423
views
views
Kismaayo24 ─ Saqdi Dhaxe ee xalay ayaa waxaa gabi Ahanba Deeganka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose la waregay Ciidamo Taabacsan Xarakada Al-shabaab. Deegaanka diif waxaa horay ugu sugna Ciidamada KMG iyo kuwa Kenya halkaa oo In mudo ah Gacanta ku Hayay Saraakiil Sar Sare oo ka Tirsan Al- Shabaab Ayaa waxay noo Xaqijiyeen in ay Degaankas Gacanta ku hayaan ayna Dagaal La’aan kula Waregeen. Ciidamada Horay ugu sugna Magaalada aya waxaay u ...
1155
views
views
Dhanbaal ─ Gedo:-Dagaal iyo iska horimaad hubaysan ayaa xalay ka dhacay magaalada Balad xaawo ee xarunta gobalka Gedo ka dib markii ay dagaal ay ku soo qaadeen ciidanka al-shabaab saldhigyo ay ku sugan yihiin ciidamada DFKM iyo kuwa Ahlu Sunna .Iska horimaadka xoogiisa ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada B/xaawo balse wuxuu ku fiday markii danbe gudaha magaalada.
480
views
views
Dhanbaal ─ Dr, Cali Khaliif Galaydh oo kamida xubnaha G10 ee gobolada SSC, iyo wafti uu hogaaminayo ayaa manta soo gaadhay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Dr, cali khaliifoo ah siyaasi caana ayaa waxaa Gagida diyaaradaha ee jooma kinyaata ee Magaalada Nairobi siwayn ugusoo dhaweeyay Jaalida Somaaliyeed ee dalka Kenya iyo masuuliyiin kala duwan.
437
views
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
442
views
views
Somaliland Org ─ a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/03/is-gubay.jpg”>Hargaysa (Somaliland.Org):- Maxamed Xasan Coofiye, oo ah muwaadin u dhashay Somaliland kana mid ah ganacsatada yar-yar ee meheradaha bagaashka ah ku haysta badhtamaha caasimada Hargaysa, ayaa saaka meheradiisii dab qabadsiiyay oo gubay. Muwaadinkan ayaa ku sheegay sababta uu dabka u qabadsiiyay dukaankiisa in ay tahay iyada oo ay dawlada hoose ku amartay in uu meesha ka guuro haddii kale cagaf la marin doono, maadaama oo ay dawlada hoose caasiamda ...
568
views
views
Somali Midnimo ─ SOUTH:- Jaajuus Axmed Kaysaha labaad ee Al-ictisaam Maxamed Idiris oo ka hadlayey Universal TV ayaa yiri “Nabadda Muqdisho iyo meelkasta waa arin aan soo dhaweynayno kuna farxayno Allahna oga mahad celinayno” . Universal Tv illa shalay wuxuu wadaa Dabaal dig ah Al shabaab ayaa laga saaray Magaalada Muqdisho, markii xayisiintii Gaalada iyo Murtadiinta ay siidaynayeen ayey xayisiin kale u sameeyeen Al-ictisaamka gaar ahaan Maxamed Idiris oo ay ku tilmaameen Caalim ...
469
views
views
Awdal Press ─ Awdalpress(Galkacayo) 04 March 12–Koox hubeysan ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dilay wariye Cali Axmed Cabdi oo la shaqeynayay bogga Puntlandi iyo idaacad afka Soomaaliga ku hadasha oo ku taalla dalka Canada. Dad goobjoogeyaal ah ayaa Bar-kulan sheegay in ragga dilka geystay ay ahaayeen saddex nin oo uu afka u duubnaa, iyagoo ka baxsaday goobta falka kaddib. Warbixin lagu daabacay bogga Puntlandi ee uu la shaqeynayay marxuumka ayaa lagu sheegay ...
455
views
views
Puntlandi ─ GALKAYO : 04 FEB 2012—–Former Puntlandi media journalist was shot dead in Northern Galkayo’ Puntland administered side on Sunday evening , Puntlandi learns.
