6
views
views
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka La Liga Ee Kooxaha Barcelona v Sevilla.
Barcelona ayaa guul ay ka gaarto caawa kooxda Sevilla waxa ay ka saacideysaa inay hogaanka horyaalka La Liga ku sii qabtaan 15 dhibcood, madaama kooxda kaalinta labaad ee Atletico Madrid ay habeen danbe ciyaari doonto. Kulanka: Barcelona v Sevilla Garoonka: Camp Nou Waqtiga: 12ka saq dhexe SGA LINE-UPKA MACQUULKA AH: BARCELONA Valdes Alves, Pique, [...]
Up coming
5
views
views
Somali Memo ─ وَلَمَّا رَءَا ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ٱلۡأَحۡزَابَ قَالُواْ هَـٰذَا مَا وَعَدَنَا ٱللَّهُ وَرَسُولُهُ ۥ وَصَدَقَ ٱللَّهُ وَرَسُولُهُ ۥۚ وَمَا زَادَهُمۡ إِلَّآ إِيمَـٰنً۬ا وَتَسۡلِيمً۬ا Maalintii Khamiista ahayd Bisha May 16,2013, waxay noqotay Maalin Taariikhda meel gaara ay kaga qoreen Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimkaa, gaar ahaan kuwa ku nool Dalka Maraykanka Gobalka Minnesota. Xaqiiqadii ma’ahan wixii dhacay laga soo bilaabo Maalintii Isniinta ahayd, Bisha May 13, 2013 Illaa Khamiistii May 16, 2013, waxaan kusoo koobi ...
1
views
views
Raxanreeb ─ Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Willaim Ruto Dowladda Kenya waxa ay wada qorshe ay ku doonayso sidii lo kordhinlaha tiradda ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee xiligaan ku howlan xasillinta Soomaaliya. Willaim Ruto madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya ayaa sheegey in xiligaan Kenya ay dadaal dher ugu jirto sidii loo xoojinlaha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee Soomaaliya ku sugan,Willaim Ruto ayaa sidoo kale hadalkisa ku soo qadey in ...
6
views
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
6
views
views
Oodweyne News ─ Sheekh(OWN)-Dabaal dega xuska 18ka May ayaa maanta si layaab leh oo tariikhda gashay looga xusay Degmada Sheekh Ee Gobolka Saaxil. Subaxnimadii hore ee saaka ayey dadwayaha iyo ardeyda kala duwan ee waxka barata magaalada Sheekh oo ay weheliyaan ciidama qalabka sida ee kala duwan, ay Socod ka Soo Bilaabeen Garoonka Diyaaradaha Ee Degmada Sheekh, Kuwaas oo Socod Gaardis ah ku soo Dhex Maray Laamiga Halbowlaha Ah Ee Dhexmara Degmada Sheekh. ...
5
views
views
Lughaya ─ Hergeisa(LUGHAYA.COM) Madaxweynaha somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud(Siilanyo) ayaa maanta Khudbad Qeero leh ka jeediyey xuska 18may oo maanta Munaasabad ka dhacday Beerta xoriyada Ee magaalada Hergeisa isagoona ka hadlay arimo dhowr ah.
1
views
views
Idhanka ─ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Soomaaliya ay tahay mid muqadas ah, loona baahan yahay in shacabka ku nool gobollada Waqooyiga Soomaaliya ay dib u liqaan hankooda. “Waxyaabaha ka dhacaya Jubbooyinka waa arrimihii ...
4
views
views
Horufadhi ─ Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubbaland , General C/laahi Sheekh ismaaciil (Fartaag) ayaa sheegay in ay soo gabogabowday doorashadii Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa, wixii hadda ka danbeeyana ay guda gali doonaan sidii loo soo dhamaystiri lahaa qaybaha kale ee Maamulka. Fartaag ayaa shegay muddo 14 Cisho ah in lagu soo dhisi doono gollaha Wasiirada Maamulka Jubbaland [...]
2
views
views
Horufadhi ─ Kampala.18.May.2013 Iyadoo ay maanta ku beegan tahay maalinta qashin gurista deegaanada maamul goboleedka khaatumo ee soomaaliyeed ayaa guud ahaanba shacbiga gobollada sool sanaag iyo cayn ay u dareereen wax ka qabashada goobaha qashinka iyagoo guud ahaanba nadiifiyay magaalooyinka,degmooyinka iyo deegaanada maamulka khaatumo dhamaantood HALKAN RIIX OO DAAWO SAWIRO CAJIIB AH
11
views
views
Harowo ─ AKHRI WARBIXIN
8
views
views
Ciyaaro ─ Santos vice-president Odilio Rodrigues has confirmed that the club have already rejected an offer from Barcelona for Neymar. Rodrigues has revealed that talks will continue with Barca, but he also admitted that they are expecting to hold discussions with Real Madrid, too. “There is no agreement for Neymar, there are talks, I met [Barcelona's president Sandro] Rosell and [Barcelona's sporting director] Raul Sanllehi last week,” he told Radio A Xarxa. ...