4
views
WidhWidh ─ Gudida qaban-qaabada shirwaynaha Khaatumo 3 ee kusugan deegaanka Saxdheer ayaa lagu wareejiyay xoolo loogu tala galay shirwaynaha Khaatumo 3 oo lafilayo dhawaan inuu kafurmo Halkaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO
45 minutes ago
4
views
WidhWidh ─ Muwaadin ka soo jeeda dalka Soomaaliya oo jihad doon ah ahna nin indhaha la’ ayaa ka mid ah mintidiinta ka dhinac dagaalama ururka ISIS ee dalka Siiriya. Taymullah al-Somali oo haysta dhalshada dalka Netherland ayaa soo gaaray Bariga Dhexe horaantii sanadkan, waxana uu ninkan joogaa sida la sheegay magaalada xarunta u ah ururka ISIS. Ninkan dhalinyarada ah ayaa mar walba ugu baaqa dadka in ay ku biiraan jihaadka maadaama aysan ...
45 minutes ago
1
views
WidhWidh ─ Duqa magaalada Springfield, Massachusetts ee dalka Mareykanka Domenic Sarno ayaa Soomaalida kula kacay fal cunsurinimo, kadb marki uu dowladda hoose ka codsaday inay joojiso deegaameynta qaxootiga Soomaalida ee Springfield. HALKAN KA DAAWO Duqa magaalada ayaa warqad qoraal ah u qoray dowladda hoose, wuxuuna qoraalkiisa D/hoose kaga codsaday in la joojiyo qaxootiga Soomaalida ee la dejinaayo degmada uu gudoomiyaha ka yahay. Arintaan ayaa lagu tilmaamay fal cunsurinimo oo uu ku kacay ...
45 minutes ago
4
views
WidhWidh ─ Madaxweynaha ayaa caddeeyay in ay xaq u lee yihiin inay QM kala hadlan arrimaha badda Soomaaliya & Xuduudaha waxuuna sheegay inaan waxbo aan laga badali doonin halkii uu ahaa xadka badda Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO Madaxweynaha wuxuu sheegay haddii aan Qaramada Midoobay loo qori lahayn warqadaas oo uu isaga saxiixay in ay halis ku jirtay dhirirka badda, Wuxuuna sheegay in dhirirka badda Soomaaliya uu yahay 350 niyutikal Mayl. Madaxweynaha waxaa ...
45 minutes ago
1
views
WidhWidh ─ Waa muuqaal daqiiqado yar oo argagax leh, kaasoo laga soo duubay Wiil dhalinyar oo reerkiisa ciidamada Israa’iil ku gumaadeen duqeymihii maalmahan lagu waday marinka Gaza isagiina intii uu ku guda jiray raadinta reerkiisa Israa’iiliyiinta ay kasoo shiisheen meel ka fog guriga uu ka baadi goobayay reerkiisa. Wiilkaan oo ka badbaaday qoyskiisa ayaa ka joogsan waayay halista ka imaan karto gurigii lagu xasuuqay inuu ka day dayo ama ka raadiyo raqda ...
45 minutes ago
1
views
WidhWidh ─ Shacabka reer Khaatumo Ee Ku Dhaqan Xeryaha Qaxoontiga Dalka Kenya Ayaa Isugu ymid Kulan Baalladhan oo Isugu jira Baroor Diiq Iyo Tacsi Ay Ka Dirayaan Geeridii Garaad Cabdillaahi Garaad Soofe. HALKAN KA DAAWO Kulanka Tacsida Waxaa Kasoo Qeyb Galay Wax Garad Tiro Badan Sida Odayaal, Aqoonyahano, Haween Dhalinyaro Iyo Qeybaha Kala duwan Ee Bulshada Khaatumo Ku Nool Xeryaha Waqooyi Bari Dalka Kenya. Waxaana Kulanka Laga Soo Jeediyey Hadalo Isugu jira ...
45 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Muqdisho (RBC) Qaar ka mid ah odayaal beeleed ka soo jeeda qabiilada dega gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah dawlada federaalka Soomaaliya ay u gudbinayaan beesha caalamka iyagoo ku eedeeyay dawlada inay xaqooda duudsineyso, sida ay sheegeen. Suldaan Warsame Suuley oo ka mid ah odayaashan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa tilmaamay in eedeymo gaar ah ay u jeedinayaan hogaanka dawlada oo ah madaxweyne ...
