349
views

Beesha Cumar Cali-Cali Saleebaan: Waa Been Abuur Hotel Guul Malahan Wasiirka Maaliyadda Puntland [Bayaan]

Hotel GUUL Boosaaso

Boosaaso[RBC Radio] Beesha Cumar Cali- Cali Saleebaan ayaa go’aan kazoo saartay cidda iska leh Hotel Guul oo kamid ah Hoteelada kuyaala magaaladda Boosaaso taasoo markii hore la sheegay in uu Iibsaday Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Faarax Cali Jaamac.

Go’aanka ay beeshu kazoo saartay magaaladda Boosaaso ayey ku sheegtay in Maxamed Cilmi Cabdalle uu baahiyey dacaayado shaqsiyadeed iyo mid siyaasadeed oo ku saabsan Hotel Guul, isagoona sheegay bey yiraahdeen in Hotelka uu leeyahay Wasiirka Maaliyadda Puntland.

Waxay sidoo kale ku sheegeen beeshu go’aankooda in Maxamed Cilmi Cabdalle uu dacaayad ku furay Suldaan Bashiir Muuse Koonte ,kaas oo sheegaya in Suldaanku si hoose uga Iibsaday Hotelka agoonta ilma Salaad Guul .

Dhamaan eedahaas ayey beeshu xustay iney yihiin been abuur looguna talagalay in lagu waxyeeleeyo sumcada iyo shaqsiyada Mas’uuliyiinta beesha sida Suldaan Bashiir Muuse Koonte iyo Wasiirka Maaliyadda Puntland Faarax Cali Jaamac.

Haddaba waa kan Go’aanka Beesha kazoo baxay oo nuqul kamid ah soo gaaray Raxanreeb

______________________

RBC Radio

Boosaaso

Use Facebook to Comment on this Post

Share

Read full story >>

2
views
Badweyn ─ Dr, C/weli Sheekh Axmed R/wasaaraha dalka Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa lagu wadaa in maanta oo Jimco ah uu gaaro dalka Norway, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalkaas. Ridwaan Xaaji Cabdiweli Afhayeenka xukuumadda federaalka ee Soomaaliyaayaa ayaa sheegay in Ra’isulwasaaraha iyo wafdigiisa ay madaxda dalkaasi kala hadlidoonan sidii dowladaasi ay gacan ugu geysan laheyd dib u dhiska iyo horumarrada kale ee dalka. Afhayeenka ayaa tilmaamay in dalka ...
4 hours, 49 minutes ago
9
views
Badweyn ─ Dagaal afku dirir ah in laga dhaxlo maaha!.Khilaaf iyo xan joogta ah in laga dhaxlo maaha!.Cuqdo iyo xanaaq badan in laga dhaxlo maaha!.Ciilkaambi iyo murugo in laga dhaxlo maaha!.Suugaani waa nabad iyo nagaadi dhaxalkeedu waa farax.Marka aad ifka u soo baxdo ee aad dunida ku soo biirto, nuujinta canqarinta ah iyo habidda koobaadba aad ka cantuugo bogato ka dib, hadaaqa higaadda iyo hadalkuba waa tub korineed ababin ah oo ay ...
4 hours, 49 minutes ago
19
views
Badweyn ─ (3)
4 hours, 49 minutes ago
18
views
WidhWidh ─ Deg Deg Daawo LIVE Maydka Saraakiil SNM Ah oo oog La Keenay Sababata? HALKAN KA DAAWO VIDEO
5 hours, 47 minutes ago
8
views
Wehel Media ─ Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya, mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed, iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan safar ku jooga dalka Britian, isla markaana halkaasi kaga qeyb galayay shir loogu hadlayay taageerida Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya, ayaa la filayaa in maanta oo jimco ah uu gaaro dalka Norwey. Safarka R/wasaaraha dalka ee dalka Norwey ayaa ka danbeeya kadib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay madaxda dalkaasi, sida uu sheegay Afhayeenka ...
5 hours, 47 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dowlada Federalka Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan Col. Cismaan Cabdi Muumin ayaa sheegay in Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo ka dagaalamayay Gobolka Hiiraan, ay isku soo dhiibeen Ciidamada Dowladda ee Gobolka ku sugan. Col. Cismaan Cabdi Muumin ayaa sheegay in Raga isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda ee Gobolka Hiiraan ay gaarayaan ilaa 6-dagaalyahan, islamarkaana Go’aansaday in Dowladda Soomaaliya ay isku soo dhiibaan oo ay ka haraan Kooxda Al-shabaab. ...
5 hours, 47 minutes ago
5
views
Puntlandi ─ Halkaan hoose riix si aad u daawatid: Puntlandi
5 hours, 47 minutes ago
14
views
Puntlandi
5 hours, 47 minutes ago
13
views
Kismaayo24 ─ Wararka laga Helayo aqalka Madaxtooyada somalia, ayaa sheegaya in Dawladda Federal-ka ahi go’aansatay in la joojiyo Qandaraasyo tiro badan oo ay hore ula gashay shirkado shisheeye oo u badan kuwo shidaa Baadhis iyo sahamineed. Tallaabadan ayaa la sheegayaa in la qaaday kadib markii la ogaaday in wax isdabamarin iyo musuqmaasuq badani ku lamaan yahay hannaanka shirkadahani heshiiska loola galay oo ah mid aan qaranka dan badani ugu jirin. Shirkadaha Miiska ...
5 hours, 48 minutes ago
10
views
Kismaayo24 ─ Ayado malinta bari ah uu si rasmi ah u Furmaayo Shirweynaha Wadatashiga ee Midnimo One ayaa waxaa ila iyo shalay magaalada garbahareey soo garayay wufuud kala duwaan kuwaas oo ka kala imanayay 7 dagmo ee Gobolka Gedo iyo Magaalada Muqdisho. Saacado ka dib waxaa sido kale Garoonka diyaaradaha ee Siyaad Barre International Airport ee Magaalada Garbahareey ka soo daganaya diyaarad sida Wafdi u hogaaminayo Gudomiyaha Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada Konfureed ...
5 hours, 48 minutes ago