8
views

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha QPR v Man United.

Guul ay Manchester United maanta ku gaarto Loftus Road waxa ay ka saacideysaa inay hogaanka horyaalka ku qabtaan 15 dhibcood, madaama Manchester City oo kaalinta labaad ku jirta ay berri martigelin doonto kooxda Chelsea. Kulanka: QPR v Man United Garoonka: Loftus Road Waqtiga: 6pm SGA Garsoore:  Anthony Taylor LINE- UPKA MACQUULKA AH   QPR Júlio César [...]

Read full story >>

9
views
Qurbe Joog ─   (Reuters) – Somalia’s new government said on Monday it was pursuing talks to resolve rival claims for control in the south that have stoked fears of a return to the clan wars that pitched the nation into anarchy two decades ago. A local assembly on Thursday declared a former Islamist warlord, Ahmed Madobe, president of Jubaland. Madobe is not viewed favorably by Mogadishu and within a day two other ...
2 hours, 54 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Muqdisho May 21 2013 (SDN)— Howlgallo balaaran ayaa saakay ka soconaya xaafado kamid ah degmooyinka Wardhiigley iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir. Howlgallada ayaa waxaa siwada jir ah u fulinaya Ciidama dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM waxaaana xaafada sida weyn ay uga soconayaan kamid ah, xaafada Xamarjadiid, wadada warshadaha, Suuqa Bakaaraha iyo meelo kale. Isku socodka Gaadiidka iyo dadka ayaa xayiran waxaana la sheegayaa in ciidamada howlgalka sameynaya ay gacanta ku ...
2 hours, 54 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Washington May 21 2013 (SDN)— Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Shiinaha ayaa wada hadaladoodii ugu horeeyay kuyeelanaya Bisha June ee soo aadan gobolka California ee dalka Maraykanka sida ay xaqiijiyeen labada dhinac. Barack Obama iyo Xi Jinping ayaa kulmaya 7-8 bisha June, waxaana kulankooda uu ka dhici doonaa Rancho Mirage, sida Aqalka Cad ee Maraykanka uu xaqiijiyay. Labada hogaamiye Obama iyo Mr Xi ayaa kawada hadli doona Arrimo ay kamidyihiin: Kuuriyada ...
2 hours, 54 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Abu Dubai May 21, 2013(SDN)-Safiirka dowlada Biriten ee wadanka isku taga Imaraadka Carabta Domenic germe ayaa u sheegay dowlada wadankaaasi in dowlada Biriten ay diyaar u tahay sidii ay u sii wadi laheyd taagerada Soomaaliya xiligaan la siinaayo. Mr Domenic ayaa mujiyay sida ay dowladisa ay iskaashi ugala sameyneeso dowlada Imaradka Carabta si wadista dadaalada lagula dagaalamayo koxda burcad badeda Somalia. Labada dal waxa ay kamid yihiin dalalka safka ugu ...
2 hours, 54 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─ Waxaa si sharaf xishmad iyo tixgalin mudan ayaa waxaan ka codsanaynaa dhammaan Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba leh, iyo Aqoonyahannada, Culamaa’ Uddiinka, Ganacsatada, Dhallinyarada, Aqoonyahannada iyo Haweenka Soomaaliyeed oo idilba in ay gacan naxariis leh ka gaystaan kuna tabarucaan wixii karaankooda ah dhisida masaajidka xaafada shacabka, kaasi oo baahi aad u badan loo qabo in masaajid la helo Haddaba cid kasta oo wax ku tabarucayso in ay ugu ...
2 hours, 54 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Garoowe May 21 2013 (SDN)— Hogaamiyaha Maamulka Punltand C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo shalay saxaafada kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa si kulul u weeraray dowladda Federalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay arrimaha Dastuurka Soomaaliya iyo hirgalintiisa, Maamul goboleedyada iyo Maamulka Jubaland ee dhawaan iyadoo la isku khilaafsanyahay looga dhawaaqay Kismaayo. Hogaamiye Faroole ayaa tilmaamay in dalka Soomaaliya waxa dastuur loogu sameeyay ay tahay ...
2 hours, 54 minutes ago
11
views
Qurbe Joog ─ Garoowe May 21,2013(SDN)-Xiisad ka dhalatay habka ay Qaramada Midoobey u qorato hay’adaha adeega fidiye ee Soomaalida oo u dhexeeya maamul Goboleedka Puntland iyo Qaramada Midoobey. Maamulka Puntland ayaa ka carooday isku bedelka labba hay’adood oo hawl fududeyn guddaha ah u sameeya QM. Xiisadaas ayaa haatn cunryaamisay hawlihii ay QM ka waday Puntland,iminkana QM waxa ay sheegeen in ay gebi ahaanba joogsaneyso hawshu hadii aan xal laga gaarin habdhaqanka madaxda amniga ...
2 hours, 54 minutes ago
2
views
Laacib Net ─ Daafaca dhexe ee Borussia Dortmund Mats Hummels ayaa sheegay inuusan jirin wax xiriir ah oo ay la soo sameysay Barcelona oo ku aadan inuu u dhaqaaqayo xagaagan. Ciyaaryahankii hore ee Bayern Munich ayaa lagu soo waramayay inay xiiseyneyso kooxda Blaugrana oo dooneysa inay xoojiso daafaceeda halkaasoo dhibaatooyin ay ka heysteen xilli ciyaareedkan. “Ma jiro wax [...]
2 hours, 55 minutes ago
11
views
Badweyn ─ Number of View :114Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro badan ay ku raadinayaan filim fadeexad ah oo muujinaayo duqa magaalada Toront ee dalka Canada oo isticmaalaaya daroogada cocaine. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DAAWATO
2 hours, 56 minutes ago
5
views
Badweyn ─ Number of View :113Dowlada Soomaaliya ayaa ka cabaneysa oo ay qaati ka taagan tahay xoogsato ajaanabi ah oo si sharci daro ah uga shaqaysanaayo dalka Soomaaliya. HALKAAN KU DHUFO SI AAD U DAAWATO
2 hours, 56 minutes ago