446
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa(OWN)_Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Cabdirisaaq Cali Cismaan, ayaa maanta ka warbixiyey hawlaha wasaaradiisa ee qorshaha dadka barokacayaasha ah. Wasiirka oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shirjaraa’id, ayaa sheegay in sannadkan laga bilaabi doono caasimada magaalada Hargeysa saddex boqol iyo kuntan guri oo sannadkan laga dhisi doono magaalada hargeysa, kuwaasi oo waddamada qaadhan-bixiyaasha ahi ugu talo-galeen dadka ku barakacay gudaha waddanka, waxan hirgalintooda loo xilsaaray ayaa uu sheegay hay’adda Un- ...
578
views
views
Oodweyne News ─ Holland(OWN)- Hotelka Bel Air ee magaalada The Hugue ee dalka Holland ayaa waxaa lagu qabtay shirkii loo bixiyey rajada iyo nabada Soomaaliya kaasi oo lagu marti qaaday Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Abdilahi Farmaajo iyo qaarka mid ah golihii wasiiradiisa. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeybgalay dad ka badan 1000 qof oo ka kala timid jaaliyadaha soomaaliyeed ee dalalka Belguim,Germany,Norwey,Denmark,UK iyo dalka martigeliyey kulankan ee Holland waxaana dadkaasi kawada muuqatay ...
481
views
views
Ruunyo ─ Taladii lagu dhisay Puntland ayaa kawayn. iyo Puntland taladii lagu dhisaa kawayn, kan labaad ayaan doortay anigu waase jiri karaan dadka ku xeel dheer iyagu afka somaliga inay la qumanaan lahayd midkale ama mida horeba.waxaan qormadaan uga hadli doonaa sheeko ama dhacdo ka dhacday deegaanada hada puntland looyaqaan Dawladuna kadhisan tahay sabankan aynu joogno.Waxaan ku bilaabayaa Eebe Wayne Magicii Naxariis iyo Nabadgalyo Nabi Mohamed CSW korkiisa Ha ahaato intaaa kagadaal.Hordhac:Taladii ...
426
views
views
Maakhir ─ Gaalkacayo-MMedia-Waxaa magaalada Gaalkacayo Caawa lagu dilay wariye Cali Axmed Cali oo ka mid aahaa wariyaasha magaalada Galkacayo isagoo u shaqayn jiray Radio Gaalkacayo ee magaaladaasi,wariyahaa ayaa waxaa dilay kooxo afka soo duubtay oo aan la garanayn haybtooda . Alla ha u naxariistee marxuumka ayaa lagu dilay Guriigiisa meel ku dhow iyadoo ay wararku sheegayaan in [...]
681
views
views
Somali Swiss ─ Yusuf Garabey
421
views
views
Puntland News 24 ─ Buugan oo ku qoran luuqada Engiriiska ayaa waxa uu ka hdlaaya xaalada guud ee geeska [...]
442
views
views
Horufadhi ─ Raysal wasaarihii dalkaasi Ruushka ayaa si baaxadleh ugu guulaystay codeyntii dalkaasi ka dhacday maanta oo Axad ah, natiijadii u horesey ayaa muujisay inuu si aqlabiyad leh ugu guulaystay doorashadii maanta oo axad ah ka dhacdsy dalkaasi Ruushka. Asagoo la hadlayey Boqolaal kun oo qof oo Taageerayaashiisa ah ayuu sheegay in ay tani muujinayso wax [...]
446
views
views
Gubta ─ Hargeysa(RBC):- Xarunta dhexe ee Xawaaladda Shirkadda Dahabshiil ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu sameeyey dib-u-habayn casir ah iyo adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyey adeegyada xawilaadaha lacagaha iyo sarifkoodaba. Dib-u-habayntan lagu sameeyey xarunta dhexe ee dhismaha Gargaar ee badhtamaha magaalada Hargeysa, ayaa nidaam casri ah oo aad u qurux badan loo dhisay qaybaha adeegyada dadweynaha ee xawaaladda iyo sarifka lacagaha, iyadoo sidoo kalena wax-ka-beddel indhaha soojiidanaya lagusameeyey xafiisyada shaqaalaha, kuwaasoo dhammaantood ...
