14
views
views
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Ingariiska Ee Premier League Ee Arsenal v Aston Villa.
Arsenal ayaa maanta Emirates Stadium ku soo dhaweyn doonta Aston Villa iyagoo rajeynaya inay isku ilowsiiyaan guuldardii ugu danbeysay ee soo gaartay bartamihii isbuucii hore, halka guuldarro soo gaarta ay noqoto rikoor cusub oo Emirates Stadium ah oo aan weli looga badin seddex kulan oo isku xigta oo garoonkooda ay ku ciyaareen. Kulanka: Arsenal v [...]
Up coming
2
views
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa May 21,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID EE Jamhuuriyada Somaliland ayaa war saxaafada loogu talo galay oo uu maanta soo saaray ku canbaareeyay hadalo dhawaan ka soo yeray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh. Qoraalka UCID oo uu ku saxeexan yahay ku-xigeenka Xoghayaha ee Arrimaha Guddaha Md Xuseen Xasan Badmaax ayaa sidan u qoraa;” Xisbiga caddaalada iyo Daryeelka ee UCID, waxa uu u taaganyahay ilaalinta jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, fulinta go’aanka shacabka ...
1
views
views
Mareeg ─ 21/05/2013
1
views
views
Mareeg ─ 21/05/2013
1
views
views
Lughaya ─ Garowe(LUGHAYA.COM) Madaxwaynaha puntland C/rahmaan sheekh maxamed maxamuud (faroole) ayaa mar uu saxafada la hadlayay xusay in dowlada dalka Australia ay doonayso in caawiso somaliya oo dhan gar ahaan puntland. Kulan maanta magalad gorowe ku dhex maray safiirka somaliya iyo kenya u qaabilsan dowlada Australia Geoff Tooth. Madaxwayne faroole ayaa ku nuuxnuuxsaday in dowlada Australia ay diyaar u tahay in wax ka qabato xaladaha horumarineed ee puntland Dhanka kale Geoff Tooth ...
1
views
views
Lughaya ─ Tan & markii sannadkii 1991-kii, oo ku beegan mudo haatan laga joogo 22 sano, Somaliland ay la soo noqotay madaxbannaanideeda waxay dadaal weyn u gashay sidii bulshada caalamka ay uga dhaadhicin lahayd qadiyada gooni isku taagga qarannimada Somaliland, isla markaana ay uga heli lahayd ictiraaf siyaasadeed oo caalami ah. Hase ahaatee, walow Somaliland ay siyaabo kala duwan ula xidhiidho ama ay ula macaamisho bulshada caalamka, isla markaana marka la barbar ...
1
views
views
Laacib Net ─ Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay u dhaqaaqdo Roberto Lewandowski iyo Isco xagaagan, inkastoo ay u muuqdaan inay ku sii jeedaan meelo kale. Warar dhawaan soo baxayay ayaa sheegayay in xiddiga Malaga Isco inuu heshiis hordhac ah kula jiro Manchester City kuwaasoo diyaar la ah inay bixiyaan 35ta milyan euro ee lagu [...]
1
views
views
Laacib Net ─ Manchester City iyo kooxda kubada baseball-ka ee New York Yankees ayaa wada sameystay koox kubada cagta ah oo ka ciyaarta horyaalka Mareykanka ee MLS oo fadhigeedu yahay New York City laga bilaabo 2015ka, sida ay labada kooxood ku dhawaaqeen maanta. Manchester City oo uu leeyahay milkiilaha carbeed Sheekh Mansuur ayaa waxa ay la bahoobi doonaan [...]
11
views
views
Horufadhi ─ Socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inuu la xiriiro qiimeyn uu ku sameynayo doorashadii lagu doortay madaxweynaha cusub ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), xaaladda guud ee magaalada Kismaayo iyo sida ay suurta-gal u tahay in mashaariic horumineed iyo bini’adannimo laga hirgeliyo deegaanka. HALKAN KA DHAGAYSO. Dhinaca kale Waxaa lagu dilay Magaalada Kismayo labo askari [...]
2
views
views
Horufadhi ─ Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuu Qudbadan qiimaha badan diirada ku saaraya ka fogaanshaha dhiiga islaamka iyo Culimada,asagoo faah faahinaya cuqabada ay lee dahay. Qaybta hore ayaa ah Carrabi qaybta danbena waa Soomaali. HALKAN KA DHAGAYSO.   By Al Sunnah Islamic Centre. Horufadhi.com Nairobi.
4
views
views
Horseed Media ─ Waxaa magaalada London ee cariga dalka Britain lagu qabtay kulan ay ka soo qeyb galeen, shirkado iyo hey’ado Soomaaliyeed, kulankan waxaa abaabulkiisa iska kaashaday Rugta ganacsiga Puntland (Puntland Chamber of Commerce & Industry) iyo Somali Economic Forum, waxaa shirkaasi fududeeyay Amal Express iyo Golis Telecom. Waxaa halkaasi ka hadlay gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo in muddo ahba socdaal ku marayay dalkan [...]