16
views

Dalka Sweden Oo Xiligan Fursad Siinaya Dadka Mashaqaystayaasha Ah Ee Ku Nool Sweden

Dalka Sweden oo ay ku nool yihiin malaayiin Ajaanib ah ayaa xiligan fursad u siinaya dadkaasi in ay helaan shaqooyin ay kow ka tahay jarista dhirta, maadama dalkani uu yahay dal caan ku ah dhoofinta Alwaaxada. Magaalada Vilhelmina ayaa xiligan bilowday sidii ay tababar ugu furi lahaayeen dadka aan iyagu wali ku soo biirin suuqa [...]

Read full story >>

1
views
Qurbe Joog ─ The modern day Republic of Somaliland, which declared its Independence on 18 May 1991, is the third incarnation of the territory established by the British in the Horn of Africa in 1884. In June 1960, after more than seven decades as a British Protectorate, the British Somaliland Protectorate received its independence from Queen Elizabeth II. Somaliland hastily united with the Italian ruled south Somalia just five days after obtaining its ...
3 hours, 9 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa 19.May (SDN) Fanaaniinta Qaranka ayaa Xarunta Madaxtooyada waxay Xalay ku soo bandhigeen Masrixiyad ka Turjumaysa Marxaladihii kala duwanaa ee dalkani soo maray laga soo bilaabo xiligii ay Somaliland ku hoos jirtay Maamulkii Boqortooyadii Ingiriiska iyo Wixii ay ka dhaxashay Midnimadii ay la gashay Somalia-da Koonfureed ee uu Gumaysan jiray Talyaanigu . Sidoo kale Riwaayadan ayaa lagu Iftiimiyay Waxqabadkii Wadankan u hirgalay Mudadii 22 ka sanno ahaa ee uu haystay ...
3 hours, 9 minutes ago
1
views
Puntland News 24 ─ Madaxwaynaha dowladda Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa markii sadexaad dib u dhigay doorashooyinkii horay xukuumadiisa ay u sheegtay ururrada siyaasadda inay ugu tartamayaan dolwdaha hoose ee Puntland.Gudoomiyaha guddiga faramada ee doorashooyinka Maxamed Xasan Barre ayaa maanta shiraxaafadeed uu ku qabtay magaalada Garowe waxaa uu ku sheegay madaxwaynuhu go'aankan inuu kusoo saaray digreeto, kadib markii guddiga uu codsaday in waqti loogu darro ururada siyaasadda oo arintaasi markii horeba soo jeediyay.Shirsaxaafadeedkii ...
3 hours, 9 minutes ago
15
views
Oodweyne News ─ London(OWN) Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa xaflad aad u balaadhan oo lau dabaal degayey xuska 18 may 2013, xafladan oo ay ka soo qayb galeen wefti balaadhan o uu hogaaminayao madaxweyne kux-geenka somaliland iyo dadweyne ka kala yimi guud ahaan UK iyo goboladeeda, sawiradan waa qaybtii hore ee daawasho wacan.     Oodweynenews.com/London  
3 hours, 9 minutes ago
9
views
Nuxur ─ Waxaa shalay Magaalooyinka iyo Degmooyinka maamulka Somaliland ka dhacay Banaanbaxyo ay ku soo dhawaynayaan Sanadguuradii 22 ee ka soo Wareegtay markii ay sheegeen in Soomaaliya ay ka baxeen. Banaanbaxayaasha ayaa ku Qeylinayay Erayo ay ka mid ahaayeen Somaliland waa Dowladoo way diiday Xamar, iyo anagu Diidnay Xamar. Marka aad tagto Magaalada Hargaysa ee Caasimadda Somaliland waxaa durba dhagahaagu maqlayaan Somaliland waa Dowladoo way diiday Xamar, taasi oo ah hal hays ...
3 hours, 10 minutes ago
3
views
Nuxur ─ Kooxda Totenham ayaa Xalay iska dhex weyday Liiska 4ta Koox ee ingiriiksa u matalaya Champions liguae soo socda ee 2013-2014 ka dib Markii Ciyaartooodii ugu dmabeysya ay badiyeen balse ay ku hartay ka dib Markii Arsenal ay ka soo talaabsatay Newcastle. Labada Koox oo kulankooda aa d loo wada sugayay isla Markaana Rajada Kaalinta 4 e ehoryaalak ingiriiska 2012-2013 isku heystay ayaa ku kal baxay Guulo ay w ada Gaareen ...
3 hours, 10 minutes ago
5
views
Laacib Net ─ Horyaalka Ingariiska ayaa soo xirmay maanta iyadoo wax badan ay isbedeleen islamarkaana halyeeyo badan oo horyaalka muddo badan ku dhex jiray ay macsalaameeyeen markoodii ugu danbeysay. Kooxda horyaalka hanaatay xilli ciyaareedkan waa Manchester United kuwasoo ku qaaday horyaalka 89 dhibcood waxaana ay kulankoodii ugu danbeeyay ay barbaro 5-5 kala kulmeen kooxda West Brom. Kulankaas ayaana [...]
3 hours, 10 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Robin Van Persie ayaa ku guuleystay sannadkii labaad ee isku xigta gooldhalinta horyaalka Ingariiska isagoo xilli ciyaareedkan ku qaaday kabaha dahabka 26 gool. Van Persie oo goolashiisa 26ka ah ay ka caawiyeen Manchester United hanashadooda horyaalka Premier League markoodii 20aad ayaa ka si wacan uga faa’ideystay ganaaxii Luis Suarez kaasoo kaalinta labaad ku dhameystay isagoo [...]
3 hours, 10 minutes ago
5
views
Horufadhi ─ Waxaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ka daawadeen Tvyada ku hadla afka jabhada Siilaanyo ee gooni goosadka ah barnaamijyo toos{Live} ah oo ay soo tebinayaan shirkada isgaadhsiinta ee Somtel ee DHiigshiil Group, kuwaasoo fududeynayey in la naco midnimada Soomaaliyeed, dadka Soomaaliyeed, calanka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan dadka la deegaanka ah ee ka soo horjeeda fekerka kala goynta [...]
3 hours, 10 minutes ago
5
views
BBC Somali
3 hours, 11 minutes ago