435
views
views
Jidbaale ─ Cardiff(Jidbaale.com) Bahda Aftaag Production waxay idin soo bandhigayaan waraysi aanu la yeelanay Ibraahim Cali Shire, wuxuuna jawaab ka bixinaya kulan taleefoon oo dhex maray maamulka Hargeysa iyo mid ka mid ah oday dhaqameedka maamul goboleedka Khaatumo State of somalia, si aad uga bogatid halkan guji http://youtu.be/lqmiX2KefLE
443
views
views
Bar Kulan ─ Maleeshiyaad ka tiran al-Shabaab oo maanta ku dhaawacmay dagaal iyo duqeyn ka dhacday degmada Diif ee gobolka Jubbada Hoose ayaa caawa la gaarsiiyay degaanka Mareerrey ee gobolka Jubbada Dhexe.Dhaawacyada oo markii hore la geeyay xarun caafimaad oo ku taalla Afmadow ayaa loo gudbiyay Mareerrey, markii dawooyin iyo daryeel caafimaad oo kaafiya halkaa laga waayay, sida ay Bar-kulan u sheegeen dadka deegaanka.Al-Shabaab ayaa saaka si nabdoon ula wareegtay deegaanka Diif, waxaase ...
446
views
views
Bar Kulan ─ Koox hubeysan ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dilay wariye Cali Axmed Cabdi oo la shaqeynayay bogga Puntlandi iyo idaacad afka Soomaaliga ku hadasha oo ku taalla dalka Canada.Dad goobjoogeyaal ah ayaa Bar-kulan sheegay in ragga dilka geystay ay ahaayeen saddex nin oo uu afka u duubnaa, iyagoo ka baxsaday goobta falka kaddib.Warbixin lagu daabacay bogga Puntlandi ee uu la shaqeynayay marxuumka ayaa lagu sheegay in wariyaha uu laba bilood ...
620
views
views
Boocame Online ─ Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen odayaal, waxgarad, iyo ganacsato ka kala tirsan beesha Absame iyo Beesha Dhulbahante ayaa lagu gaaray gudoon kama dambeys ah oo labada beel ay ku heshiiyeen in maamul goboleedka Khaatumo State la taageero hiil iyo hooba. Shirarka iyo xiriirka labada beelood oo ka kala dhacay meelo kala duwan oo aduunka ka mid ah ayaa mid ka mid ah shirarkaasi waxaa goobjoog ka ahaa wariyaheena ...
423
views
views
Somaliland Org ─ a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/03/dahabshiil3.jpg”>Hargeysa (Somaliland.Org)- Xarunta dhexe ee xawaaladda shirkadda Dahabshiil ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu sameeyey dib-u-habayn casir ah iyo adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyey adeegyada xawilaadaha lacagaha iyo sarifkoodaba. Dib-u-habayntan lagu sameeyey xarunta dhexe ee dhismaha Gargaar ee badhtamaha magaalada Hargeysa, ayaa nidaam casri ah oo aad u qurux badan loo dhisay qaybaha adeegyada dadweynaha ee xawaaladda iyo sarifka lacagaha, iyadoo sidoo kalena wax-ka-beddel indhaha soo jiidanaya lagu sameeyey ...
467
views
views
Laacib Net ─ In ka yar 24 saacadood ka dib guuldarro xanuun leh oo Chelsea ka soo gaartay West Brom, Chelsea waxa ay go’aansatay inay ceyriso Andre Villas-Boas. Milkiilaha kooxda Blues Roman Abramovich ayaa mar kale soo bandhigay inuusan aheyn qof ka labalabeeya marka ay timaado sida loo shaqaaleysiiyo islamarkaana loo ceyriyo tababarayaasha, waxaana durbaba bilowday in laga [...]
429
views
views
Raxanreeb ─ Gaalkacyo (RBC Radio) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa goor dhaweyd oo caawa ah waxaa lagu diley Wariye Cali Axmed Cabdi oo ka mid ahaa wariyeyaasha magaalada Gaalkacyo. Allaha u naxariistee Wariye Cali Axmed Cabdi ayaa lagu diley meel u dhow gurigiisa jidka Hotel Guure oo ku yaal Bartamaha Gaalkacyo, dabley hubaysan oo wajiyada qarsaday ayaa lagu soo waramayaa inay wariyaha dileen isagoo gurigiisa gali raba mana la garanayo ...
425
views
views
Ogaden Online ─ Reports reaching Ogden Online service desk from the Village of Xiryare which is located approximately 10KM west of Garbo town confirm extra judicial killings that were perpetrated by the (Ethiopian) Wayne military and its associated Militia stationed in the area on February 3rd 2012.Those reportedly killed in the murderous reign of the Ethiopian military at Xiryare are reported to include women, children, and the men of advancing age.
