16
views

Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo in Dalka laga mastaafuriyo ku xukuntay Xildhibaan u dhashay Somaliland oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ay dhawaan Booliisku qabteen

,,,,Hargeysa(Waaheen) Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Hargeysa ayaa xukun ku riday Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya hase yeeshee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.

Xukunka Maxkamaddu ku riday Xildhibaankaasi ayaa isugu jiray Hal Milyan oo shilling Somaliland ah oo Ganaax ah iyo in Afar iyo labaatan saacadood gudahood Dalka lagaga Mastaafuriyo.

Xukunkan ayaa u muuqda mid Jilicsan oo aan saamayn badan ku yeelan doonin qof kasta oo taga Somaliya maadaama aanay Maxkamadaha Somaliland haynin Sharciyad ka taala oo ay ku fuliyaan.

Hore Hay’adaha Qaran ee Somaliland waxa ay uga soo saareen Go’aan adag oo xakamayn jiray ugu yaraana laga baqi jiray hase yeeshee tan iyo markii ay wadahadalada Somaliya bilaabmeen waxa soo baxay dabacsnaan ka muuqata Go’aankaas oo ay Xukuumaddu xadhkaha u furtay.

Read full story >>

7
views
Bar Kulan ─ Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka soo hor-jeesatay mooshin ka dhan ah xukuumadda federal-ka ah ee Soomaaliya oo dhowaan loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka. In ka badan 100 xildhibaan oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa dhaliilay in xukuumadda oo 6 bil jir ah mooshin laga geeyo, waxayna soo jeediyeen in fursad ay waxqabad ku [...]
2 hours, 42 minutes ago
14
views
WidhWidh ─ Dowladda Kenya oo markii ugu horeysay ka hadashay doorashooyinkii madaxtinimada maamulka Jubbaland ayaa waxay sheegtay inay si weyn u soo dhaweynayso doorashooyinkii Madaxweynenimada maamulka Jubbaland ee lagu doortay Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kaasoo ahaa hogaamiyihii Jabhadda Raaskambooni. Afhayeenka ciidamada Kenya Cyrust Oguna ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay hogaanka cusub ee loo doortay Jubbaland ee Sheekh Axmed Madoobe, waxaana uu intaasi ku daray inay tahay wax lagu farxo ...
3 hours, 40 minutes ago
2
views
WidhWidh ─ Sheekh C/raxmaan Xudeyfa Gudoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Jubooyinka ayaa sheegay in waxa hadda ka jira Kismaayo ay muujineyso dhibaato uu sheegay inay ka dambeyso Dowlada Kenya oo Ciidamo badan ka joogaan gudaha Magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha Al-Shabaab uga wakiilka ah Magaalada Kismaayo waxa uu ku eedeeyay iney iska horkeeneyso beelaha dega Gobolada jubooyinka, iyadoo Al-Shabaab hadalkeeda uu ku soo aadayo xilli Magaalada Kismaayo ay ka jiraan xiisado siyaasadeed oo cirka isku ...
3 hours, 40 minutes ago
11
views
WidhWidh ─ Waxaa saakay aad u kacsan xaaladda magaalada Muqdisho, kaddib markii xalay Hoobiyayaal lagu weeraray xarumaha Degmada X/Weyne, xabsiga dhexe, Bacadlaha iyo xarunta gobolka Banaadir, iyadoo hoobiyeyaashaas la sheegayo inay geysteen qasaarooyin aan ilaa iyo iminka la xaqiijin inta ay la’eg yihiin. Saakay aroortii hore ciidamo ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka ayaa ku yaacay qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho, gaar ahaan goobihii ay xalay ku dhaceen hoobiyeyaasha, iyadoo bilaabay howlgallo ...
3 hours, 40 minutes ago
10
views
WidhWidh ─ Muuqaalka maanta waa mid ka yaabiyay Caalamka kadib Hooyo cunugeeda uga tagtay Goobta Tariimada ay istaagaan ayadoo hadane si la yaab leh u soo bad baadsatay Cunugeeda. Inta badan wadamada Yurub Iyo Ameriko waxaa ku soo badanaya Waalidiinta Ciyaalkooda kaga tagaya Goobaha qatarta ah ee Tariimanka Xowliga ku mara soo maraan ayadoo inta badan halis dhimasho ay sabababaan dayacaada lagu sameeyo Ilmaha yar ee wax kala garaneynin Riix Halkan Oo ...
3 hours, 40 minutes ago
2
views
VOA Somali ─ Hey’adaha amniga ah ee Maraykanka ayaa soo dhoweeyey xukunno toddobaadkii hore lagu riday 9 qof oo Soomaali ah dacwado la xiriira ururka Al-Shabab. Sagaalka qof ayaa iskugu jira 7 rag ah iyo 2 dumar ah, waxaana lagu riday xukunno u dhexeeya 2 sano ilaa 20 sano.
3 hours, 40 minutes ago
4
views
Star Fm ─   Howlaha lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska ka dalka ayaa dalka ka bilaaban doona bisha June ee soo aadan ka hor intaan loo daad gurayn qaybaha dalka kala duwan ee dalkani Kenya. booliska ka u shaqeeya gudiga adeega booliska ka dalka ayaa maanta shaaciyay qaabab lagu turxaan bixinayo ciidamada booliska oo ay ku jiraan waraysiyo lala yeelanayo askarta. Madaxa Gudiga adeega booliska ka dalka Johnston Kavuludi ayaa sheegay inay arintaasi ...
3 hours, 40 minutes ago
8
views
Somaliland Org ─ Badri waa baalashle (Kaba-caseeye) fir-fircoon oo dhalinyar ah, kana hawl-gala kaamboolka weyn ee Jaamacadda Camuud, kaasi oo dhaca jihada Bari ee magaalada Borama. Waxa uu ka soo jeedaa qoys danyar ah, dakhliga ka soo gala shaqadiisana waxa uu ku taageeraa qoyskiisa. Shaqadiisa waxa uu u gutaa, sida muuqata, si xilkasnimo iyo kalsooni leh. Shaqadiisu waa inuu kabaha u baalasheeyo/caseeyo ardayda dhigata Jaamacadda Camuud. Sida la ogyahay, waxa dhigta Jaamacadda Camuud, ...
3 hours, 40 minutes ago
2
views
Somali Midnimo ─ Immediately after morning prayers on 17 May 2013, the Mujahideen of Jaish Muhajireen wa Ansar, or the Army of Emigrants and Supporters, as well as other Mujahideen units, launched a joined storm of a prison in Aleppo, reports FiSyria.com. The white building (on the photo), where the infidels had been based, was captured. Assadites managed to escape to a prison building, which is surrounded from all sides. They have an ...
3 hours, 40 minutes ago
5
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Shacabka Soomaaliyeed ee xalaashaa kuna sugan Gudaha Dalkeena Soomaaliya oo la hadlayey Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ayaa muujiyey dareenkooda ku aaddan Maxkamaddii Dulmiga ahayd ee xukunka baadilkaa ku ridday Gabdhaha Muslimaadkaa ee Samafalayaasha ahaa iyo Wiilashii Diintooda iyo Dalkooda difaacayey. Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa hoosta ka xariiqay in Gabdhaha Muslimaadkaa lagu haysto Diintooda ee aysan ahayn waxaad kasoo horjeedeen Itoobiya, Tusaalayaasha Shacabku bixiyey waxaa kamid ahaa, “Maxaa Sharif Murtad loo ...
3 hours, 40 minutes ago