9
views
Murtimaal ─ Fannaanada da’da yar ee Qaali Ladan oo ka mid ah dhalinyarada fankooda hormariyay ayaa soo saartay muuqaalka Heesta Baadigoob oo si heer sare ah loo soo farsameeyay. Heestaani oo horay u soo baxday ayey Fannaanada kusoo kordhisay Muuqaalka oo ay dib u soo qaatay.   Qaali Ladan waa Fannaanada ugu da’da yar fannaaniinta Labka ee Soomaaliyeed, iyadoo fankeeda ay dad badan jecleysteen, waxayna orod ku dhaaftay Fannaaniinta asaageeda ah. Halkan ...
2 days, 7 hours ago
10
views
Murtimaal ─ HUBSO Waa Film Soomaali ah OO CAJAIB AH OO KA WARAMAYSA QISOOYINKAN IMIKA SOMALIDA KU DHACDA Soo saaristii Kooxda Dhambaal OO AH KOOX SI WAYN ISUGU HAWSHA SOO SAARISTA FILIMADA CUSUB E Writer and Director Zaki Olol Diirshe OO AH DIRECTER SI WAYN LOOGA JECELYAHAY MELAHAY SOMALIDU DAGTPO Camera And Edeting Ali Asluub WAXA UU WAX KU BARTAY SIDA LOO DUUBO QURBAHA WAANA GACAN FICANYAHAY Sweden-Eskilstuna 2013 AYA LAGU DUUBAY ...
2 days, 13 hours ago
14
views
Murtimaal ─ 18 May Waa maalin Qaran, waa malin Muwaadin, waa maalin xusuus leh, waa maalin qadar iyo Mamuus mudan, waa maalin aanan lagu qiimaynin Karin wax gacan lagu qaado Waa maalin in lagu caweeyo oo shilimaad lagu raadsado ka wayn. HADABA HALKAN KA AKHRISO WARKAN OO FAAH FAAHSAN
3 days, 8 hours ago
14
views
Murtimaal ─ Waxaan ku soo hoos jiray dhismihii Bur buray ee Bangaladesh, waxa kaliya ee hareerahayga ka muuqday waxay ahaayeen maydadka dadka dhintay oo kun qof gaadhaya , Cunto ma haysan, iftiina daa hadalkiisa, waxaan ahaa naf la caarid, maalinkasta waan qaylinayey waxan codsanayey in la i bad baadiyo, todoba iyo toban cisho ayaanan halkaa ku jiray waxa is waydiin leh waxa aan intaasi ku noolaa? jawaabta way fudud tahay! waxa ku ...
1 week ago
21
views
Murtimaal ─ Fanaanada qarniga aynu joognoo ee ku nool dalka maraykan ayaa soo saartay hees aan nooceeda hore loo arag, oo ka kooban hal bayd oo isku xidhiidhsan oo aan dhex taal lahayn, oo ay ugu magac dartay MURAAD JACAYL, heestan waxa u alifay abwaan ENGINEER AXMED RIIRAASH, oo isagu sameeyey heestan oo alifay, oo u curiyey fanaanad HALKA UU LAXANKA KU LADHAY fanaanki waynaa EE MAXAMED CIGE BUSi oo jooga hargeisa ...
1 week, 3 days ago
27
views
Murtimaal ─ Muuqaalka Gaadhi uu ka buuxo Qaadka (Faraska) oo dirawalkii wadday hor-joojiyay Masaajid, kadib markii Eedaankii Salaadda duhur ugu dhacay xilili uu masaajidkaas agmarayay, kadibna inta gaadhii layn-gareeyay galay masaajidka si salaadda faralka ah u guto. Dirawalka ayaa indhowaalaba ku caan noqday tallaabadan, iyadoo sida caadiga ah aan dirawalada qaadka looga baran inay u istaagaan salaad ay tukadaan daayoo, inay xawaare gaaban ku socdaan.   HALKAN HOOSE KA DAAWO DIRAWALKA OO ...
