17
views

Madaxweynaha Kenya Oo Sheegay Inuu Guuleystay Hadafkii Ay Gudaha Soomaaliya u Galeen

 

Nairobi(RBC Radio) Madaxweynaha wadanka Kenya Mwai Kibaki ayaa sheegay in hadafkii ciidamada Kenya ay usoo galeen dalka Somaaliya ay gaareen isagoona tilmaamay in ciidamada Kenya eek u sugan gudaha dalka Soomaaliya iyo Saraakiisha horkacaya ay dhamaantood mudan yihiin abaal marin ku saabsan shqada wanaagsan ee ay ka qabteen gudaha dalka Soomaaliya oo ay kula dagaalameen ururka alshabaab.

Madaxweynaha Kenya ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya ay wax badan u qabteen Shacabka Soomaaliyeed isla markaane ay dhabarka ka jabsheen dagaalyahanada alshabaab oo sida uu sheegay caqabad ku ahaa nabad ka dhalata dalka Soomaaliya sida uu sheegay wuxuuna amaan ballaaran kala dul dhacay  askartiisa hawlgalka ka wada gudaha Soomaaliya.

Mwai Kibai ayaa ku booriyey ciidamada Kenya eek u sugan Soomaaliya iney hagaajiyaan la dhaqanka dadka Soomaaliyeed isla markaane ay ka fogaadaan waxyeeleynta shacabka iyo wax walba oo dhaawici kara sharafta dalka Kenya,wuxuuna tibaaxay in dhawaan bedel lagu samayn doono ciidamada Kenya ee dagaalka ka wada dalka Soomaaliya kuwaas oo dib loogu celin dooono dalkaas.

Kenya ayaa Soomaaliya si iskeed ah usoo gashay ciida Soomaaliya iyada oo ku andocoonaysa iney la dagalameyso alshabaab ooay ku eedeysay iney afduub u geystaan dalxiisayaasha ajaanibta ah ee dalkeeda ku sgan isla markaane ay Qatar muuqata ku yihin amaanka gudaha wadankeeda,Ciidanka Kenya oo dagaal adag la galaya shabaab ayaa markii danbe ku biiray ciidamada nabada ilaalinta Amisom ee ka socda midowga Afrika,waxaana lagu eedeeya ciidanka Kenya iney ka gudbeen shaqadii loo igmaday oo ahayd nabad ilaalin iyo nabad dhalin balse ay faraha la galeen arimaha mamul u samaynta gobolada Jubooyinka.

 

 

 