46 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Washington 23.July 2014 (SDN/QJ)- Diyaaradaha Maraykanka iyo Qaaradda Yurub, ayaa hakiyey duulimaadyada ay ku tagaan garoonka Ben Gurion ee magaalada Tel Aviv ee caasimadda dalka Yuhuudda. Saddex shirkadood oo laga leeyahay dalka Maraykanka oo magacyadoodu kala yihiin Delta, United iyo US Airways, ayaa lagu amray inay muddo 24 saacadood ah hakiyaan duulimaadyadooda magaalada Tel Aviv, ka dib markii gantaal ay rideen kooxda Xamaas uu ku dhacay meel 1.6 KM u ...
46 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Nairobi:July,23,2014(SDN/QJ)-Dilalkii Argagaxa lahaa ee dhawaan ganacsato soomaaliyeed lloogu geystay Magalada Nairobi, ayaa waxa markii ugu horraysay ka Hadashay Safaaradda Somalidu ku leedahay Kenya. Qunsulka safaarada Soomaaliya ee Nairobi Siyaad Maxamuud Shire ayaa waxa uu sheegay in safaaraddu ay la socoto arimahani islamarkana ay ka shaqaynayso sidii wax looga qaban lahaa ama baadhitaano natiijo leh loogu samayn lahaa. Mr Siyaad oo waraysi gaar ah siinayay idaacado dalka Kenya ku yaalla, ayaa ...
46 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Shalambood:July,23,2014(SDN/QJ)-Magaalada Shalambood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, ayaa Weerar Xalay Kooxaha Al-shabaab ku qaadeen waxa ay ku laayeen Tiro ka tirsan Ciidamada dawladda Federalka sida ay madax Dawladda ka tirsan Qireen. Ciidankan la laayey oo Tiradooda lagu sheegay 5-Askari ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen Aqal Magaalada ku yaalla, waxana Kooxihii weerarka Geystay ay isla-goobta ku laayeen Dhammaan Askartii guriga ku jirtey. Nuur Cismaan Raage oo ah Gudoomiyaha Degmada, ayaa xaqiijiyay ...
46 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Hargaysa 23.July 2014 (SDN/QJ)-Muuqaalkani waa mid uu soo duubay Sheekh daaci ah, una dhashay dalka Sacuudiga, waxaad ku daawan doontaa qiso qof walboo daawadey qalbigiisa dhalaalisay, kuna abuurtay qushuuc iyo dareen aan la cabiri karin. Hadaba qisadan oo Af carabi lagu tebinayo, ayaan soo koobeyna qodobada ugu muhiimsan. Shiikhu waxa uu tegay qeybo dhulka Soomaalida ka tirsan, gaar ahaan Somaliland, waxa uu kusoo arkey qoys ka kooban Hooyo, Aabe iyo ...
46 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Brussels:July,23,2014(SDN/QJ)-Midowga Yurub ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in Hawlgallada ka dhanka ah Budhcad-badeedda somalida loo sameeyey Muddo kordhin. Bayaankaas ayaa lagu sheegay in Hawlgalladaas la siiyey ilaa muddo gaadhsiisan December, 12,2016. Si meesha looga saaro Gebi ahaanba Kooxihii Badda Badda Geeska Afrika iyo Badda Hindia Ka Qawlaysan jirey oo Soomaali u badnaa. Howlgalka Midowga Yurub waa mid lagula dagaalamayo Budhcad badeeda Geeska Africa tababarana lagu siinayo dowaladaha gobalka ...
46 minutes ago
1
views
Qurbe Joog ─ Berbera:July,23,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddank Sucuudiga oo ah Sayllada ugu weyn ee Xoolaha Somalida, ayaa Laba Toddobaad Gudahood Somaliland dib ugu soo celisay Laba markab oo siday Lo’. Lo’da laga soo celiyey Dalka Sucuudiga ayaa ahayd mid la Caafimaadkeeda La Hubiyey, isla-markaana la sii mariyey Maxjarka Magaalada Berbera ee Xoolaha caafimaadkooda lagu baadho. Mana caddayn sababta rasmiga ah eek a dambaysa. Dawladda Sucuudigu waxay toddobaadkii hore soo celisay kun iyo boqol Neef oo ...