2 weeks, 5 days ago
63
views
Murtimaal ─ Waxa shaashadaha TV-GA SALAXLEY laga daawaday waraysii qiime leh oo uu bixiyey FANAANKA DA’da yar ee AXMED MAXAMED MOGE YARE, Waraysigan oo noqday mid la yaableh ayaa waxa qaaday Mulkilaha iyo tifaftiraha WEBSITE KA SALAXLEY MOHAMED AHMED oo jooga dalka maraykan, WARAYSIGAN oo lagu qaaday studio-ha SALAXLEY ayaa noqday mid Mucjiso ah oo dad yawgi daawaday ku tilmaameen waxaan hore iyo gadaal loo arag loona arki doonin, AXMED MAXAMED MOGE ...
3 weeks, 5 days ago
39
views
Murtimaal ─ Fanaanka da’da yar ee Dalmar Yare iyo fanaanada aan ka dhicin ee Raxmo Rose ayaa soo saaray muuqaalka heesta “Dalxiis” oo ah mid si wanaagsan loo habeeyey Labada fanaan ayaa si qurux badan ugu raaxeystay heesta Dalxiis. HALKAN HOOSE KA DAAWO HEESTA OO DHAMAYSTIRAN YAA SALAAM
3 weeks, 6 days ago
80
views
Murtimaal ─ Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Mudane Xirsi X.Cali aya isku badalay Gabyaa ama abwaan, xirsi oo tiriyey tix uu ugu magac daray Danbi, waxa uu yidhi tixdan waxa uga dhaliyey waayaha dunida kolba xagay kula marayso iyo sida uu wakhtigu ku ciilo , Xirso oo ciil kaambi iyo nolol adagi ka keentay Gabaygan ayaa la odhan karaa waxa uu isku dufaacay Gabay, Hore ayaa Abwaan Jamka Markii uu xisbiga UDUB baaba;ay oo ...
4 weeks ago
177
views
Murtimaal ─ Fanaanada IKRAN MAXAMED CARRAALE ayaa soo bandhigtay SAWIRKA wiilkeeda curdeed iyadoo u soo dirtay MURTIMAAL oo ay tidhi u qaybiya taageerayaashayda si ay u arkaan wiilkayga CURDEED oo ay tidhi waxan u bixiyey MAXAMED-AMIN SAXARDIID MAXAMED SAXARDIID, wiilkan oo aad ugu eeg hooyadii IKran maxamed Carraale ayaa Noqonaya wiilki u horeyeey ee fananad caan ahi dhasho oo sidaasi loo arko, hore ayey fanaaniinta NIMCO DAREEN, IYO FARXIYA FISKA CARUURTOODA UGU ...
4 weeks, 1 day ago
42
views
Murtimaal ─ Safiirka dawladda Holand u qaabilsan Kenya, Somaliland iyo Somaliya Joost Reintjes ayaa caawa abaal-marin caalami ah Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ku guddoonsiiyey magaalada Hargeysa, taas uu wakiil ka ahaa boqorada dalka Holand Prince Claus oo ka mid ahayd abaal-marinadii ay boqoradu bixisay sannadkii 2012kii Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo loo sameeyey guddoonsiinta abaal-marintan oo lagu qabtay hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa ka soo qayb galay ...
1 month ago
52
views
Murtimaal ─ Waxa jirtay dhawaan hees cusub oo ay soo saartay fanaanada Caanka ah ee FARXIYA FISKA heestaa oo magaceeda la yidhaahdo Cilmi ayaa waxa sameeyey abwaan lagu magacaano Douglas oo dagan Uk, Heestan ayaa dadka badankisu si yaabo kala duwan u fasisheen iyaga oo qaarba wax ku sheegay, Qaar ayaa yidhi waxa loo qaadaya reer oo waa qabiil ayey ku taxaluqdaa, Qaar kalena waxay yidhaahdeen waxay u qaadaysaa Somaliland iyo Somalia, ...
