20
views
views
Musharixiinta Doorshada soo socota ee countiga Wajeer oo lagu baaqay in danaha muslimiinta ay ka shaqeeyaan.
23.Feb.2013 Iyadoo doorashooyinka guud ay ka hartay 9maalmood oo kali ah ayaa baaqyada iska soo daba dhacaya waxaa ay yahiin in si nabad ku saleysan lagu codeeya islamarkaana hogaamiyaasha la soo dooranayana ay noqdaan kuwa waxqabad leh.
Sh Abdullah Musa waxaa uu ka mid yahay culumaada Cauntiga Wajeer ayaa kula dardaarmay musharaxiinta u taagan kuraasta kala duwan ee kauntiga kuwii kuraastaasi ku guuleysta ay noqdaan kuwa diintooda dadkooda iyo deegaanadooda wax u qabta.
Up coming
6
views
views
Puntlandi ─ Magaalada Kismayo ee caasimada maamulka Jubaland ayaa waxa maanta gaaray wafdi ka socda urur goboleedka IGAD uuna hogaaminayey xoghayaha guud Maxbuub Macalin. Garoonka Kismayo ayaa wafdigani kulan kula qaateen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ku xigeenka Gen.Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo hogaanka dhaqanka iyagoo u sii gudbay dhanka jaamacada Kismayo oo hortagayaan ergadii 500 ahayd ee doooratay hogaanka sare ee Jubaland. Wafdigan ayaa qiimayn u samayn doona qaabka ay doorashadu ku ...
4
views
views
Puntland Voice ─ Kismaayo(PV):-Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay maanta xafalad lagu furayay xarun agoon lagu daryeeli doono isagoona soo hadal qaaday arimaha Kismaayo iyo Somaliland. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in kismaayo waxa hada ka taagan ay yihiin sida uu sheegay wax ay hore mudo uga digayeen ka dowlad ahaan. “ Kismaayo waxaa ka taagan wixii aan mudo ka digeynay waxaana noo cadaatay in doorashadii kismaayo ay ahayd wax ...
6
views
views
Oodweyne News ─
1
views
views
Oodweyne News ─ Hadii aanu nahay Xisbiga UCID garabkiisa UK, waxuu halkan hambalyo uga dirayaa dhamaan umadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan ee maanta u dabaal degaya 22tan guurada 18 MAY. Waxaan leenahay ku ciida farxad iyo rayrayn. Waa munaasabadan qaali ah, taariikhi ah, haboon inaynu xasuusano naf iyo maalba waxii ku baxay helida markale xoriyad buuxda oo dhan kasta ah. Ilaahay Farxadaa ha inoogu wado, ha inaga dhigo kuwii isu gargaara, ...
8
views
views
Oodweyne News ─ Muqdisho(OWN)-Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ka Hadlaya arimaha Somaliland ee Dhinaca Gooni ISku taaga Isagoo Tilmaamay inaanay Jirin Wax Kala goonis isku taag la yidhaah aanay jirin . Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa waxa uu ku dheeraaday arimaha Somaliland isgoo sheegay inay dawlada somaliya sanadkaa hagaran dooninin maadama ay yihiin dad wax qabsaday . Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Soomaaliya ay tahay ...
5
views
views
Oodweyne News ─
1
views
views
Oodweyne News ─ Abdilaahi saleban Mohamed Ibraahin hasan ali, Awil ahmed huruuse, GARAAD:Garad Abdiqani , siciid yusuf haybe, Khadar abdi abdilaahi muhamuud mohamed adan, Iid arwo, ali qoor, abdiweli gaabane ,jaamac ismaciil gaaane(qarxiye), axmed maxamuud ducaale, abdilaahi aadan dheere(cabdilaahidable), mubaarig yuusuf xaashi(gaacuuro) dhamaan dadkaasi oo jooga wadanka AUSTRIA waxay hanbalyo udirayaan aan la soo koobi karin hawada u marinayaa ,mr. MOHAMED HUSEIN AYDIID & IYO MARWADIISA.RAHMA AHMED MOHAMED : oo meher koodu ...
1
views
views
Oodweyne News ─
1
views
views
Mareeg ─ 18/05/2013
3
views
views
Mareeg ─ 18/05/2013