46 minutes ago
1
views
Puntland News 24 ─ Dhammaan diyaaradaha rakaabka ee Mareykanka.Holland .Farnce Germany iyo qayba laga leeyahay Yurub iyo Wadanka australia ayaa joojiyay duulimaadyadii ay ku tagi jireen garoonka caalamiga ah ee Ben Gurion ee caasimada Tel Aviv, Israa’iil. Arrintan ayaa ka dambeysay markii uu gantaal uu ururka Xamas kasoo riday Gaza uu ku dhacay meel u dhow garoonkaasi. Ra’iisul wasaaraha Israa’iil […] The post Duulimaadyadii caalamiga ahaa oo Tel Aviv la hakiyay appeared first on ...
46 minutes ago
1
views
Mareeg ─ Mareeg.com: Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay la hadlay baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in toddobaadkii hore ay dowladdu diiwaangelisay biyaha badda Soomaaliya oo marka la adeegsado halbeegga lagu cabbiro fogaanta biyaha gaaraya 220 nautical mile. Madaxweynaha oo maanta ka hadlay xiritaanka kalfadhigii afaraad ee baarlammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Qaramada Midoobay, qeybteeda qaabilsan qawaaniinta […]
46 minutes ago
1
views
Laacib Net ─ Suuq kala iibsiga oo aad aad u weyn ilaa iyo haatan waxa ay la micno tahay in xilli ciyaareedka soo socda ee La Liga inuu noqon doono midkii loogu hadalheynta badnaa taariikhda. Dabcan.. marka aan dhaheyno xilli ciyaareedka La Liga, waxaan dabcan u la jeednaa El Clasico. Sida ay haatan wax yihiin, islamarkaana laga badbaado […]
46 minutes ago
1
views
Golis News ─ document.createElement('audio'); http://golisnews.com/wp-content/uploads/waraysi-wariye-muniir.mp3 Aragtidaada ka dhiibo Arintan
46 minutes ago
2
views
Golis News ─ Hargeysa(Golisnews) waxa fashilantay sir culus oo ku duugan Manhaj cusub oo wasiirada Waxbarashadu ku saxeexan tahay laguna mideeyey manaahiijta somaliland iyo Somaliya isla markaana ay ka dhex muuqdaan astaamo lidi ku ah qaranimada Jamhuuriyada somaliland oo wasaaradu soo daabacday hadana yaala xarunta wasaarada ee caasimada dalka.   arintan oo u muuqata Khiyaamo qaran oo wasiiradu si ula kac ah u samaysay ayaa haddii loo qaybiyo iskuulada waxay noqonaysaa fadeexadii u ...
46 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Afar ka tirsaneyd maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku geeryootay iska horimaad xalay fiidkii ka dhacay deegaanka Sagaal-geed oo 9 Km u jira degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Iska hor imaadka ayaa u dhaxeeyay maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamo deegaanka ah oo la sheegay inay is abaabuleen. Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Buulo-burte, Cabdullaahi Barre [...]
47 minutes ago
1
views
Bar Kulan ─ Maxkamada darajada koowaad ee dalka Uganda ayaa guda gashay dhagaysiga dacwad ku saabsan gabar soomaali ah oo 3 sano jir ah oo gacanta ugu jirta dad maamula kaniisad ku taalla magaalada Kampala ee dalka Uganda. Safaarada soomaalida ee dalka ugandha ayaa wada dadaal ku aadan sidii dib loogu soo celin lahaa qoyskeeda oo la sheegay in marka ay [...]
47 minutes ago
4
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 23 Jul 2014: Iska horimaad hubeysan, ayaa waxa uu habeenimadii xalay ka dhacay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir, ka gadaal markii Xoogag hubeysan ay weerareen mid ka mid ah fariisimaha Ciidanka Dowladdu ku lee yihiin Degmadaasi. Iska horimaadkaan, ayaa waxa uu ka dhacay afaafka hore ee Warshaddii Barafuunka, oo kaabiga ku heysa Isgoyska SOS, wuxuuna weerarku ku bilowday gantaalaha garbaha laga gano, oo lagu weeraray fariisimaha Ciidanka Dowladda. ...
