22
views
views
'Scores killed' as storm passes Madagascar
Tropical storm Irina left at least 65 people dead, most of them residents in southeast of the island.
Up coming
17
views
views
Qurbe Joog ─ Kismaayo May 24,2013(SDN)-Madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleed dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay ee Cabdilaahi Sh Ismaaciil ayaa wareysi uu bixiyay waxa uu uga waram khilaafka u dhexeya Jubaland iyo dawlada Dhexe ee Soomaaliya.
2
views
views
Qurbe Joog ─ MOGADISHU (IPS) – In the Hamarweyne market, Mogadishu’s largest, 24 year old Maryama Yunis is finding success with her tiny cosmetic store. The young Somali has been in business for two years, selling everything from soaps and shampoos to lipsticks and eyeliners, and now she’s turning a decent profit.“As more and more young women in Somalia grow increasingly aware of their looks and like to take care of themselves, the ...
6
views
views
Puntland News 24 ─ Waxaa Shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalka xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka hadlay arrimaha Somalia gaar ahaan Jubooyinka.Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Fowsiya Yusuf Haji Aden ayaa VOA u sheegtay in War-murtiyeed ka soo baxay kulankan wasiirrada lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay Muqdisho ku qabato shirweyne ay ka soo qayb-galaan dhammaan dhinacyada gobollada Jubbooyinka si loogu jeexo kharriirad lagu sameynayo maamul ...
5
views
views
Marka Cadey Net ─ Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay in maalmaha soo socda baarlamaanka la horkeenayo barnaamijka maamul u sameynta gobolada dalka, kaasoo horay Xukuumada u ansixisay. Prof, Jawaari oo ka qeyb galayay barnaamijka kulanka jimcaha oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa uu ka jawaabayay su’aalo la soo weydiinayay, isagoo [...]
3
views
views
Marka Cadey Net ─ Askari ka tirsan ciidamada Puntland iyo Nabadoon ayaa xalay siyaabo kala duwan loogu dilay magaalooyinka Boosaaso ee Gobolka Bari iyo magaalada Galkacyo, iyadoo dilalkan ay sii kordhiyeen falalka amaan daro ee ka dhaca deegaanada Puntland. Sida ay sheegayaan wararka nabadoon caan ka ah Mudug oo magaciisa lagu soo gaabiyay Nabadoon Faaruuq ayaa rag bastoolado ku [...]
2
views
views
Marka Cadey Net ─ Golaha sare ee Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljameeca ayaa bayaan ay soo saareen waxay si buuxda ugu taageereen howlgalada ay iska kaashanayaan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Bayaanka ka soo baxay Culumada Ahlu Sunna Waljameeca ayaa lagu sheegay in howlgaladaasi ay yihiin kuwo wax weyn ka qaban kara xasiloonida iyo nabadgelyada [...]
2
views
views
Marka Cadey Net ─ Justin Bieber oo ku guuleystay Millestone Billboard Awards 2013 halkaan ka daawo Related News: Dhaanto nala cayaar: Bartamaha habeenki bogayga kutaba. Hees Macaan oo Music La’aan ah Daawo Muuqaalka Heesta Daawo muuqaal kamida show-gii Waayaha Cusub ku dhigeen Muqdisho. Mr Obama iyo Xaaskiisa Michelle oo ku qiirooday heesta Timberlake’s +daawo Nimco Dareen oo Salaamaha Universal [...]
4
views
views
Waaheen ─ It was last January 28 when I boarded my plane from Newyork to London on my way to South Africa. I was reading the Financial Times when I noticed an article about Kosovo declaring statehood, and how the European Union (EU) is setting the stage for Kosovo to be an internationally recognized State. I could not help asking myself questions like why the African Union (AU) is not playing the ...
7
views
views
Waaheen ─ Cabdilaahi Cukusoow Shalay Suxufi Baad Ahayd, Hadana Wasiir Baad Noqotay, Hadana Waad Ka Tagtay Oo Suxufi Baad Noqotay, Hadana Waad Ka Tagtay Oo Wasiir Baad Noqotay, Berrina Waxa Laga Yaabaa In Aad Suxufi Ku Soo Noqoto” Hargeysa, May 24, 2013 Ururka Ay Ku Bahoobeen Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa sida Fiinta uga qayliyey Xeerka Xukuumadu dabada ka riixaysay oo lagu Ansixiyey Aqoon korodhsi Warbaahinta loogu qabtey Huteelka Maansoor, kaas oo ...
9
views
views
Waaheen ─ London Saraakiil ka tirsan haayadaha ammaanka dalka ingiriiska ayaa xaqiijiyey in haayadaha ammaanku ay aqoon u lahaayeen nin ka mid ah labadii nin ee maalintii shallay weerarka foosha xun ku qaaday askari ka tirsan ciidamadda militeryga Britain goob u dhawayd xero ciidan oo ku taallay xaafadda Woolwich ee koonfurta berri ee magaalada London. Xogta ay bixiyeen haayadaha ammaanku ayey ku sheegeen in ninkani dhawr jeer haayadaha ammaanku ay si joogta ...