sheegay in arimaha ku kalifay Mooshinka ay kamid tahay Awoodii fulinta in la iskugu keenay Xafiiska Madaxwaynaha isla markaana ay iska maamulanayaan kooxo yar,   HALKAN KA DHAGAYSO. Xildhibaan Dr Ibrahim oo kamid ah xubnaha Mooshinka [...]
9 hours, 56 minutes ago
13
views
Horufadhi ─ Caaqil Siciid Cashuur Abyan ayaa caawa u hoyday Saldhiga dhexe ee magaalada laascaanood kadib markii ay soo qabsadeen Maamulka Siilaanyo ee gobolka Kuna eedeeyey……. HALKAN RIIX SII AKHRISO WARBIXINTA
9 hours, 56 minutes ago
8
views
Horufadhi ─ Ku dhagayso warka caawa ee radio Khaatumo Muushinkii lagaga soo horjeeday xukuumadda Soomaaliya oo la joojiyey, Ra’iisal wasaare Saacid oo Muqdisho kula kulmay wakiilka midowga Afrika u qaabilsan arimaha Soomaaliya, Sarkaal u shaqaynayey hay’add samafal ah oo maanta lagu dilay gobolka Mudug, Ciidamo gadoodsan oo muddo saacado ah hakad geliyey isu socodka gaadiidka, isgaadhsiinta iyo [...]
9 hours, 56 minutes ago