1 hour, 46 minutes ago
1
views
Raxanreeb ─ Jilib (RBC) At least one person was killed in an airstrike that hit a base of the Somalia’s militant group Al Shabab in Jilib town, southern Somalia region of Middle Jubba on Tuesday. According to residents who spoke on anonymity condition, Kenyan warplane flying low range targeted the base outside the town which the residents believe to be Al Shabab hideout in the area. The militant group declined to comment ...
1 hour, 46 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ Mogadishu (RBC) Former head of Somalia’s National Intelligence and Security Agency General Bashir Mohamed known as “Bashir Goobe” has been sworn into parliamentary member on Tuesday. General Bashir Goobe has served as the country’s head of NISA in the past eight months before he was later sacked on earlier this month following repeated deadly attacks on the State House of Villa Somalia and the parliament by the militants of Al ...
1 hour, 46 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Hargeysa July 23,2014(SDN/QJ)-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi), ayaa markii u horraysay shaaca ka qaaday arrin uu aaminsan yahay inay adhaxda ka jabisay dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland.       Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo xog-waraysi dheer siiyey barnaamijka Xusuus-reeb ee Telefishanka HCTV oo uu daadihiyo suxufiga ruug-caddaaga ah ee Ducaale, waxa uu tilmaamay in ictiraafka dawlad iyo dadweyne dunida laga sugayo noqday shay adhaxda ka jabiyey Somaliland, una diiday inay wax ...
1 hour, 46 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Jabuuti 23.July 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa 35 xubnood oo iskugu jira siyaasiyiin iyo madax-dhaqameedka reer Somaliland ku soo casuumay xaflad balaadhan oo meher ah oo uu ku bixinayo gabadh uu dhalay oo uu ka soo doonay Wasiirka Waxbarashada ee xukuumadiisa.   Madaxweyne Geelle waxa uu u soo diray 35-kan qof diyaarad gaar ah Saaka ka Jarmaadaysa madaarka caasimadda Hargeysa, si ay isla Maantaba uga qeyb ...
1 hour, 46 minutes ago
6
views
Qurbe Joog ─ Gaza 23.July 2014 (SDN/QJ)-Askari Yuhuudi ah oo ka badbaaday iska horimaad culus oo maalintii Axaddii ka dhacay xaafadda Shujaaciyah ee Marinka Gaza, ayaa ka sheekeeyey wixii uu indhihiisa ku arkay dagaal fool-ka-fool ah oo dhexmaray dagaalyahannada Hamas. Sida lagu baahiyey Barta Internetka ee Walla oo laga leeyahay Dalkaasi Israel, ayaa waraysi la yeelatay askarigan oo ka tirsan Guutada Golan, taas oo maalintii Axadda Isku dayday inay gudaha u gasho xaafado ...
1 hour, 46 minutes ago
2
views
Golis News ─ Haddii Aad Muuqalkan Daawato Waad Ilmaynaysa, Hadaba Wixii kaalmo ah ee ad Qoyskan ku caawinayso ku so hagaaji Acountka 8300 Dahabshiil Burco, kuna So Qor Amina Haybe Maxamud iyo Telefonka 063-4439315   Aragtidaada ka dhiibo Arintan
1 hour, 46 minutes ago
1
views
Galgala News ─ Ambassador Cumar Xaaji Cali, Xasan Faarah Bile’ X.Suuri’ Maxamuud Faarax Bile’Cunbul’ Haji Cali Maxamuud Xasan’Ceelaayo’ Khaalid Xasan Cali’ Xildhibaan C/raxmaan Cali Jibriil’ Xildhibaan Cabdixakiin Xaaji Maxamed, Dhamaan Dadkaasi oo Gudaha dalka iyo Dibadiisa kala Jooga ayaa dhanbaal Tacsi ah oo ay na soo Gaadhsiiyeen waxay u dirayaan Marxuum Cabdi Shakuur Maxamuud Gurey dhawaan Shil Gaadhi ugu Geeriyooday Gudaha Puntland. Waxay Ilaahay uga Baryayaan inuu Samir iyo iimaan ka siiyo Guud ...
