190
views
views
Jive Software Will Start Trading Tuesday (Arik Hesseldahl/AllThingsD)
Arik Hesseldahl / AllThingsD:
Jive Software Will Start Trading Tuesday — Shares of Jive Software, the social enterprise and collaboration software company, will price today and will debut on the Nasdaq exchange tomorrow morning, sources familiar with the matter tell AllThingsD. The debut will cap a process that began …
Up coming
12
views
views
Balanbal ─ Muqdisho: Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya oo soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro. Shalay oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay 2013 oo ah maalin sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho , qolka lixaad qeybta Recoveryga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u guurgalaynay xaalada gabadh Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, uu oo la xanuunsan xanuun mucjiso ah ...
7
views
views
Wehel Media ─ (WMC) Gudumiiyaha Degmada Ceel Barde ee Gobalka Bakool ayaa sheegay in Maamulka degmada Ceel Barde wadaan qorshayaal ay kaga horatagayaan Kooxda Alshabaab oo weerar mar kale ku soo ah Degmada Ceel Barde sida uu sheegay . Cabdi Risaaq Caweera Cumar waxa uu sheegay in ay heleen Xog la xariirta in ay jiraan weeraro ka dhan ah Maamulka ceel Barde oo ay qorshaynayaan kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Gobalak Bakool Waxa ...
2
views
views
Wehel Media ─ (WF,News ) Maamulka Degmada Jowhar ayaa bindow aan la caymin inta uu socon doono ku soo rogay Xaafada Hantiwadaag ee Magaalaad jowhar halkaa oo Ciidama Booliis ah habeen hore Bam Gacmeed lugula weeraray. Bindowgaan ayaa la saaray Xaafada Hantiwadaag waxana xalay howlgalo ka waday Ciidamada Booliiska Magaalaad jowhar kuwaa oo xiray Goobahii ganacsiga ee halkaa ka jiray fidkii hore ee xalay. Ciidamada Booliiska Magaalada jowahar waxa ay howlgalkaa xalay Xaafadaa ...
3
views
views
Star Fm ─ Xaalada dagmada Wajeer ayaa dagan saakay ka dib markii xalay halkaasi lagu dilay saargaal sare oo ka tirsan ciidamada AP ee dagmadaasi . madaxa ciidanka booliiska dagmada Wajeer Mr.james mutungi oo dhacdadani u xaqiijiyay Idacada Starfm ayaa sheegay in ay imika ay bilaabeen baaritaana ku aadan dilkaasi Sidoo kale ayaa waxaa starm u waramay nin waaridiya ka ahaa meel ku daweed goobta sargaalkaasi oo lagu magacaabijiray Mohamed Mohamud lagu ...
2
views
views
Star Fm ─ Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in mushaarka loo kordhiyo xildhibaanada baarlamaanka xiligan . Madaxwayne Kenyatta ayaa waxa uu ku booriyay xildhibaanada baarlamaanka in ay ak tanasulaan dalabka ah in mushaarka loo kordhiyo . Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa xildhibaanada ka dalbaday in marka hore ay ka shaqeeyaan sidii uu u laba jibaarmi lahaa kobaca dhaqaalaha dalka. waxa uu sheegay in hadii dhaqaalaha dalka uu ...
5
views
views
Star Fm ─ Xerada qaxootiga ee Xagerdheer waxaa hadda ka socdo dibad bax aad u ballaaran oo lagu taageerayo Axmed madoobe oo ah qof ka loo doortay xilka madaxwenaha Maamulka Jubbaland. Isisoobaxan oo ay ka qeyb galayaan kumannaan qof oo qaxooti ah waxay wataan boorar ay ku qoran yihiin ereyo ay muujinayaan sida ay u taageersan yihiin in Axmed Madoobe uu noqdo madaxwenaha maamulka Jubbaland. Wararka ka imaanayo xearada qaxootiga ayaa sheegayo ...
2
views
views
Star Fm ─ Xubin sare oo ka tirsaned xisbiga siyaasada ee uu hogaamiyo Imran Khan ayaa geeriyootay markii lagu toogtay magaalada Karachi ee dalkaasi Pakistan, wax yar markii ciidamo badan la geeyay magaalada. Zahra Shahid Hussain, waxay aheyd ku xigeenka madaxweynaha xisbiga cadaalada, waxayna sidoo kale aheyd xubnihii dhanka dhaqaalaha, waxaana la dilay gelinkii dambe ee shalay. Ma cada ilaa iyo iminka cid ka dambeysay dilka iyo sababta keentay intaba. “Waxay kasoo ...
8
views
views
Star Fm ─ Waxaa gaaray Magalada Kismaayo Wafti ka socda IGAD oo dhawaanahaan safaro ku marayay Magaalada Muqdisho iyo Kismaayo, waxaana ay kulamo la qaateen Maamulka Jubbaland State garabka Shiiq Axmed Madoobe, iyo odyaashii dhaqanka ee soo doortay Shiiq Axmed Madoobe. Waxaa lagu wadaa saakay inay la kulmi doonaan Coll Barre Hiiraale iyo Taageerayaashii oo idil, si loo dhagaysato fikradaha ay qabaan. Suldaan Maxamed Bashiir Madoobe Yaroow oo kamid ah Salaadiintii ku ...
4
views
views
Star Fm ─ Dowlada Australia ayaa shaacisay inay ka qeyb qaadaneyso hormarka iyo caawinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed ee dagaalada iyo abaaraha Saameynta ku yeeshay. Dowlada ayaa Golaha amaanka ee Qaramada u sheegtay inay u istaageyso sidii Soomaaliya ay dib ugu hanan lahayd heykalkeedii dowladnimo iyo nidaamkii iyo kala danbeytii dalka ka jiray. Wargeyska The Australian ee ka soo baxa dalkaasi ayaa qoray in xukuumada Australia ay u bisishahay ka qeyb qaadashada ...
5
views
views
Somali Memo ─ Shabakadda SomaliMeMo ayaa goordhaw lasoo gaarsiiyay Bayaan Muhiim ah oo kasoo baxay hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.Bayaanka ayaa taabanaya arrimo badan oo ku saabsan xaaladda ay ku suganyihiin mujaahidiinta Soomaaliya waxaana looga Jawaabi doonnaa ishaacaad maalmahan ay baraha Internetka ku faafinayeen dhinacyo tashwiishin wada.Halkan Ka degso Bayaanka oo Carabi ah PDFGoordhaw naga suga insha'allaah Bayaanka oo Luqadda Soomaaliga ku tarjuman