433
views
views
Marka Cadey Net ─ Waxaa maanta safaaradada dalka Turkiya ee wadanka Bangladhesh kullan aad iyo aad muhiim ahaa ku yeeshay gudi matalayay ardayda Somaliyed ee wadanka Bangaladhesh iyo safiirka dowlada Turkiya ee wadankaan. Kullanka ayaa waxay isla-soo qaadeen xaaladda ardayda Somaliyed waa waxkabarata wadankaan, iyadoo gudiga ardayda Soomaaliyed ay u gudbiyeen safiirka dokument ay ku xusnaayeen mahadcelin balaaran ee ay u mahad celinayeen dowlada Turkiya, dadaalki hagar la’aaneed ay lagarab istaageen umadda Soomaaliyeed iyo ...
428
views
views
Puntlandi ─ Innaa lilaahi wa inaa ilayhu raajucuun Wariye Cali Axmed Cabdi oo horay uga tirsanaan jiray Puntlandi.com ayaa caawa fiidkii lagu dilay Gaalkacyo, Wariye Cali wuxuu ka mid ahaa Wariyaayaasha ugu firfircoon Gobolka Mudug wuxuuna in mudo ah ka shaqaynayay Radio Gaalkacyo iyo Puntlandi.com. Illaahay ha u naxariistee Wariye Cali Axmed Cabdi wuxuu Puntlandi.com u shaqaynayay mudo sanad ah, isagoo shaqada joojiyey labo bil ka hor sababo la xiriira shaqooyin kale ...
425
views
views
Bar Kulan ─ Maleeshiyaad ka tiran al-Shabaab oo maanta ku dhaawacmay dagaal iyo duqeyn ka dhacday degmada Diif ee gobolka Jubbada Hoose ayaa caawa la gaarsiiyay degaanka Mareerrey ee gobolka Jubbada Dhexe.Dhaawacyada oo markii hore la geeyay xarun caafimaad oo ku taalla Afmadow ayaa loo gudbiyay Mareerrey, markii dawooyin iyo daryeel caafimaad oo kaafiya halkaa laga waayay, sida ay Bar-kulan u sheegeen dadka deegaanka.Al-Shabaab ayaa saaka si nabdoon ula wareegtay deegaanka Diif, waxaase ...
463
views
views
Reuters Somali ─ BAIDOA, Somalia, March 4 (Reuters) - After three years of killings and violence under the rule of al Shabaab rebels, residents of the Somali city of Baidoa said they were happy to see the arrival of Ethiopian soldiers, whose presence they once resented.
681
views
views
Boocame Online ─ Xaflad si heer qaran ah loo soo agaasimay ayaa xalay ka dhacday magaalada Stockholm oo xarun u ah dalka Sweden. Dad weeyne aad u farabadan oo intooda badani ku ku lebisnaayeen astaanta calanka qaranka Soomaaliyeed iyo calaamadaha lagu yaqaano maamulka KHAATUMO ayaa waxay halkaa ku muujiyeen sidda ay uga hayaan taageero buuxda maamaulka cusub ee loo ikmaday in ay wax kaqabto hawlaha culus ee horyaala dadweynha reer khaatumo.. Waxaa ...
457
views
views
Guardian Somali ─ John Moore/Getty Images An African Union soldier takes snapshots of the coast in Mogadishu, Somalia. Photograph: John Moore/Getty Images
473
views
views
VOA Somali ─ Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Augustine Mahiga ay maradu ka dhacay haddii ay rumoobaan hadalo Mahiga laga sheegay Madaxweynaha ayaa hadalkan sheegay isaga oo jooga goobihii shalay laga saaray kooxda Alshabab ee Suuqa Xoolaha iyo Xeradii Maslax. Warkan oo dhan qeybta hoose ka dhageyso.
465
views
views
Badweyn ─ Macalinkii hore ee kooxaha Valencia, Liverpool iyo Inter Milan Rafa Benitez ayaa diyaar u ah in uu noqdo macalinka cusub ee kooxda Chelsea. Ninkaan ayaa laga yaaabaa in uu Chelsea la wareego hadii ay taaldada kasoo harto koobka FA Cup-ka markaas oo lagayabo in lasoo xiro sheekada tababare Villas-Boas. Kadib Marki xalay Chelsea ay 1-0 ku qaarijisay kooxda West Bromwich Albion ayuu sii kordhay cadadiska saarnaa macalinkaan reer Portugal. Milkilaha ...