1 month ago
60
views
Murtimaal ─ Heestii ugu ruwaayada badnayd ugu qosolka badnayd ayaa ka soo baxday Wadanka Maraykanka oo ay qaadayso gabadh soomaaliyeed, Hestan ayaa muuqaalkeeda aad mooda in uu ku jir dag dag fara badan iyo in aanay u kaadinayn musica kana hordhacayso habka ay u qaadayso heesta ayaa ah mid qof walba marka uu arko qoslaya,   xataa heestan marki la duubayey ayaad moodaysay in camaradu ka dag dagayso, iyaduna ciyaar aan fadhiyin ...
1 month ago
65
views
Murtimaal ─ Fannaanada da’da yar ee Hodan Abdirahmaan ayaa cabasho ka muujisay qaar ka mid ah Boggaga Soomaalida, kuwaasi oo ay sheegtay in qaati ka taagan tahay, wixii ay doonaana ka qora.   Hodan Abdirahman oo war qoraal ah soo dhigtay bogga ay ku leedahay Facebook ayay waxay ka codsatay Website-yada caadeystay baahinta warar aan la hubin in ay ka joojiyaan, waxayna tiri.   “Website-yada Iyo Nimanka Caadeestay Anigoo Gabar Wallaashood ah ...
1 month, 1 week ago
115
views
Murtimaal ─ Fanaanada IKRAAN MAXAMED CARAALE OO baryahan dar dar cusub la soo kacday ayaa hees ay ugu magac dartay HANADKII aan dhalayo u qaaday wiilki iay ku curatay oo uu aabe u yahay fanaanka lagu magacaabo SMS ama SAXARDIID MAXAMED SAXARDIID, fanaanada oo hada ku sugan magaalada HARGEISA oo ay yada iyo qoyskeeda uu buxa kula qaadanayaan fasax odaygeeda saxardiid ayaa heestan waxa tumay Isla aabaha dhalay wiilkan ee SAXARDIID halka ...
1 month, 1 week ago
70
views
Murtimaal ─ Fanaanada Ikraan Maxamed Caraale ayaa soo tuntay ama soo duubtay hees aad looga yaabay muuqaalkeda iyo quruxda ay ikraan la soo baxday, ,Heestan oo magaceeda la yidhaahdo Dhayal ayaa fanaanadu ku duubtay Carriga london Ee carro Ingiriis Fanaanada Ayaa la arkayey yadoo u labisan si aan hore loo arag oo mucjiso ah , Ikraan ayaa fanaaniin badan meel cidlo ah kaga dhaqaaqday ka dib marki ay la soo shaacbaxday Fanka ...
1 month, 1 week ago
70
views
Murtimaal ─ Nimca dareen oo ah fanaanad Soomaalida Ethiopia ah oo aad ku barateen dhaantada ayaa waxaa ay hadana taagantahay kaalmaha Banaadiriga ah xataa ma dhaafaayi . hadaba Jilaa.com waxuu idiin soo gudbinayaa fanaanada Nimca dareen oo ku luqeynaysa hees Banaadiri ama Xamari ah , waxeyna si macaan ugu raaxeysatay heestani iyadoo keentay lahjadii xamariga ah ee loogula luqeeyo heesaha Banaadiriga ah   Nimco Dareen ayaa waxey heestani ka qaadday Tv ga ...
1 month, 1 week ago
91
views
Murtimaal ─ Fannaanada Soomaaliyeed ee taageerada badan leh Nimco Dareen ayaa markii ugu horeysay cudur daar ka bixisay sheegashada Heesta Booli ee horay u qaatay Fannaanada kale ee Marwo Cabdi. Nimco Dareen oo barnaamijka Salaamaha Universal oo marti ku aheyd ayaa waxay sheegtay in ay aad ugu xun tahay arintaasi isla markaana qaladka aysan iyada iska laheyn, waxayna sheegtay in qaladku uu leeyahay ninka heesta u keenay oo sheegtay lahaanshaheeda. Anigu ma ...
