12
views

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka La Liga Ee Kooxaha Deportivo La Coruna v Real Madrid.

Real Madrid ayaa caawa booqan doonta kooxda ugu hooseysa horyaalka La Liga, iyagoo la filayo inay isbedel ku sameeyaan line-upkooda madaama tababare Jose Mourinho uu isha ku hayo kulanka Copa del Rey ee ay habeenka talaadada la leeyihiin kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Barcelona. Kulanka: Deportivo La Coruna v Real Madrid Garoonka: Raizor Waqtiga: [...]

Read full story >>

4
views
Bar Kulan ─ Barnaamijka Teknoolajiyada waxaan toddobaadkan ku soo qaadanaynaa: Teknoolajiyada iyo Soomaalida: Nidaamka xawaaladaha. Aqoon-kororsi Sida eegmada loogu maamulo taleefoonka caaqilka ah ee Galaxy S4. Sida kumbiyuuter loogu shubo Windows 7 iyo Sida Twitter loogu xiro website. Qubanaha wararka Teknoolajiyada: Tanzania oo dadka loo sheegay inaysan waxyeello lahayn taallooyinka isgaarsiinta ama taawarrada. Ammaanka isticmaaleyaasha Twitter oo la [...]
2 hours, 27 minutes ago
5
views
Badweyn ─ Number of View :17Ururka Ahlusunna Wal-jamaaca ee ka dagaalama deegaano ka tirsan gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay War-murtiyeedkii kasoo baxay Madaxda urur goboleedka IGAD ee ku aadanaa arinta Kismaayo. HALKAAN KA DHAGEYSO  
2 hours, 27 minutes ago
4
views
Badweyn ─ Number of View :13Kulan ay ku yeesheen Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar gollaha Samatabixinta Puntland iyo qaar kamid ah Salaadiinta gobolka ayay kaga doodeen Xaaladaha Puntland iyo doorashooyinka dhawaan la filayo deeganadaasi inay ka dhacaan,iyaga oo si layaab leh uga hadlay arintaasi.   HALKAAN KA DHAGEYSO
2 hours, 27 minutes ago
3
views
Badweyn ─ Number of View :12Nabadoon Xasan Qaasim Qeyley oo kamid ah Salaadiinta ku howlan sidii loo dajin lahaa xaaladaha kacsanaanta ah ee u dhexeeya Qabaa’ilaadka deeganada ku hareereysan Jowhar ayaa aad ugu dheeraaday ka hadalka arintaasi HALKAAN KA DHAGEYSO
2 hours, 27 minutes ago
8
views
Wehel Media ─ (WMC) Waxaa saakay ka socda Magalaada Muqdisho howlgalo amaan sugida ah kaa oo ay wadaan Ciidamada amaanka Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM kuwaa oo saakay howlgalada ka bilaabay Xaafada ka mid ah Magaalada Muqdisho . Howlgaladaa aya lugu soo waramayaa in dad badan ay samayn ku yeesheen kuwaas oo ka baqdin qaba in howlgalkaa lugu qab qabto waxana caadiyan dhacda in howlgalada nuucaan ah badnaa dad badaan lugu xir xiro kuwaas ...
3 hours, 22 minutes ago
19
views
Wehel Media ─ (WMC) Madaxwaynha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Dowlada Soomaaliya in ay Gobalada Jubooyinka ka hurinayso dagaala sukeeya oo mar kale ka dilaaca waxa uuna sheegay in dhibaatooyinka ka dhaca Gobaladaa masuuliyadeeda leedahay Dowlada Soomaaliya . Axmed Madoobe waxa uu tilmaamay in ay Dowlada tageerto Kooxaha Maamulka isku sheegaya ee Maamulkiisa Mucaaradsan kuwaas oo ku sheegay in ay dowlada dabada ka riixayso islamarkaana ay doonayso sida uu sheegay in ...
3 hours, 22 minutes ago
6
views
Wehel Media ─ (WMC) Wararka ka imaanaya deegaanka Xeen Galool ee Gobalka Sool ayaa sheegaya in roob Dabeelo wata uu halkaa ka da,ay kaa oo lugu soo waramayo in uu bur bur u gaystay dhismooyin dhoor ah oo halkaa ku yaala sida wararka sheegayaan. Roobkaa ayaa la sheegay in uu sameeyay dadka deegaanka waxa uuna dhulka la simay Gooba dhoor ah oo dhismayaal ah kuwaa oo Magaalaada Ku yaalay waxana ka mid ahaa ...
3 hours, 22 minutes ago
7
views
Waaheen ─ About 10 people are believed to have been killed in clashes between Ethiopian troops and al-Shabaab insurgents in the Somali city of Beledweyn, officials say. The fighting began after al-Shabaab fighters opened fire on residents of a small town on the outskirts of the city, Shabelle Media Network reported Thursday. Ethiopian troops quickly arrived, causing the insurgents to retreat, said Isaq Ali Abdulle, commander of government forces in the region. ...
3 hours, 22 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─ Ururka Midowga Africa Addis Ababa[RBC Radio]Ururka Midnimada Africa ayaa maantey xusaya konton guurada kasoo waregatey as aaska ururka.   Ururka Midowga Africa ayaa la aas aasay bishii May 25keedii sanadkii 1963kii,waxana horey loo oran jirey ururkan OAU waxana magaca Ururka Midowga Africa loo badelay 26kii bishii May ee sanadkii 2001dii shir ka dhacay magaaladda Addis Ababa.   Magaaladda Addis Ababa waxaa ka socda dabaal degyo lagu xusayo 50 sano guurada ...
3 hours, 23 minutes ago
6
views
Raxanreeb ─   Jabuuti(RBC Radio) Mucaaradka dalka Jabuuti ayaa dowladda dalkaas ku eedeeyey iney ka hor timi Xoriyatul-Qawlka afhayeenka Isbahaysiga Mucaaradka USL ee dalka Jabuuti Axmed Riyaale oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dowladda madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay dalkaas ka wado Caburin dhanka Xorriyadda hadalka ah iyo fikirka dadka u dhashay dalka Jabuuti. Axmed Riyaale ayaa dowladda Jabuuti ku eedeeyey iney xabsiyada ka buuxisay dad badan oo taageersan Isbahaysigooda USL ...
3 hours, 23 minutes ago