467
views
views
Kismaayo24 ─ Streaming video by Ustream
439
views
views
Raxanreeb ─ Hargeysa(RBC):- Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta Somaliland Cabdirisaaq Cali Cismaan, ayaa shaaca ka qaaday maanta inay magaalada Caasimadda ah ee Hargeysa ka hirgelin doonaan 350 Guri oo cusub. Wasiirka oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraaid, ayaa sheegay in sannadkan 2012 laga bilaabi doono magaalada Hargeysa saddex boqol iyo kuntan (350) guri , kuwaasi oo waddammada qaadhan-bixiyaasha ahi ugu talo-galeen dadka ku barakacay gudaha waddanka, waxan hirgalintooda loo xilsaaray ayaa uu sheegay ...
438
views
views
Somaliland Patriots ─ Al-Xaaji Cabdi-Waraabe oo ku baaqay in ay Jumhuuriyadda Somaliland iyo Somaliya si nabada oo walaaltinimo leh ay ku kala baxaan iyada oo la tixgalinayo Qaranimada iyo Rabitaanka Xaqa Sharciyadda Shacbiga JSL. ISlamarkaasna loo tudhayo dhibaatada ku habsatay Somalia.
472
views
views
Waaheen ─ HALKANA KA DHEGAYSO
446
views
views
Puntlandi ─
445
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Md. C/Casiis Maxamed Samaalle, ayaa gaashaanka ku dhuftay wax uu ugu yeedhay fikraddo ku saabsan in Aqalkii Wakiiladdu isu bedelay KULMIYE, tan iyo markii ay dhalatay xukuumadda Axmed Siilaanyo. Guddoomiye Ku xigeenku waxa uu sedan ku sheegay waraysi uu siiyey telefihsha hctv, isaga oo ka hadlayay habka ay Golahoodu u shaqeeye wuxuu yidhi “Waxa Golaha ka socdaa maaha mid ...
502
views
views
Oodweyne News ─ Berbera(OWN)- Gudidii 41xubnood ahayd ee Lagu Doortay Shirkii Beesha Ciisa Muuse ee Dan iyo Duco oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Berbera kana waday qorshayaal hawleedyo horumarineed oo wax lagaga qabanayo baahiyaha muhiimka ah ee Gobolka Saaxil, isla markaana waxqabadyaa qaarkood la filayo in dhawaan la bilaabo, sida ay guddidu noo xaqiijiyeen maanta, ayaa guddidaasi waxay manta shir Shir Jara’iid ku qabteen Guriga ay gudidani ku leeyihiin Xarunta Gobolka ...
443
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta hor tegay Golaha wakiilada, ayaa maanta xog-waran ka siiyey miisaaniyada qaranka ee sannadka 2012-ka. Fadhigan oo uu shirguddoominayay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa markii uu fadhigu furmay waxa mudaneyaasha ku wargeliyey inay warbixin kaga dhegaysteen Wasiirka Maaliyada oo faahfaahin ka bixinaya miisaaniyada sannadkan ee 2012-ka. Waxa uu guddoomiyuhu ku soo dhaweeyey Wasiirka Maaliyadu inuu ka warbixiyo miisaaniyada, waxaana ...
469
views
views
Oodweyne News ─ Hargeysa (OWN)- Maxamed Axmed Coofiye Oo ka mid ah dadka danyarta ah ee ku ganacsada suuqa waaheen ayaa maanta abaare 12kii duhurnimo dab qabdasiiyey meherdiisa oo ayahd dukaan uu alaabaha yar-yar ku iibiyo. Maxamed ayaa gubay meheradiisa kadib markii ay dawladda hoose ee Hargeysa ugu hanjabtay in ay dukaankiisa ay cagaf gelindoonto haddii uu qaadan waayo. Si day noo xaqiijiyeen dad goob jog ahaa markuu Maxamed dukaankiisa gubaayey ayaa noo ...