1 month, 1 week ago
59
views
Murtimaal ─ Buuggii ”Futuux al-Xabasha” – Qalinkii Ibraahin Yuusuf Axmed ”Hawd”   Halkan waxaan kaga hadlayaa buug waxtarkiisa taariikheed ka sarreeyo qoraal kasta oo kale oo aynnu ilaa maanta af soomaali ku haynno. WaaFutuux al-Xabasha (Qabashadii Xabashida) oo ay soo turjumeen labada nin ee reer Jabbuuti ee la ka la yidhaahdo Maxamed-Riiraash iyo Aadan-Beleloo. Waa hubaal soomaali wal oo waxbarasho lihi weligii in uu maqlayay ama wax ka arkay buugga magacaas leh. ...
1 month, 2 weeks ago
72
views
Murtimaal ─ Fanaanada Caanka Ah ee la jecelyahay Ikraan Maxamed Carraale ayaa samaysatay Website casri ah oo ay uga tala gashay taageerayaasheeda, Ikraan ayaa ku soo bandhigi doonta Fankeeda iyo farshaxnkeedas, Iyadoo ku baahin doonto heesaheeda kuwii ugu danbeeyey iyo kuwii dhexe hore, iyo waliba fanaaninta kale,   Ikraan caraale oo ka hadlaysay website keedan ayaa tidhi waxan u mahadnaqaya shirkada QUALITY TECH LINK ee samaysa Webstie yada casriga ah oo ii ...
1 month, 2 weeks ago
63
views
Murtimaal ─ Anigoo ku hadlaaya magacada howl-wadeenadda iyo xubnaha MURTIMAAL waxan habalyo iyo bogadiin uu diraynaa guddoomiyaha naadiga hal’abuurka iyo qalinleeyda ee SOMALI PEAKING PEN Aden Xasan Aden oo loo magacaabay wasiirka Arrimaha Islaamka, Dhaqanka iyo hantida Waqfiga ah ee Jamhuuriyadda DJabuuti. Aden waxaan leeyahay waan ogahay in aad tahay nin karti badan oo dadaalkiisu sareeyo, ee walaal ilaahey ha kugu guuleeyo xilkaas culus ee lagu dhiibay, kii si daacad ah u ...
1 month, 2 weeks ago
134
views
Murtimaal ─ Fanaanka Caanka ah ee Jubba ayaa la sheegay in uu kor u qaaday Fanaanada Luul Jeylaani ee banaadiriga ku heesta xili uu joogday xaflad markii uu la dhacay hees niiko ah oo ay qaadaysay, Fanaanka ayaa iskala garan waayey xili oo xanbaaray oo uu dhabarka saaray Luul Jeylaani Nuur oo ah fanaanadaha hada ku dhaqan north America, Cabdiqaadir Jubba ayaa markii uu dhulka ka fujiyey isla markiba dhulka ku dhacay ...
1 month, 2 weeks ago
71
views
Murtimaal ─ Fanaanada Caanka ah ee Laki xaaji Wacays Ayaa u qaaday Hees lagu magacaabo caasha Geelle Qabiil , Caasha geelel waa Hooyada ama wasiirki hore ee arimaha qoyska iyo haweenka ee Maaamul goboleedka PUNTLAND , Caasha Geelle ayaa ah hooyo la jecelyahay, oo in badan ka dhex muuqatay haween waynaha umada afka somaliga ku hadasha oo dhankasta haday noqoto,   Fanaanada laki xaaji wacays ayaa la arkayaye yadoo heesan si qiiro ...
1 month, 2 weeks ago
101
views
Murtimaal ─ Haddii aad ku fekeraysay in fanka ama cayaaraha Xamariga uu suuqa ka baxay hadaba daawo Sahruuja oo kugu soo rideeysay xidigihii Xamar.Sahruuja ayaa ayaamahan waxey noqotay fanaanad soo nooleysay fanka Banaadiriga ayaa hadana waxaa ay soo quftay video clipyo ama muuqaalo kacsan, waxaa filimada ay Saharuuja ku raaxeysatay duubay ama qaabeeyay directorka lagu magacaabo Ibrahim Eagle. Waxey Sahruuka haatan soo saartay hees ay ugu magacdartay Bye Bye baabuurta iska fiiri ...
