13
views

Raysul wasaare ku xigeenka Turkiga oo booqasho labaad ku tagay Muqdisho

Raysul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdağ iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Raysul wasaare ku xigeenka waxaa Muqdisho ku soo dhoweeyay wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ay ka mid yihiin raysul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo wasiirka maaliyadda [...]

Read full story >>

2
views
Puntland Voice ─ Afmadow(PV);-Wararka ka imaanaya deegaanka Taabto ee gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in halkaasi ay fariisimo cusub ka sameysteen ciidamada ka socda Dalka siiraaliyon ee qeybta ah amisom. Ciidamada Siiraliyon ayaa dhawaan soo gaaray ciida Soomaaliya markii ay saxiixeen inay amisom ka mid noqonayaan waxaana ay Soomaaliya ka soo galeen dhanka Kenya. Wararka Jubada hoose ka imaanaya ayaa sheegaya in ciidamada Siraliyon lagu arkay maanta iyagoo dhufeysyo ka sameynsaya deegaanka taabto ...
3 hours, 28 minutes ago
2
views
Puntland Voice ─ Baladweyne.com(PV):–Warar ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax duhuradii maanta halkaasi lagula eegtay ciidamada Itoobiya inay sababtay khasaare soo gaaray ciidamadaasi. Wararka qaar ayaa sheegaya in ilaa 2 askari oo Itoobiyaan ah ay ku dhinteen kuwo kalana ay ku dhaawacmeen qaraxaasi markii uu haleelay xili ay wadada marayeen. War dhanka Dowlada ka soo baxay ayaa lagu sheegay in qaraxu ka dhacay laanta irid amioin ee ...
3 hours, 28 minutes ago
9
views
Puntland News 24 ─ Iyada oo cishooyinkan dame ay nabadoonada ,cuqaaasha iyo aqoonyahanada iyo qaybhaha kala duwan ee buslshada [...]
3 hours, 28 minutes ago
4
views
Oodweyne News ─ Dr. Omar Raabe: Departure of a Hero without a Nation ‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814.   “I never waged a war on the Somali people, whether political, religious, and tribal or whatever… On the contrary, I was always searching for the common good of the Somali people; I was calling for the protection ...
3 hours, 28 minutes ago
9
views
Laacib Net ─ Labada kooxood ee Borussia Dortmund iyo Bayern Munich ayaa cagadhigtay London ka hor kulanka habeen danbe ee finalka Champions League ee Wembley ka dhacaya. Dortmund ayaa ku timid caasimada England qaab cajiib ah iyadoo caalamadooda soo marsaday diyaarada Turkish Airlines. Kooxda Bayern Munich ayaa garoonka London City Airport kaga degtay diyaarada Lufthansa, waxanaa lagu soo [...]
3 hours, 29 minutes ago
3
views
Idhanka ─ ‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814. “I never waged a war on the Somali people, whether political, religious, and tribal or whatever… On the contrary, I was always searching for the common good of the Somali people; I was calling for the protection of the Somali people’s interest, their land and their sea… Never ...
3 hours, 29 minutes ago
4
views
Horseed Media ─ Waxaa degmada Isku-shuban ee ka tirsan gobalka Bari ee Puntland ka dhacay kulan ay shacabka magaalada ku xireen Xafiiskii urur siyaasadeedka Horseed magaalada ka furtay, isu soo baxan oo ay ka qeyb qaateen Nabadoonada, waxgaradka degmada, ururada dhalinyarada iyo haweenka. Shacabkan ayaa kuraas hor dhigtay Xafiiska la sheegay inuu furtay Xisbiga Madaxweynaha Puntland iyagoo xiray goobtaasi isla markaana burburiyey astaamihii [...]
3 hours, 29 minutes ago
4
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Halkan Ka Daawo Xafladii 18 May Ee Dalka Turkiga
3 hours, 29 minutes ago
6
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews)- Halkan Ka Daawo Taariikh Nololeedkii DUULIYE Sare Maxamuud Maxamed Kayd
3 hours, 29 minutes ago
10
views
Wehel Media ─ Wasiirada Arrimaha dibadda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta soo gabo gabeeyay shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa, ee dalka Eithopia, iyadoona war-murtiyeed laga soo saaray kulankaasi lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya loogu danbeeyo waxii maamulo ah ee loo sameenayo Gobolada dalka Somaaliya, isla markaana Muqdisho lagu qabto shirweyne ay ka soo qayb-galaan dhammaan dhinacyada gobollada Jubbooyinka si loogu jeexo kharriirad lagu sameynayo maamul iyadoo la raacayo dastuurka Soomaaliya. Wasiirada ...
4 hours, 27 minutes ago