1 hour, 46 minutes ago
3
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 22 Jul 2014:
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Qurbe Joog ─ Raqa July 23,2014(SDN/QJ)-Nin Soomaali ah oo indha aan waba ka arag ayaa la soo sawiray kiyoo ka barbar dagaalamaya dagaal yahanada Islamiyiinta ah ee ISIS. Dagaalyahanada ISIS ayaa tiraba dhawr jeeer soo bandhigay ninka Soomaaliga oo heysta dhalashada dalka Holland. Ninkan ayaa tegey dalka Syria horaantii sanadkan,waxaanu muslimiinta ugu baqay in ay Jihadka ka qeybgalaan “Anigu indho la’aantu igama ay hor joogsan in aan Jiaadka ka qeyb qaato,maxey tahay marmarsiyadaadu” ...
2 hours, 45 minutes ago
3
views
Qurbe Joog ─ Washington July 23,2014(SDN/QJ)-Sirdoonka Mareykanka oo baaritaan ku sameeyay in Ruushku ku lug lahaa soo riditaankii duyuuradii reer Malasiya ee lagu soo riday dalka Ukraine ayaa sheegay in aaney hubin in Ruushku ka dabeeyay falkaasi. Sirdoonka Mareykanka ayaase sheegay in Ruushku ay hubeeyeen isla markaana tababreen ciidamada gooni u goosadka ee bariga Ukraine. Mareykanka madaxdiisa sare oo Obama uu ku jiro ayaa hore Ruushka ugu eedeeyay in ay si toos ah ...
2 hours, 45 minutes ago
4
views
Laacib Net ─ Tababaraha kooxda liverpool Brendan Rodgers ayaa ka hadlay go’aankii uu kabtankiisa liverpool Steven Gerrard kaga fadhiistay ciyaaraha heerka caalami ah. Rodgers ayaa aaminsan in ka fadhiisasha Gerrard ee xulka qaranku liverpool u fiican tahay. Gerrard oo 34 jir ah ayaa si dareenleh kaga fadhiistay xulka qarankiisa . kabtanka ayaa xulkiisa u saftay 114 kulan oo […]
2 hours, 46 minutes ago
6
views
Waajid ─ WAAJIDPRESS – 22 Jul 2014: Maalinkii shalay ayay ahayd markii alle haunaxariistee magaaalada Buuhoodle lagu aasay Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo kamida isimada DHULBAHANTE, iyadoona aaska garaadka ay kasoo qayb galeen dadwayne kala gadisan oo kayimid deegaanada ay soomaalidu degto – hoos ka DAAWO:
3 hours, 46 minutes ago
14
views
Kismaayo24 ─  
3 hours, 46 minutes ago
4
views
VOA Somali ─ Wadahadalo ayaa xalay oo dhan socday si loo gaaro xabbad joojin dhexmarta Israel iyo Falastiiniyinta ku sugan marinka Gaza ee uu ururka Xamaas maamulo, iyada oo Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry iyo XGQM Ban Ki-moon ayaa labaduba gobolka ku sugan yihiin.
4 hours, 45 minutes ago
10
views
Qurbe Joog ─ Berlin July 23,2014 (SDN/QJ)-Madaxda Reer Yurub ayaai maal mahan aad uga walaacsan shicibkooda oo aad uga xumaaday xasuuqa ay Ciidamada Israel ka wadaan Gaza. Waxa isu soo bayou laga waday maalmihii u danbeeyay magaalooyinka waaweyn ee Yurub. Wasiirada Arriba dibedda ee dalalka Germany, Italy iyo France ayaa kulan ay yeesheen waxa ay uga digeen in si gaara ah loo bartimaansado yuhuuda dalalkooda ku nool. Waxa dalalka Reer Yurub hore caadi ...
4 hours, 46 minutes ago
9
views
Laacib Net ─ Kabtanka xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayuu ka yaabsaday taageere u dhashay wadankiisa Argentina kadib markii uu tusay dhabarkiisa oo uu si qurux badan ugu xardhaday magaca Messi iyo waliba No.10 oo ah nambarka Messi xulkiisa iyo kooxdaba u xidho. Messi oo aad ula yaabay taagerahan ayaa waqti siiyay inuu la qaato isagoo sawiro lagaga […]
4 hours, 46 minutes ago
8
views
Galgala News ─ Ka dib doorashadii Madaxweyne Gaas , Ku xigeenkiisa Eng iyo Gollaha Sharci dejinta Puntland horaantii sanadkan 2014 waxa la galay isbedel dhaqaalaha oo ka duwan sidii horre, kaas oo horseeday inaan si deg deg leh loo helin adeegyada iyo mushahaarooyinka shaqaalaha iyo ciidamada. Baaritaan dheer oo ay samaysay warbaahinta galgalanews waxa u suurto gashay helista xogta dhaqaalaha qaar ka mid ah magaalooyinka uga soo xerooday wasaarada maaliyada Puntland bilihii lasoo ...