1 month, 3 weeks ago
86
views
Murtimaal ─ Baryahan ayaa waxa magaalada HARGEISA ka socday in la sheegayey in ay kala tageen ama ay is fureen labada Fanaan ee Mursal Muse Cumar Iyo Khadra Cabdi Sinimo, Taaso dadku hadal hayeen, Hadaba abwaanka Wayn Xasan Dhuxul Laab salaax Ayaa war uu na soo gaadhiyey ku yidhi sida tan Wayadan- danbe waxa suuqa Ku jirtay war aan sal iyo Raadlahayn oo laga Fidiyay AL-FANAAN mursal Muuse Cumar iyo Oridiisa In ...
1 month, 3 weeks ago
55
views
Murtimaal ─ Maxkamadda Sare ee dalka Hindiya, ayaa taageertay shalay dambiyo hore loogu helay jilaaga caanka ah ee Sanjay Dutt, kadib markii maxkamadaha hoose ku heleen inuu geystay dil-wadareed baaxad leh oo taariikhda dalkaas baal kaga yaal.   ilaagan ayaa Maxkamadda Sare xabsiga dib ugu celisay muddo afar toddobaad ah si dacwaddiisa baadhitaanno dheeraad ah loogu sameeyo. Mr. Sanjay oo Soomaalidu u yaqaanaan Shoodhe Sunnadiid, ayaa ku guul-darraystay rafcaan uu ka qaato ...
1 month, 3 weeks ago
99
views
Murtimaal ─ Labada Fanaan ee lagu kala magacaabo Ikraan Maxamed Caraale iyo Cabdi jaamac Caabi Qaboojiye ayaa soo saaray qaybti labaad ee heesta Xamar way dagaantay, Heestan ayaa dhalisay Muran wayn ka dib marki Fanaanada ikraan caraale iyo cabdiqaboojiye loo arkayey in ay caayeen xamar ama ay habaareen xamar ama sidoo kale loo arkayeyba inay xamar tahay meel bur burtay iyado fanaanadi waraysi ay siisay MURTIMAAL ku sheegtay in dad warxuma tashiil ...
1 month, 4 weeks ago
184
views
Murtimaal ─ Fanaanada aad ka loo jecelyahay Ikraan Maxamed Caraale ayaa waraysi kooban oo ay siisay kaga hadashay Heesta Xamar iyo ula jeedada ay ula jeeday iyado taageerayaasheedas boqolaalka kun ka badan u marinaysa waraysi Cod ahaan oo ay Dhiibtay Fanaanadu kana arbixinayso sababta ay heestu ku soo baxday iyo siday u qaaday iyo siday dadka u fasisheen hadaba waraysiga oo aad ka dhagaysana karto MOBILKA HALKAN KU DHUFO sidoo kale waxaad ...
2 months ago
102
views
Murtimaal ─ Maamulka Sare ee Ee Webstite Ka Murtimaal waxa uu raali galin ka bixinaya Maqaal Ku soo baxay Website ka MURTIMAAL oo ka hadlayey, Shirkada SOMTEL DAHABSHIIL oo qof ka tirsan website ka MURTIMAAL si khalad ah wax uga qoray taaso ka baxsan milgaha saxaafada, Runtii khaladkaasi waxa uu ku dhacay website ka MURTIMAAL oo ay furayaasha Haystaan dada badan oo wax galiya waxna ka saara, taasi ayaa sababtay in ay ...