RBC Radi

Xafiiska Wararka Muqdish

Use Facebook to Comment on this Post

Share

Read full story >>

6
views
Badweyn ─ Number of View :120Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya, ayaa maanta waxa uu ku tilmaamay xaaraan aan la aqbali doonin maamulada ay wadaan waxa uu ugu yeeray hogaamiya kooxeedyada ee looga dhawaaqay Kismaayo maalmihii tegay. “Shan bilood ayaan ka digeynay in dhibka nuucaan oo kale ah uu ka dhasho Kismaayo. Wixii aan ka digeynay hada ayeey wali taaganyihiin. Waxaa suuragal ah in is-qab-qabsiga hada jira uu hor-seedo Colaad. Dowlada Soomaaliya in badan ...
2 hours, 54 minutes ago
4
views
Badweyn ─ Number of View :17Waxaa maanta gaaray Kismaayo wafdi ka socday urur gobaleedka IGAD oo ka anba baxay Muqdisho iyaga oo durbadiiba la kulmay masuuliyiin ka socda dowlada Soomaaliya iyaga oo xilligaan kulan la leh Axmd Madoobe oo kamid ah afarta madaxweyne ee Kismaayo isku heesta. Wafida IGAD oo la filayo in uu la kumlo dhamaan dhinacyada ku hardamaya halkaasi ayaa uga sii duuli doonaan magaalada Nairobi iyaga oo ugu danbeyn ...
2 hours, 54 minutes ago
10
views
Badweyn ─ Number of View :13Xassan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyada Federal-ka Soomaaliya, ayaa maanta waxa ka hadlay midnimada Soomaaliya oo uu ku sheegay mid muqadas ah cid waliba looga baahanyahay in ay baadi goobto. “Somaliland waxa aan ugu baaqeynaa in ay Soomaali weyn wax la qeybsadaan oo ay ilaawaan wixii dhacay ku dhwaad 25-sano ka hor. Xasuustaa Maxariirsho wixii hore page Cusub aan ka furanno. Waxaas dad innaga naga hooyay ayaa gestay ...
2 hours, 54 minutes ago
11
views
WidhWidh ─ Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan: Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ahaayeen islaam laga soo bilaabo nabi Aadam. Waxa rabaygaan Yuhuudka ah cadaynayaa arintaas xaqiiqda ah oo muslin badan shaki kaga jirta. Waxaa kaloo madaxda Kirishtaanka shirkoodii Rome ee sanadkii 1978 ayna ka doodeen arintaas, Waxaana nin dhalashadisu Bulgaariya tahay uu keenay cadaymo cad-cad oo sheegaya in Islaamku yahay diinta ugu da’da wayn aduunka takbiir, takbiir, ...
3 hours, 52 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ (WMC) Madaxwaynaha Maamulka Somalialnd Axmed Maxamed Maxamuud Sinlaayo ayaa qudbad dhinacya badan taabanaysa Maanta ka jeediyay Munaasabad wayn oo 18 may lugu xusayay oo ka dhacay Magalaada Hargaysa . Madaxwayne Siinlaayo waxa uu sheegay Somaliland in uu yahay wadan madax banaan oo dimuquraadi ah oo xor ah waxa uuna sheegay in somaliland uu yahay dal ku fulin dadka reer Somaliland . Mr sinlaayo waxa uu sheegay in loo baahan yahay ...
3 hours, 52 minutes ago
1
views
Star Fm ─   Tababaraha cusub ee kooxda Manchester United, David Moyes ayaa diyaar u ah in uu bilaabo shaqada kooxda United Isniinta soo socota. The Telegraph ayaa sheegtay in Moyes uusan shaqada si rasmi ah ubilaabi doonin ilaa 1-da bisha July ,laakiin uu sii bilaabi doono si aan rasmi aheyn Isniinta. Waxaa uu guda gali doonaa in uu la yimaado qorshayaal uu ku difaacanaayo horyaalka so socda. Waxaa la sheegay in uu ...
3 hours, 52 minutes ago
3
views
Star Fm ─   Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa dhawaan sheegay in tababare Massimiliano Allegri uu ka tagayo kooxda isla markaana kulanka Siena yahay kan ugu dambeeya tababarahaas . Wargeysyada Talyaaniga ayaa tababaraha Milan la xariirinaya in xilli ciyaareedka dambe uu aadayo kooxda Roma . Hadaba wargeyska Milan News ayaa soo qoray cidda laga yaabo in ay badalaan tababarahaas Massimiliano Allegri waxaana ugu horeeya Clarence Seedorf kaasi oo aad ugu dhaw in ...
3 hours, 52 minutes ago
1
views
Star Fm ─   Mulkiilaha kooxda Milan Silvio Berlusconi ayaa tibaaxay in tababaraha kooxda Massimiliano Allegri uu u wareegayo kooxda Roma marka la soo xiro horyaalka Talyaaniga . Saxaafada Talyaaniga ayaa ku jahwareersan in Selvio uu warkaas xaqiiq ka yahay iyo in uu kaftamayo xilli Roma dhawanahaan ay baadi goobayeen tababarahaas . Selvio iyo tababaraha ayaa in muddo la xusayay in uu qilaaf uu u dhaxeeyo iyadoo wararka u badinayeen in dhamaadka xilli ...
3 hours, 52 minutes ago
1
views
Star Fm ─   Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Radamel Falcaoayaa beeniyay in uu wax ka og yahay in ay jiraan wadahaadlo uu ugu weeragayo kooxda Monaco ee dalka Faransiiska marka la gaaro xagaaga dambe . ” Ma jirto wax aan kala socda wadahadalada dhanka Monaco ah , kaliya waxa aan haatan diiradda saarayo waa Atletico Madrid , wax kale ma jiraan” ayuu yiri gool dhaliyahaan Atletico Madrid . ” Haddii wararkaas ay yihiin ...
3 hours, 52 minutes ago
9
views
Star Fm ─   Deeganada Jubbooyinka oo xilagan uu ka taagan yahay khilaafka dhanka maamulka ah ayaa waxaa ka hadlay oo aragtidooda ka bixiyay qaar kamid ah Xildhibaanadii KMG ahaa kuwaasi oo khilaafaadka xilligan ka jira ku sababeeyay dhinacyo kala duwan inay ku lug leeyihiin. Siyaasi Maxamed Cumar Geedi oo kamid ahaa Xildhibaanadii KMG ahaa ayaa ka digay dhibaatada ka dhalan karta Jubbooyika hadii marxaladan ay kusii sugnaato,waxaana uu xusay in siyaasiyiiinta isku ...
3 hours, 52 minutes ago