4
views

Somaliland oo laga mamnuucay gawaarida miraayadaha madow

Maamulka Somaliland ayaa mamnuucay in dadku ay magaalada ku dhex kaxaystaan gawaari miraayado madow leh, si ammaanka deegaannada maamulka sare loogu qaado. Taliska ciidanka booliska ee maamulka Somaliland, Cabdullaahi Fadal Iimaan ayaa dadweynaha uga digay in gawaaridooda ay ku xiraan bacaha miraayadaha lagu dhajiyo ee beensal-ka loo yaqaanno. Taliyaha waxa uu sheegay in arrintan looga [...]

Read full story >>

1
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- dhammaan dadku xidhan shabakadda caalamiga ah ee Oodweynenews waxaanu dhawaan idin soo gudbinaynaa warbixin aad u xiiso leh oo aanu ku eegayno dhibta iyo takoorka ay la kulmaan dadka la nool xanuunka dilaaga ah ee HIV-ga kaasi oo ku sii badanaaya guud ahaan dunida . ee filasho wac.uu Cumar Cali Xasan (Cumar Seerbiya) omarserbia1@hotmail.com Oodweynenews.com,Hargeysa Office
3 hours, 19 minutes ago
1
views
Mareeg ─ 22/05/2013
3 hours, 19 minutes ago
6
views
Laacib Net ─ Daafaca kooxda Barcelona Eric Abidal ayaa la filayaa in isaga iyo kooxda ay shir jaraa’id wada qabtaan isbuuca soo soca oo lagu xaqiijinayo in ciyaaryahanka uu ka tagayo kooxda. Warar soo baxayay maalmihii u danbeysay ayaa sheegayay in 33 jirkaan loo soo bandhigay inuu shaqo maamul kooxda ka qabto xilli ciyaareedka soo socda, waxaana dalabkaas [...]
3 hours, 19 minutes ago
4
views
Harowo ─ Addisababa (Harowo)- Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay doonayso in looga dambeeyo Maamul U sameynta Gobollada Jubbooyinka dowladda Soomaaliya. Afhayeenka Ra’isal Wasaaraha dalka Ethiopia oo la hadlayay V.O.A da ayaa waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan la jirin dhinac gaar ah oo ku aadan Maamullada dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Waxa uu intaas ku daray inay u sheegeen Kenya iyo IGAD in loo baahan ...
3 hours, 20 minutes ago
1
views
Harowo ─ A RIGHT RESPONSE TO HASSAN ISSA’S TALK AND THE SCRAMBLE OF SOMALILNAD MEDIA’S CODE OF CONDUCT. On 20th May, I listenedd a jumble of meaningless words, by a man called Hassan Issa, released on few media outlets. In the first place, the decision to publish such a drivel by some media circles is as unnecessary as it is equally unethical and irresponsible.   The present Somaliland media outlets tend to ...
3 hours, 20 minutes ago
4
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Cabdi Xuseen (Cabdi-waraabe), ayaa ka hadlay hadalo ka soo yeedhay siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil hure Buubaa, kaas oo uu nuxurkiisu ahaa in Madaxweyne Siilaanyo uu weligiiba aaminsanaa mabda’a federaalka. Waxa kale oo uu Xaajigu ka jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somaliya uu Somaliland ku duray. Xaaji Cabdikariim, oo shalay waraysi kooban siiyay qaarka mid ah warbaahinta , ayaa ugu horayn isagoo ka jawaabaya hadalka Ismaaciil Buubaa, wuxuu yidhi ...
3 hours, 20 minutes ago
1
views
Golis News ─ Muqdisho(Golisnews)Xildhibaannada baarlamaanka ayaa manta dib uga laabtayMooshin ay ka keeneen xukuumadda Soomaaliya sida uu ka sheegay fadhigii maanta ee baarlamaanka guddoomiyaha baarlamaanka Somaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Kulankii maanta oo ay soo xaadireen 200 xildhibaan ajadahiisaa uu ahaa in laga doodo mooshinkii ay xukuumadda ka keentayqaar ka mid ah xildhibaanada barlamaanku, ayaa la joojiyay, kaddib markii uu guddoomiyaha baarlamaanka ku dhawaaqay in mooshinkaas laga laabtay. “Mudanayaal badan ayaa warqado ...
3 hours, 20 minutes ago
1
views
Golis News ─ Muqdisho (Golisnews) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay wafti uu hogaaminayo wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maxamed Saalax Anaadif iyo xubno ka tirsan saraakiisha sar sare ee AMISOM. Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la yeeshay wakiilka ayaa waxaa diirada lagu saarayey arrimaha amniga iyo horumarada ay ka sameeyeen ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda dagaalka ay kula jiraan kooxda xag-jirka ah ee Alshabab. ...
3 hours, 20 minutes ago
1
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews) -Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Etiennce De Poncins oo socdaal rasmi ah ku yimid dalka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Mudane Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Kulankaasi ka dib shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyadda ayaa tafaasiil ka bixiyay qodobadii ay madaxweynaha iyo danjiraha faransiisku ka wada hadleen, isagoo arrintaasi ka hadlayayna ...
3 hours, 20 minutes ago
4
views
BBC Somali
3 hours, 21 minutes ago