2 months ago
122
views
Murtimaal ─ Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Ikraan Maxamed Caraale ayaa jawaab ka bixisay hees ay qaaday oo muran badan dhaliyay, warbaahinta qaarna warar kala duwan ka qoreen. heestaan ayaa lagu magacaabaa ‘Xamar’ waxaana fanaanadda la qaaday Cabdi Qaboojiye. Fanaanada oo jawaabta u soo marisay website ka MURTIMAAL OO KUMAAN KUN QOF KU XIDHANYIHIN MAALINKASTA OO KALA SOCDA FANKA IYO FARSHAXANKA  
2 months ago
207
views
Murtimaal ─ Labada fanaan ee lagu kala magacaab Farxiya Rasta Iyo Kooshin Yare ayaa isla maraya Heer xun oo aan la fiirsan karin, Heerkaasi oo ah in ay Farxiya Rasta soo qaado heesaha Jacayl ah oo ay hawada u soo marinaysso Kooshin yare taasi oo ay ku sheegayso in ay jeceshay wali, walow laga soo wareegay mudada jacaylkooda uu ka dhexayn jiray tobanaan sano oo calaacal hawada la isku marinayey, taasi oo ...
2 months ago
88
views
Murtimaal ─ Sidaad la socotaan waxa socday codayn Ay qaaday Murtimaal oo ku saabsan tar tansiin la tar tan siiyey fanaaninta sanadka ee tar tamayey, codayntaasi oo dhawaan loo kala codeeyey oo aynu sugaynay jawaabta Fanaanada Sannadka, Codayntaasi oo aan ku koobnay Haweenka da:yarka ee heesaha iyo siday u kala guulaysteen balse ay ku jireen fanaanka sanadka , Abwaanka Sannadka, Laxamistaha Sannadka iiyo waliba Musikistaha, Hadaba imika ayaan ugu horaysiinay Fanaanada Sanadka ...
2 months ago
92
views
Murtimaal ─ waxa magaalada london ee cariga Ingiriiska Meherkoodu ka dhacay laba dhaqan yaqaan iyo aqoonyahan oo is guursaday in badanna soo wada shaqeeyey waa Dr.Jama Muse Jamac IYo Ayaan Maxamud Cashur oo meherkoodu ka dhacay cariga london, Labadan Qof ayaa ah laba qof oo ilaahay u dhiibay dadaal iyo karti maantana waxay noqdeen, lamaane isku cindan oo wax wada qaybsanaya,   Hadaba Bahda Murtimaal iyo inta qalinlayda suugaanleyda ee aqoonta iyo ...
2 months ago
74
views
Murtimaal ─ Fanaanka Weyn Ee Reer Maraykan ee ah Rapperka Snoop Dog ayaa la sheegay in uu islamaay, warkan oo lagu sheegay xaqiiqo aya waxa soo gudbiyey Wakaaladaha Wararka , Snoop Dog ayaa lagu magacaabi Jiray Snoopki Ey-ga ahaa aha ama Eyda Jeclaa, Taaso dadka Qaar Ki ay u haysteen In uu Eyda Egyahay , Snoop Dog Ayaa iska badalay Magaca lana baxaya, magaca Ah Snoop Lion oo macnaheedu yahay snoopki Libaaxa ...
2 months ago
53
views
Murtimaal ─ Shirkada is gaadhsiinta ee SOMTEL ayaa sanadahan danbe la arkaeyey in ay rabto in ay suuqa xoog ku soo gasho ka dib markii xayaysiimaha ay bixiso shirkadaasi ay ku bixiso kharashaad fara badan , iyadoo kala siisa xayaysiimaha kooxo gaar ah oo dagaan ahaan burco wada dagaan, Shirkadana ayaa judhiba inhadhaagu qabanayan in ay xayaysiimaha ugu badan ay siiso SHirkada Tayo ee daabacada xayaysiimaha iyadoo ku siisa dagaan ahaan , ...
