292
views

Invitation to a Public Talk by Professor Ahmed Ismail Samatar at Queen Mary University London

London, 06 July 2013 (SDN) –— West London Somaliland Community in partnership with East London Somaliland Community would like to invite interested people to a public talk by Professor Ahmed Ismail Samater.

Sunday, 7th of July, 2pm, Queen Mary University, Theatre, Blizard Building 4 Newark St, London Whitecapel, E1 2AT

Professor Samatar is returning from a historic visit to his motherland, Somaliland. It was his first visit since over twenty years and over the past couple of weeks Professor Samatar travelled across the country to engage with ordinary men, women and students on how they created development, peace and stability.

Professor Samatar in his talk will address how his direct experience of Somaliland and close contact with the hopes, aspirations and wishes of the people of Somaliland transformed his position on Somaliland’s political independence and the future relations between Somaliland and Somalia.

Biography of speaker

Professor Ahmed Ismail Samatar is a prominent Somali writer, scholar and former Dean of the Institute for Global Citizenship at Macalester College. He is the founding editor of Bildhaan: an International Journal of Somali Studies. Professor Samatar has lectured at many universities and colleges, including Cornell, Harvard, Iowa, London School of Economics and Political Science, Somali National University.

His expertise is in the areas of global political economy, political and social thought, and Somali affairs, He has authored/edited over five books and over thirty articles. His current research covers two tracks: a collaborative two volumes on leadership and the Somali experience; and globalization and the rise of Islamic consciousness. Since 1994, Samatar has been teaching at Macalester College, where he is the James Wallace Professor.

Read full story >>

5
views
Qurbe Joog ─ Helesinki:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafaadka ka taagan Degaanka Kismayo iyo dhinacyada isku Haya halkaasi. Guddoomiye Faysal oo u warramayey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in jidka loo maray Dib u heshiisiina Jubbooyinku ay yihiin kuwa aan sax ahayn oo meel qaldan la marayo. “22-kaa sanadood waddadii saxda ahayd ee Somalidu ku heshiinaysay lama marin markii kismayo la qabtayna waxay ...
3 hours, 11 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ London:21-April-2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Guddida Gargaarka ee Dawaladda Britain William Shawcross, ayaa amnidarrda ka jirta Syria iyo Somalia ku sheegay caqabad hortaagan gargaarkii ay bixin jireen. Guddoomiyaha ayaa Hadalkanu ku sheegay waraysi uu siiyey Wargeyska The Sunday Times, isagoo ka hadlay amniga dalka Syria iyo saameynta gargaarkooda.   Wuxuu sheegay in dalka Syria kooxa ka dagaalama mararka qaar ay ku qasban yihiin inay dhaqaalo siiyaan si dadka u baahan gargaarka loo gaadhsiiyo, sida ...
3 hours, 11 minutes ago
4
views
Qurbe Joog ─ Dhoobley:21-April-2014(SDN/QJ)-Wararka Saaka ka imanaya Deegaanka Dhoobley ee gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaas xalay uu ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu ka bilaawday ka dib markii ciidamada Amisom gaadhi ay wateen lagu qarxiyay duleedka Dhuubley halkaasna uu ka bilaawday dagaal laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalka uu ahaa mid culus iyo mararka ...
3 hours, 11 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee Kenya, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in uu diyaar u yahay in uu difaaco dadka Somaliyeed iyo gebi ahaanba Muslimiinta Kenya. Ka gadaal markii Ciidamada Kenya ay horaantii bishaan hawlgalo ballaaran ka sameeyeen xaafada Islii, laguna soo xir xiray Soomaalida badan, ayaa waxaa si […]
3 hours, 11 minutes ago
2
views
Marka Cadey Net ─ Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa amar adag ku bixiyay in la soo xiro Gudoomiyihii Degmada Balcad ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasoo Sabtidii dagaal looga saaray Degmadaasi Balcad. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka ee Soomaaliya, ayaa wuxuu Cismaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole), uu ku eedeeyay in uu noqday Dowlad-diid, sidaasi daraadeedna uu amraayo in Sharciga la horkeeno. Madaxweynaha […]
3 hours, 11 minutes ago
5
views
Marka Cadey Net ─ Xarakada Al Shabaab, ayaa waxay sheegtay in ay xoojisay weerarada ay ka geysaneyso Magaalada Muqdisho, ka gadaal markii ay sheegtay in ay gaalo ku soo duushay, isla-markaana ay qabsatay. Waaliga Gobolka Banaadir ee Al Shabaab Sheekh Cali Maxamed Xuseen (Cali Jabal), ayaa wuxuu daboolka ka qaaday Ciidamada Amisom iyo Dowladda, in ay si weyn ugu […]
3 hours, 11 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Lascanod:21-April-2014(SDN/QJ)-Wariyayaal ku sugan Magaalada Lascanod oo La Hadlay Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in halkaa lagu xidhay shan wariye Maalintii shalay. Shanta wariye ee la xidhay ayaa la sheegay in qaarkood wakiillo u ahaayeen warbaahinta ka Hawlgasha Somalia oo waliba Muuqaal ah, halka labada kalena ay ahaayeen wariyayaal madax bannaan oo mihnaddaas ku shaqaysta. Wararka ayaa sheegaya in xadhiga suxufiyiintaasi ay ka danbaysay ka dib markii ay soo ...
4 hours, 9 minutes ago
25
views
Horufadhi ─ Waxaanu Halkan dhamaan Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Godaalonews.com ugu soo Gudbinaynaa Sawiro iyo Faah faahin Dheeriya oo la xidhiidha Wafdigii balaadhnaa ee Kasoo Dagay Magaalada Taariikhiiga Ah Ee taleex. Wafdigaan ayaa waxaa Hogaamiyey Gudoomiyaha Guduga Fulinta G10, Waxanaa kamid ahaa Pro Cali Khaliif, Masuuliyiin kale & Xildhibaano Katirsan Dawlada Soomaliya. Magaalada Taleex ayaa waxaa […]
6 hours, 11 minutes ago
6
views
Puntland News 24 ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo sidii aan u sii xoojin […] The post Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii ...
7 hours, 10 minutes ago
3
views
Mareeg ─ Mareeg.com-ABU DHABI // Increased security measures, development of a justice system and economic growth have greatly curbed the threat that Somali piracy once posed. But the country still needs help to provide alternatives for Somalis to deter them from activities such as piracy and terrorism, said Nick Kay, the UN ambassador to Somalia. Mr Kay […]
7 hours, 10 minutes ago