458
views
views
Bar Kulan ─ Waxaa xiiso gooni ah leh horyaallada Talyaaniga iyo Ingiriiska oo kooxaha ay ku hardamayan hanashada horyaallada, u soo bixidda Champiopns League iyo koobka Europa.TALYAANIGAHoryaalka Talyaaniga oo ay isku garbinayaan AC Milan iyo Juventus ayaa waxaa xalay kooxda horyaalnimada difaacaneysa [AC Milan] ay fursad u heshay inay saddex dhibcood ka sare marto Juventus.AC Milan waxay 4 gool iyo waxba uga adkaatay kooxda Palermo oo ay u martisay, waxaana goolasha saddex ka ...
475
views
views
Puntland News 24 ─ Wararka ka imanaaya degaanada Puntland gaar ahaan dooxada Dharoor ayaa waxaa lagu soo waramayaa in [...]
484
views
views
Somaliland Org ─ Tan iyo saqdii dhexe ee habeenkii ay taariikhdu ku beegnayd 28 kii bishii la soo dhaafay waxaa si wax shinmo ah isugu dilaya magaalada Raaso ee dalka Itoobiya beesha reer Fiqicumar ee deggan halkaasi,dadka is dilayaa waa dadkii deegaankaasi wada daganaa ee walaalaha ahaa waxaanay dirirtu ka dhacday is faham darro ka dhexirtay beelaha deegnaaka tan iyo labadii sano ee la soo dhaafay taasi oo ay sabab u yihiin dad ...
584
views
views
Somali Midnimo ─ MUQDISHO:- Afhayeenka Xarakada Al shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo Shir Jaraa’id qabtay ayaa ka waramay goobo Istaraatijiyad ah in Mujaahidiintu qabsadeen iyo dagaaladii ka dhacay Baladxaawo. Sheekh Cali wuxuu kawaramay sida loo xasuuqay Itoobiyaanka iyo Kenyanka. Wuxuu kawaramay sida ay ugu guulaysteen kaartooyinkii ay u dhigeen Cadowga soo duulay, wuxuuna sheegay in Gaaladii ay la laabdteen caradoodii, wuxuuna yiri waa guulo Ilaahay keenay Allah ayaana ku mahdinaynaa ma ahan ...
457
views
views
Laacib Net ─ Manchester United ayaa guul muhim ah ka gaartay Tottenham oo ay marti ugu ahaayeen White Hart Lane, waxaana ay weli ku daba jiraan Manchester City iyagoo sidoo kale soo gabagabeeyay rajadii Spurs ay ka qabtay tartanka horyaalka xilli ciyaareedkan ka dib markii ay 3-1 kaga badiyeen. Ciyaaryahan Wayne Rooney oo ka soo laabtay dhaawac uu [...]
487
views
views
Amiir Nuur ─ Kadib dagaalkii dhiiga badan looga daadiyay cadawga ee shalay ka dhacay duleedka magaalada Boosaso ayay caro muujinayaan saraakiisha ugu sareysa maamulka Ashahadda ladrirka Puntlan ee Faroole madaxda ka ayahay.
475
views
views
Amiir Nuur ─ Khasaarihii ugu xooganaa ayaa gaaray ciidanka Yemen tan iyo markii uu xilka madaxtinimo qabtay Cabdi Rabih Haadi Mansuur oo dhawaan loo doortay madaxweynaha dalka Yemen.
496
views
views
Badweyn ─ Tababaraha Chelsea ayaa shaqada laga eryay ka dib markii uu guuldarooyin iyo hoos u dhac ku keenay kooxda Chelsea oo ka mid ahayd kooxaha ugu waaweyn Premier Leagaha. Tababare kuxigeenka kooxda Chelsea Roberto Di Matteo ayaa wadi doona inta ka harsan xilli ciyaareedkan taasoo laga yaabo in uu ciyaarayahankan hore ugu soo ciyaaray inuu ka badbaadiyo guuldarooyinka lasoo darsay. Kooxdan ka dhisan galbeedka London ee Chelsea ayaa kulankii shalay loogu ...
484
views
views
Badweyn ─ Macalinka naadiga Gunners-ka Arsene Wenger iyo weeraryahanka kooxda West Brom Odemwingi ayaa lahoyday macalinka bisha iyo ciyaariyahanka bisha ee Premier League Macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa markii 12 aad ku guuleystay abaal marinta macalinka bisha ee horyaalka Ingriiska . 62 jirka reer France aya loo magacabay macalinka bishii tagtay ugu ficnaa Premier Leagur waxaana uu taas ku muteystay madama aan kooxiidas laga badin bishii Februay. Dhannkale xidiga kooxda ...