2 months ago
119
views
65
views
Murtimaal ─ Website yada qaar ayaa waxay qoreen in ay fanaanada wayn ee la jeclyahay Ikraan Maxamed Carraale, Ay qaaday hees aflagaado ku ah oo muran dhalisay heestaan oo la yidhaahdo Xamar, Heestan ayey fanaanada ay wada qaadayaan fanaanka wayn Ee cabdiqaboojiiye, oo ay kuwada luuqaynayaan heestan ayaa erayadeeda waxa ka mid ah xamar way dagaantoo xalka way ku daaasho dayac iiyo dhibaata dadkeedi idlaysee
2 months ago
72
views
Murtimaal ─ Shirkada Quality Technology Link oo ku socoto xawli aan wali la arag ayaa noqotay shirkada kaliya ee loogu kalsoonyahay xaga website samaynta somalida oo dhan shirkadan oo ay iska leeyihin dhalinyar wax ku baratay dibaa ayaa nqotoy shirkada casri ah oo la jaanqaaday Jiilka cusub iyo technology ayaa soo wadda website ay siisay fanaanada qarniga ikraan Maxamed Carraale oo ay dhaleen dhal fanaan oo ku jiray hoboladi waabari Ikraan ayaa ...
2 months ago
97
views
Murtimaal ─ Hees cusub ayaa loo saaray Xisbi siyaasadeedka Somaliland ee Ucid, Heestaasi oo ay ku luuqaynayso Fanaanada Xamda Queen, Waxa heesta erayadeeda curiyey Abwaan Cabdilaahi Cumar Oog , Laxankana waxa saaray Maxamed Bk, halka uu musikana uu tumay Axmed wali Ibraahin Furin leh,
2 months, 1 week ago
89
views
Murtimaal ─ Qaar ka mid ah warbaahinta aduunka oo qoray Wiil 8 jir ah oo lagu magacaabo Sanele Masilela ayaa aroos la dhigtay haweeney 61 jir oo 5 caruur leh oo layidhah Helen Shabangu. Arooskaa caja?ibka badan wuxuu ka dhacay magaalo layidhaah Tshwane ee dalka Konfur Africa halkaas oo fargalo ay isku waydarsadeen. Sheekadan cajiibka badani waxaa soo qoray wargeyska The Sun ee kasoo baxa dalka UK. Qarashka arooskana oo gaadhaya ilaa ...
2 months, 1 week ago
85
views
Murtimaal ─ Fannaanka Kooshin Yare oo ka mid ah Fannaaniinta ku nool dalka Mareykanka ayaa hees kaga jawaabay Heeso isdaba joog ah oo Gacalisdiisii hore kasoo saartay xiriirka jaceyl ee ka dhaxeeyay iyo in ay ku eedeysay inuu sabab la’aan u jaray jaceylka ka dhaxeeyay.   Farxiyo Rasta oo ka mid ah Fanniinta ku nool Addis Ababa oo marti ku aheyd barnaamijka Fanka ee Honcable ayaa todobaadkii hore shaaca ka qaaday in ...
2 months, 1 week ago
147
views
Murtimaal ─ Waxa jiray In fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Ay ay ahayd fanaanad Soomaaliyeed oo ku hessta afka somaliga lana jecelyahay ayaa la arkay video ay u qabatay Xaflada soomaalida Kililka shanaad iyado ku taageeraysa Jabhahada ONLF, waxa la arkayey Fanaanada oo markay heesta qaadayso ay Askar Maraykan ah u sacab tumayaan!
2 months, 1 week ago
114
views
Murtimaal ─ Xiddigii hore ee Manchester United Cristiano Ronaldo ayaa goolka guusha ka dhaliyay kooxdiisii hore kaasoo keenay in Real Madrid ay 2-1 guushii kala hoyaado Old Trafford isla markaana ay diyaarsadaan booskooda Champions League ee wareega 8da. United, ayaa 1-0 hogaanka ku qabatay markii difaaca Real, Sergio Ramos uu gool iska dhaliyay daqiiqadii 48d hayeeshee ciyaartii ay mar qura is badashay markii garoonka laga saaray ninka baalka kaga ciyaara United, Nani ...
