237
views
views
EXCLUSIVE: Big Sony Ericsson Arc HD (Nozomi) live shots pop up (GSMArena)

GSMArena:
EXCLUSIVE: Big Sony Ericsson Arc HD (Nozomi) live shots pop up — Now look what we found in our mailbox this morning. We just received photos of the upcoming Sony Ericsson flagship and some specs to go with them. Unfortunately, we didn't get the name cleared out so we don't know if the earlier …
Up coming
8
views
views
VOA Somali ─ Axmed Max'ed Islaan ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedkii IGAD ee ku baaqayay in DFS ay u qabato dhinacyada Jubbooyinka shir maamul KMG lagu dhisayo, balse Axmed Madoobe wuxuu diiday in maamul cusub loo dhiso gobolka.
10
views
views
Puntlandi ─ Madaxweyne ku-xigenka Jubaland State of Somalia Gen Abdulaahi Fartaag ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay sida ay u hadlayeen madaxda dowlada ee ka qeybgaleysa shirka IGAD ee Itoobiya ka socda, waxaana uu sheegay inaysan waxba ka jirin sida ay hadalka shacabka ugu sheegayaan. Wasiirada arrimaha dibada sida ay wax u sheegtay uma ahan go’aanka shirka IGAD kasoo baxay. Waxaana leenahay hadalka ha iska xumeen maamulka Jubaland waa jiraa waana shaqeynayaa, ...
2
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa-(OWN) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryeyntan Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa ka war bixiyey qorshe ay ku hir gelinayaan in Liisamada Wadista Gaadiidka ay ka dhigeen Laf Electronic ah, kuna maamuli doonaan Liisamadan Casriga ah nidaamka Database-systemka. Wasiirku waxa uu sheegay inay u badali doonaan Liisamada Wadista Gadiidka nidaamka caalamiga ah ee Lafta ah. Wasiirka wasaarada hawlaha guud oo waraysi siiyey Shabakada OODWEYNENES ayaa ugu horayn isaga oo ka ...
13
views
views
Oodweyne News ─ SWEDEN(OWN)- Maayerka magaalada caasimada ah ee Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud caydiid (Soltelco) & wasiirka qorsheynta Somaliland Sacad Cali Shire & xoghayaha dowlada hoose & xildhibaano baarlamaanka ka tirsan ayaa imanaya dalka Sweden maalinta beri ee Axada. Masuuliyiintan oo ay soo casuuntay dowlada Sweden ayaa qorshaha ay u imanayaan dalka Sweden uu yahay sidii dalka Sweden uu uga furan lahaa xarun la dejiyo dadka Reer Somaliland & Somaliya ee xukuumada Sweden ay ...
2
views
views
Horufadhi ─ Guud ahaan waxaa deeganada Khaatumo laga galay imtixaanaadkii shahaadiga ahaa ee dugsiyadda sare iyo hoose, kuwaasoo si toos ah shahaadooyinkooda looga qaadan doono wasaarada arimaha bulshada ee Soomaaliya. Madaxda maamulka Khaatumo oo ka hadlayey furitaanka imtixaanaadkan oo maanta ay si rasmi ah Ooda uga rogeen ayaa canbaareeyey maamulka Puntland oo ay sheegeen inuu bur burin [...]
7
views
views
BBC Somali ─
2
views
views
Wehel Media ─ Kadib markii rugcadaa Ibraahim Xuseen Cali Roombe Gudoomiyihii hore ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga si lama filaan ah uu isaga casiley gudoomiyenimadii xiriirka iyo musharaxnimadii xilka gudoonka (XSKK), ayaa waxaan u kuurgalney xaalada xiriirka uu ku sugan yahey iyo doorashada soo socoto. Doorashadii dib ayaa loo dhigey ilaa bisha soo socoto sida uu sheegay agaasimaha wasaarada isboortiga iyo dhalinyarada kadib markii buuq ka yimid dadka xaqa u leh inay ...
5
views
views
Wehel Media ─ Waxaa Maalinta Barrito lagu wadaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo Hogaanka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga, iyadoona 4-ta sano ee soo socota Markii ugu horeesay Hogaankaan kusoo biiri doonaan wajiyo cusub oo horey aan ugu jirin Maamulka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Koleyga. Wehelmedia oo Tiigsaneysa ilo Muhiim ah oo lagu kalsoon yahay, ayaa waxaa u suura gashay in ay hesho Magacyo ka mid ah Xubnaha ku jira Liiska la ...
9
views
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 25 May 2013: Shir Balaran ayaa ka Furmay Magaalada Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar kaas oo ay isgu yimadeen Beelaha Dega Puntland qaar Kamid ah kuwaas oo ka kala yimid degaanada Puntland Shirkaas Waxaa Inta Badan kasoo Qayb galay Waxgarad Nabadoono Haween Ganacsato Aqoonyahano Qurba Joog iyo Dhamaan Dadka Wax Tarka u leh Bulshada Waxaana loga Arinsanayeey Xaalada Haatan ay Puntland Marayso Nabadoonada Degmooyinka,Qardho,Rako,Xafun,Waciye, Bayla iyo Nabadoonadii ka ...
5
views
views
Waaheen ─ Preface: Mr. Silanyo’s governing Vertigo It is now more than two decades that Somaliland, internationally unrecognized country, unilaterally declared its independence from proper Somalia. Mr. Silanyo, an ex-militia leader, assumed the presidency of the country through the ballot almost three years ago. However, when Mr. Silanyo was elected to the presidential office, people were filled with a sense of optimism of him as a shrewd politician to build on the ...