18
views

Ray’iisul wasaare ku xigeenka Turkiga iyo Madax kale oo muqdisho gaarey.

7826Waxaa goor dhow oo saaka magaalada muqdisho ee caasimada Soomaaliya gaarey islamarkaana garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ka dagey Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Ray’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo maalmihii ugu danbeeyay soo dhaweyntiisa loogu diyaar garoobayay Magaalada Muqdisho.

Wafdiga Ray’iisul wasaare ku xigeenka hor kacayay ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade kaga hortagey oo soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ay ka midka ahaayeen Wasiirada arimaha Dibada ee Soomaaliya Fowziya Xaaji Aadan,Wasiirka Maaliyada iyo Madax kale.

Ray’iisul wasaaraha ku xigeenka ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada muqdisho salaan sharaf kaga qaatey Ciidamada Qaranka Soomaaliya,hase ahaatee markaasi kadib ayaa waxaa Wafdiga loo galbiyey dhanka Madaxtooyada Soomaaliya iyo Safaarada Turkiga ay ku leedahay Magaalada muqdisho.

Amaanka Wadada isku xirta garoonka Diyaaradaha ilaa Wadada Safaarada Turkiga iyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo daadiyey ciidamo badan oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya si loo sugo Amaanka madaxda Dowlada Turkiga ee maanta soo gaarey Magaalada Caasimada ee muqdisho.

Madaxdan Turkiga ka socda ee Maanta soo gaarey Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa iney la kulmaan madaxda sar sare ee dalka Soomaaliya oo ay ka midka yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ray’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya.

Wehelmedia.com kala soco wararkii ugu danbeeyay ee Soomaaliya.

Read full story >>

9
views
WidhWidh ─ Jaaliyadaha ka soo jeeda maamulka khaatumo adwal iyo maakhir ayaa si wayn u xusay maalinta nadaafada ee ay samaysteen walaalahooda reer khaatumo waxaan saaka aroortii ay soo qaateen mafiiqyada dhulka lagu xaaqo. Riix Halkan Oo Daawo Muqaalka kadib waxaa ay bilaabeen xaaqitaan ay xaaqayaan qaybo ka mid ah xaafadaha islii oo iyagu horay ay u nadaafin jireen dawlada hoose ayaa saaka waxaa ka nasiyaya jaaliyada khaatumo iyo dadka kale ee ...
3 hours, 53 minutes ago
7
views
Raxanreeb ─   Muqdisho(RBC Radio) Munaasabad xariga looga jarayey dayactir lagu sameeyey xarunta maamulka degmada X/jajab ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay degmadaas,waxaana ka qaybgalay munaasabada lagu daah furayey dayactirka lagu sameeeyey xarunta degmada X/jajab qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada,maamulka degmadaas iyo maamulka gobolka Banaadir. Gudoomiyaha degmada X/jajab Maxamed Cali Axmed ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin dib u dayactirka casriga ah ee lagu sameeyey xarunta maamulka degmada ...
3 hours, 54 minutes ago
17
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 18.May (SDN)Wasiirada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafta iyo Cadaalada ayaa kala qayb galay Shacabka Ku Nool Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd Xuska Munaasibada 18 May ee dib ula soo noqoshada Madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland. Munaasibadan Waxaa kale oo ka qayb galay Xidhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada,iyo Golaha Deegaanka ee Balli Gubadle iyo Caasimada Hargaysa, Salaadiin iyo dadweyne Tiro badan. Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahin Xaaji Xasan iyo Maayarka Magaalada ...
3 hours, 54 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Borama 18.May (SDN) Tenth of thousands gathered independence square center of Borama celebrate excitedly for independence day of 18 May, students of universities, secondary schools National army ,and community sectors , young all woman and children come to gather side by side for one purpose in order to celebrate the independence of 18 May of 2013 which concedes 22nd anniversary of Somaliland , The ministries of industry, animal husbandry, agriculture, ...
3 hours, 54 minutes ago
13
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 18 2013 (SDN)— Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka hadlay Munaasabad lagu furayay Mashaariic dowlada Turkigu ka fulineyso Soomaaliya aya soo hadal qaaday Somaliland oo maata u dabaal dageysa 22-sano guuradii ka soo wareegatay markii ay ka go’aday Soomaaliya inteeda kalae. Madaxweynha Soomaaliya ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda umada ayna tahay in meel la iska dhigao waxyaabihii la soo dhaafay lagana ...
3 hours, 54 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Burco 18.May (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee Shacabka Magaalada Burco kala qayb galay Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii Magaalada Burco lagaga dhawaaqay Gooni isu taaga Madax banaanida Somaliland ayaa u soo Jeediyay Bulshada ku Nool Magaaladaas inay Adkeeyaan Qaranimada Somaliland . Wasiirka Arrimaha Guduhu Waxa uu u mahadnaqay Ciidamada Amaanka ee Sugida Amaanka Wadanka Ku hawlan,Waxaanu Xusay ...
3 hours, 54 minutes ago
15
views
Puntlandi ─ Guddigii kalsooni dhisida IGAD ayaa maanta soo gaadhay magaalada Kismaayo. Guddiga markii ay yimaadeen magaalada Kismaayo waxay halkaas kula kulmeen madaxweynaha Jubbaland iyo kuxigeenkiisa, ka dibna waxaa loo gudbiyay goobtii shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo iyagoo halkaa kulumo kala gooni gooni la yeeshay salaadiinta, saxiixayaasha qorshaha maamul usmaeynta Jubbaland iyo ergadii dooratay madaweynaha Jubbaland Sheekh Axmed Madoowe. Odayaashii dhaqanka ayaa waxaa la weydiidyay siday u arkaan maamulka Jubaland iyadoo gudidu qoranayeen ...
3 hours, 54 minutes ago
5
views
Puntland News 24 ─ Waxaa magaalada Qardho laga furay Hoteel Embeeyey oo si weyn ugu duwan hoteelada ku yaalo Puntland.Xafladii [...]
3 hours, 54 minutes ago
3
views
Lughaya ─               Stocholm(LUGHAYA.COM) Mujaahidka weyn Ee C/raxamaan Aw Cali Faarax ayaa Tahniyad Hambalyo Ah u diray shacabka somaliland iyo madaxda dalka kana waramay Taariikhda ay soo martay somaliland.
3 hours, 54 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Ilo wareedyo wargeysyada Talyaaniga ay qorayaan dhaawanahaan ayaa sheegaya in kooxda Juventus ay xiiseyneyso in ay la soo hishiiyaan weeraryahanka Man City ee Carlos Tevez. Xiddigaan oo sidoo kale magaciisa lala xariirinayay kooxda Monaco oo dhawaan heerka koowaad ee faransiiska timid laba sano ka dib ayuu wargeyska La Gazeta del sport sheegayaa in laacibka uu [...]
3 hours, 55 minutes ago