2 months, 1 week ago
281
views
Murtimaal ─ Fanaanad Soomaaliyeed Ee lagu Magacaabo Farxiya Rasta ayaa noqotay Fanaanad Mucjiso ah oo ka soo dhex mudhay bulshada fanaanada oo cadaystay Jacayl ay qabtay in ka badan tobanaan Sanno, ayaa ilaa iyo imika laga yaabanyahay heerka ay gaadhsiisan tahay Jacaylkeedu, Hadaba Fanaanada oo lugaheeda ku tagtay tilivisionka HCTV waxayna ku dhalatay fanaanadina GOBOLKA GALGADUUD ee koonfurta Somalia   Halkaam ka daawo muuqaalka fanaanada Farxiya Rasta oo ka sheekeyneysa jaceyl mudo ...
2 months, 1 week ago
131
views
Murtimaal ─ Fanaanada aad ka lo jecelyahay ee ikraan maxamed Carraale aya u kicitimaysa todobaadka soo socda Magaalada Hargeisa halkaas oo ay ku aqal gashay oorina ugu noqotay ninkeeda isaguna ah fananka la jecelyahay SAXARDIID MAXAMED SAXARDID SMS, ikraan ayaa safarkeeda ay ku tagayso hargeisa la soo qaadan doonta bulshada reer Somaliland iyo shicibka halka dagan iyadoo ku nasan doonta gurigeeda ama hoygeeda xalaasha aha
2 months, 2 weeks ago
65
views
Murtimaal ─ waxaynu shaacinay oo aynu qaadnay codayn! aad u badan oo ku saabsan ABWAANKA SANADKAN, FANAANKA SANADKA, FANAANADA SANNADKA, LAXAMISTAHA SANADKA IYO MUSIKISTAHA SANADKA MARKA YAA KU GUULAYSAN DONA qayb walba
2 months, 2 weeks ago
110
views
Murtimaal ─ Fanaanada Xaawo Kiin ayaa sanadkaan 2013-ka lasoo baxday dardar faneed, iyadoo soo saartay muuqaal cusub oo si aada loo habeeyay. Kiin ayaa markaan dadka fankeeda jecel kaga yaabsatay labis iyo hab ciyaareed cajiib ah Xaawo Kiin oo maalmo ka hor soo saartay muuqaal qurux badan oo ay ka sameysay heesta “Heyga Roorin” ayaa mar kale soo saartay muuqaalka heesata ” Jidbo”, oo si aada loo qaabeeyay     Xiddigtaan ayaa ...
2 months, 2 weeks ago
96
views
Murtimaal ─ lamaanaha ugu shidan xiligan ee ku Nool Somaliland Hargeisa ayaa noqday lamaano dadka afsoomaaliga ku hadla ay aad u taageeraan, Khadra cabdi sinimoo waxay ku bar baartay oo ay ku soo kortay magaalada GABILEY ee gobolka gabiley hargeisana ka xigta dhinaca galbeed 50 ama 30 mile ninba siduu u yaqaanna, Halka uu isna ku dhashay kuna koray MURSAL yare , Boorama ee gobolka awdal gabileyna ka sii shishaysa,
2 months, 2 weeks ago
134
views
Murtimaal ─ Asad Short Film wuxuu ahaa film ka hadlay burcad badeeda Soomaaliyeed waxaana jilayay caruur Soomaaliyeed iyadoo uu agaasimay Mu’alif reer Ameerika ee sameeya filimada ee lagu magacaabo Bryan Buckley, waxaana jilayay Soomaali badan Asad ayaa waxa uu xalay helay Oscarka Best Live action short film halka uu horeyna u helay 12 kale oo abaal marineed Filinkan oo ah mid sheeko gaaban ah ayaa waxuu qabsaday caalamka waxaana uuku guuleystay abaalmarinno ...
2 months, 2 weeks ago
115
views
Murtimaal ─ Sawirkan aad arkaysaan waa mid ka mid ah madaxda geeska africa iyo Marwadiisa waxana la qaaday sanadku marku ahaa 1977 kii waxanu soo galay kaydka murtimaal dhawaan.
2 months, 3 weeks ago