4 hours, 46 minutes ago
4
views
BBC Somali
4 hours, 47 minutes ago
2
views
BBC Somali
4 hours, 47 minutes ago
8
views
BBC Somali
4 hours, 47 minutes ago
2
views
BBC Somali
4 hours, 47 minutes ago
4
views
Puntland News 24 ─ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad xarunta golaha shacabka ka jeediyey ayaa marka hore tacsi u diray dhammaan xildhibaanadii iyo dadkii kale ee ku geeriyooday mudadii lagu gudajiray kal-fadhagii 4-aad oo maanta soo xirmay. […] The post Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha Soomaaliya appeared first on ...
6 hours, 46 minutes ago
3
views
Idhanka ─   War-saxaafadeed kasoo baxay maanta wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay go’aankii Israa’iil ay ku sheegtay 20-kii bishan inay ku xoojinayso duulaankooda joogtada ah oo ay ku qaadday Marinka Gaza ee dhulka Falastiin. Qoraalkan oo uu ku saxiixnaa wasiirka arrimaha dibadda ee Somalia, C/raxmaan Ducaale Bayle ayuu ku sheegay inay cambaareynayaan duullaanka lagu qaaday dadka [...]
6 hours, 46 minutes ago
2
views
Idhanka ─ Bahda saxaafadda ee Puntland ayaa cabasho xooggan ka muujiyey Xeerka Saxaafadda oo shalay uu golaha Wakiillada ee Puntland cod aqlabiyad leh ku meel mariyey.Xeerkan oo horay loo ansixiyey sanadkii 2013, waxaa dib baarlammaanka loogu soo celiyey todobaadkii hore kaddib markii ay Wasaaradda Warfaafintu wax ka bedeshay qaar kamid ah qodobada uu xeerkaasi ka kooban yahay.Weriyeyaasha [...]
6 hours, 46 minutes ago
2
views
Idhanka ─ Maayirka Hargeysa oo hogaaminayey xildhibaanadda golaha deegaanka Hargeysa ayaa hawlgal balaadhan ka bilaabay xaafadda Goljano oo loo samaynayey wadadii ugu horeysay oo laami ah oo ay yeelato. Wadadan ay Dawladda Hoose ka bilawday xaafadda Goljanno ee degmadda 26 june ayaa ku xidhmi doonnta xaafadda Daami ee degmadda Gacan libaax, taas oo halbawle u noqon doonta isku [...]
6 hours, 46 minutes ago
3
views
Idhanka
6 hours, 46 minutes ago
6
views
12
views
Harowo ─ Waxaa xiisad xoogan ay ka dhalatay Xaflada meherka Wasiirka wasaarada waxbarshada dalka Jabuuti iyo Gabadh uu dhalay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti iyadoona lagu soo martiqaaday Xafladaasi Fanaaniin. Faanaaniinta Aamina Jaamac (Afric) Faadumo Axmed & Siciid meecaad oo kamida sidoo kale gudiga Jaaliyada Yurub ee Dalka Jabuuti. Fanaanada wayn ee Faadumo axmed ayaa weerar ba’an ku qaaday Madaxda dalka Jabuuti, waxayna sheegtay iyadoo ah Fanaanadii ugu waynayd in la baar maray, ayna ...
6 hours, 46 minutes ago
5
views
Wehel Media ─ Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in Maamulka Degmadaasi ay soo saareen, amaro khuseeya iibka xoolaha iyo habka qaliinka iyo meelaha lagu qalo ee degmadaasi. Geela ayaa la amray in aan lagu iibin karin meel aan Saylada ahayn, weliba waxaa lala socodsiin doonaa maamulka degmada si loo hubiyo in geelaas uu saylada soo maray. Dhinaca kale, maamulka degmada waxay amreen in dhamaan xoolaha degmada aan lagu ...
7 hours, 41 minutes ago