250
views

A Very Rare Video of Steve Jobs Telling the History of Apple (Jesus Diaz/Gizmodo)

Jesus Diaz / Gizmodo:
A Very Rare Video of Steve Jobs Telling the History of Apple  —  This very rare video was recorded in the 1980s.  It shows Steve Jobs talking about the origin of Apple.  It's fascinating to see how he hints at the Next Big Thing, back when the Macintosh was still a secret project in development.

Read full story >>

4
views
Horseed Media ─ Xafladan ayey kasoo qeyb galayaan Madaxweynayaasha Qaarada Afrika iyo marti sharaf kale oo caalami ah kuwaasi oo ka kala yimid daafaha adduunka. Dowlada Maraykanka ayaa munaasabadan waxa matalaya Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka John kerry, waxaana sidoo kale kamid ah madaxda Reer Galbeedka ee goobta soo gaaray Madaxweynaha dalka Faransiiska Mr.Hollande iyo wafuud kale oo ka kala timid carabta, aasiya [...]
1 hour, 38 minutes ago
2
views
Bar Kulan ─ Reports suggest that Omar Osman, a village that locates 20kms on eastern side of Jowhar town, the capital of middle Shabelle region has been set on fire and reduced to ashes on Friday night as locals confirm to Bar-kulan. Furthermore, reports add that the village was extremely destroyed as the men who set the village on [...]
1 hour, 39 minutes ago
3
views
Bar Kulan ─ Maamulka Jubaland ee dhowaan looga dhawaaqay Kismaayo ayaa uga digay dowladda federaalka Soomaaliya in ay isku daydo inay ciidamo u dirto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka maamulka Jubaland Cabdinaasir Seeraar ayaa hadalkan ka sheegay shir jaraa’iid oo uu ku qabtay magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay inay dagaal u diyaargaroobayaan haddii dowladda ay isku [...]
1 hour, 39 minutes ago
2
views
Badweyn ─ Number of View :1115-ruux oo rayid ah ayaa lagu dhaawacay weerarro loo adeegsaday banbaanooyinka gacanta laga tuuro oo bartmaha Baydhabo lagula eegtay ciidamo Ethiopian ah oo roondeynayay. Dadka deegaanka ayaa waxa ay ku waramayaan Banba gacmeedyada oo qoladii ka danbeysay ay si fudud goobta uga baxsadeen ay ka dheceen Busteeja gaadiida dad-weynahu ay ka baxaan oo ku taalla xarunta gobalka Baay, iyada oo dhamaan dadkii dhawacmay oo Suuqley u badnaa ...
1 hour, 39 minutes ago
4
views
Badweyn ─ Number of View :15waxaa dhawaan loo gudbiyay gudoonka baarlamaanka Soomaaliya mowshin ka dhan ah ciidmada Kenya ee Soomaaliya nabad ilaalinta u jooga. Mowshinkaan loo gudbiyay gudoonka oo ay saxiixeen xildhibaana aan tiradooda la shaacin ayaa waxa uu ula jeedkiisu yahay in baarlamanka Soomaaliya ay cod u qaadan sii joogitaanka ciidamada Kenya ee Soomaaliya iyada oo hadii lagu guuleesto hadafka Xildhibaanadaan ay soo bixi doonto in ciidamada Keny ay Soomaaliya isaga ...
1 hour, 39 minutes ago
7
views
WidhWidh ─ Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD oo xalay kulan ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa isku raacay in la qabto shirweyne qaran oo dib u heshiisiin ah, kaasoo ay ka soo qeyb galayaan dhamaan bulshada deegaanka ee Jubooyinka.Kulanka madaxweynayaasha IGAD oo ahaa mid xasaasi ah oo looga hadlayay arrinta Kismaayo ayaa walaac ka muujiyay, iyagoo ku baaqay dadka deegaanka inay ilaaliyaan xasiloonida, kana fogaadaan wax walba oo keeni kara ...
2 hours, 37 minutes ago
6
views
WidhWidh ─ FinanacialTimes: “Nugaal Block located In Oil Rich Khaatumo Regional State of Somalia”http://www.ft.com/cms/s/0/538e9550-b3e1-11e2-ace9-00144feabdc0.html#axzz2U8nZbZBCBut the situation is looking even more complex. The area around Nugaal, Khaatumo, last year declared independence from both Somaliland and Puntland, highlighting the risk that oil could rupture the country.Range Resources has not been able to touch a more attractive block, Nugaal, because it lies in a controversial zone.High quality global journalism requires investment. Please share this article ...
2 hours, 37 minutes ago
9
views
WidhWidh ─ Maalgaliyaha ugu awooda badan magaalada Muqdisho waqtigaan xaadirka ah ayaa waxaa la sheegay inuu yahay nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Mareykanka kaas oo lacago malaayiin doolar ah oo maalgalin ah ku sameeyey magaalada Muqdisho.Ninkaan oo lagu magacaabo Michael Stock oo 36 sano jir ah una dhashay dalkaas Mareykanka oo xaruntiisuna tahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay inuu yahay maalgaliyaha ugu awooda badan ee dalka ...
2 hours, 37 minutes ago
8
views
Wehel Media ─ Warbixinta ay soo saareen Guddigii IGAD u xilsaartay inay soo qiimeeyaan Xaalada Jubbooyinka, Gaar ahaan xaalada ka abuuran Magaalada Kismaayo ayaa ah warbixin laga fahmayo guddiga soo saaray inay isku qasayaan waxyaalo badan, warbixintuna ay tahay mud dhaawacaysa Qaranimada iyo Madaxbanaanida Soomaaliya. IGAD oo ka kooban 7 wadan ayaa labo wadan oo kaliya ay dano gaar ah ka leeyihiin Maamul u samaynta Gobolada Soomaaliya, gaar ahaan Jubooyinka, xubnaha Guddiga IGAD ...
2 hours, 37 minutes ago
14
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 25 May 2013: Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan faroole ayaa eedayn u jeediyay Gudiga IGAD ee maalmo ka hor soo gaaray magaalada Muqdisho iyo Kismaayo. Waxa uu ku tilmaamay faroole IGAD kuwa aan dhex dhexaad ahayn oo hal dhinac ah, waxa uuna sheegay in ay Dowlada Goboleedka maamulka Jubbaland State uu yahay Dowlad Goboleed jirta. Waxa uu meesha ka saaray faroole in Dowlada Soomaaliya loo hoos tago Maamul Goboleedyada ...
2 hours, 37 minutes ago